“Walaalaheen ku nool Gobollada Waqooyi Waxaan u qiraynaa in qaladaad ay dhaceen, dhibaatana loo gaystay xornimada kaddib” Madaxweyne Xasan Sheekh DAAWO
Muqdisho 27.June 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud oo ka Qayb-galay Munaasabad lagu xusayay 56-sano guuradii kasoo wareegtay xorriyadda Gobollada Waqooyi ee Soomaaliya ee 26-ka Juun, ayaa ka hadlay xaaladda uu dalku ku sugan yahay. Xasan Sheekh oo ka qayb-galay xafladda 26-ka Juune oo ka dhacday Muqdisho ayuu sheegay in Halgameyaashii Xorriyadda ay Waddanka…
