Webmaster

Gudidii Madaxweyne Siilaanyo u Xilsaaray Shaqaaqadii Deegaanka Dharkeyn Geeyo oo Mar kale ka Hadlay Dagaalada Deegaankaas ka Soo Cusboonaaday DAAWO

Laascaanood 26.June 2016 (SDN/QJ):- Gudi isugu Jira Golaha Guurtida, Iyo Madax dhaqamadeed kale oo Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo u Xilsaaray soo afjarida Shaqaaqooyin Gacan ka hadal ah oo ka dhacay Deegaanka Dharkeyn geeyo ee Konfurta Gobolka Sool ayaa mar kale ka hadlay

Read More

Xisbiga Kulmiye oo Shacabka ku Hambalyeeyay Sanad Guuradii 56aad ee kasoo Wareegtay markii Somaliland Xornimada ka qaadatay Gumeytihii Ingiriiska

Hargaysa 26.June 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha xisbal-xaakimka Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, isaga oo ku hadlaya magaciisa, magaca hay’adaha xisbiga ee Guddiga Fulinta, Golaha Dhexe, Garabyada xisbiga, laamaha gudaha iyo dibadda iyo taageerayaasha xisbiga waxa uu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa shacabka Somaliland gudo iyo dibadba meel kasta oo…

Read More

56 Guurada Maalintii Somaliland Hanatay Xornimadeeda oo Madaxweyne Siilaanyo Khudbad dheer kaga Hadlay Guulihii Qarankani Gaadhay,Wada Hadalada Labada dal, Sida ay Somaliland u diidan tahay Road Map-ka Somalia Iyo Qodobo kale

Hargaysa 26.June 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Habeenkii Xalay Qasriga Madaxtooyada ee Magaalada Hargaysa ka Dhacday Xaflad Balaadhan oo Loogu dabaal degayay 56 Guurada ka soo Wareegtay Maalinti Somaliland Xoriyadeeda ka qaadatay Boqortooyadii Ingiriiska 26 June 1960kii. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo Khudbad dheer oo dhinacyo badan taabanaysa ka Jeediyey Xuska Maalinta Qaran…

Read More

Fadliga Dheeriga ah ee ay Leedahay Tobanka Cisho ee u danbeeya Bisha Ramadaan DAAWO

Hargaysa 26.June 2016 (SDN/QJ):- Waxaynu Gudo Galnay Tobankii Cisho ee u danbeeyay ee Bisha Barakaysan ee Ramadaan oo uu ku Jiro Habeen ka Khayr badan Kun Biloow Waa Habeenka Laylatul Qadri. Laylatu qadriguna in uu ka khayr badnaado kun bilood illaahay ayaanu ku mahadinaynaa mahadnaq aan dhamaad iyo tiro lahayn, isagaana ku shukrinaynaa mahadnaq, waxa…

Read More

Wasiirka Arrimaha gudaha Iyo Waftidii uu hogaaminayey oo hawlo amni u joogay magaalada burco ayaa heshiisiiyey golaha deegaanka burco

Burco 26.June 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland mudane cali maxamed warancade iyo wafti wasiiro ah oo uu hogaaminayo oo ku sugan magaalada burco oo ay u yimaadeen dajinta khilaafka golaha deegaanka iyo nabada deegaanada gobolka Togdheer ee shaqaaqadii Jaamac Dubad. Shirar xidhiidha oo shalay 9 subaxnimo ka bilaalmay xafiiska badhasaabka Gobolka Togdheer ayaa laga soo…

Read More

Samsam Suudi Diiriye Oo Si Adag Uga Hadashey Xadhiga Iyo Xadgudubka Ciidamada Maleeshiyaadka Liyuu Booliisku Iyo D.Itoobiya Kula Kaceen Wariyeyaasha,& Xukuumadda Oo Ay Farriin Adag U Dirtey DAAWO

