Nuxurka Qoraal uu Madaxweynaha Somalia u Diray Gudoonka Labada aqal ee Baarlamaanka Somalia AKHRI
Muqdisho 20. October 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa gudoonka labada Aqal ee Baarlamaanka u qoray Warqad uu kaga codsanayo Kulan deg deg ah. Farmaajo ayaa ka cosaday Gudoonka Labada Aqal in maalinta Sabtida kulan deg deg ah la isugu yeero Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka si uu ugala hadlo xaalada…