Hargaysa 26.June 2016 (SDN/QJ):-Marwo Samsam Suudi Diiriye ayaa ka mid ah siyaasiyiinta xubnaha ugu fir-fircoon xisbiga WADDANI,Waxaana ay si adag uga hadashey xadhiga lagula kacay wariyeyaal Somaliland ah oo laga qafaashey xadka Somaliland. dhinaca kale waxay Samsam Suudi farriin adag u dirtey xukuumadda Somaliland inay si deg-deg ah uga hadasho tacaddiyada ay dawladda Itoobiya kula…

Read More

Guddida Joogtada ah ee Golaha Wakiillada oo Sheegtay in ay Go’aammo ka soo Saari Doonaan Cashuur Dawladda Hoose Ku Kordhisay Warshad Layid Biyaha iyo Sharaabka

Hargaysa 26.June 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Guddida Joogtada ah ee Golaha Wakiillada Ibraahim Mahdi Buubaa, ayaa sheegay in guddidiisu go’aanno ka soo saari doonto cashuur ay dawladda hoose ee Hargeysi ku kordhiyeen warshadlayda soo saarta biyaha iyo sharaabka oo cabasho ka muujiyey arrintaas.   Guddoomiye Ibraahim Mahdi Buubaa oo warbaahinta la hadlay, kadib kulan ay la…

Read More

Maxkamada Gobolka Haw doo Xukuno ku riday Dad dadka Tahriibiya iyo Kuwo Waxyeelo u geystay Jidka Hargaysa iyo Balli Gubadle Xidhiidhiya

Hargaysa 26.June 2016 (SDN/QJ):- Maxkamada gobolka Bali-gubadle ayaa xukuno kala duwan ku riday dad isugu  jira kuwa wax tahriibiya iyo kuwo waxyeelo u gaystay wada laamiga ah ee isku xidha Bali-gubadle iyo Hargaysa.   Waxa ay maxkamada gobolka ee Bali-gubadle xukun ku riday Axmed Nuur Axmed Mooge oo dad tahriibayaal ah si sharci daro ah…

Read More

Xaflada balaadhan oo loogu dabaal degayo sanad guurada 56aad ee dhalashada Jamhuuriyadda Somaliland, laguna saaray calanka Somaliland ayaa lagu qabtay fagaaraha qasriga Madaxtooyada

Hargeysa 26.June 2016 (SDN/QJ):- Munaasibadan oo lagu marti qaaday masuuliyiinta qaranka ugu saraysa, oo ka kala socda saddexda golle qaran, xukuumadda, guurtida, wakiilada, Asxaabta qaranka iyo marti sharaf ka kala socotay dalalka ay Somaliland saaxiibka iyo kuwa deriskaba ayaa noqotay mid la isku arkay oo xuddun looga dhigay taariikhda ay Somaliland soo martay muddadaa 56ka…

Read More

Madaxwayne African ah oo Wiilkiisa u magacaabay Madaxwayne ku xigeenkiisa Kaas oo dunida ka yaabiyay

Hargaysa 26.June 2016 (SDN/QJ):-  Madaxweynaha dalka Equatorial Guinea oo ku yaal badhtamaha qaaradda Afrika Mr. Teadoro Obiang’s Nguema, ayaa wiilkiisa curad oo la yidhaa Teodoro Obiang’ Mangue u magacaabay inuu noqdo Madaxweyne-ku-xigeenkiisa.   Madaxweyne Teadoro waxa uu wiilkiisa u magacabay Madaxweyne-ku-xigeenka labaad ee dalka, kadib markii qaab-dhismeedka dawladdiisa la beddelay, lana sameeyey hab cusub.  …

Read More

Xaflad Balaadhan oo Lagu Xusayo Munaasibada 26 June oo Caawa ka Qabsoontay Qasriga Madaxtooyada Iyo Nuxurka Khudbadii Madaxweynaha

Hargaysa 25.June 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Caawa Qasriga Madaxtooyada lagu qabtay Munaasibad la Xidhiidha Xuska 56 Guuradii ka soo Wareegtay Markii ay Jamhuuriyadda Somaliland Xornimadeeda ka qaadatay Boqortooyadii Ingiriiska. Munaasibadan Qaran Waxaa ka qayb galay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,Shirgudoonada Golayaasha Qaranka,Madax ka Tirsan Xisbiyada Qaranka,Mas’uuliyiin iyo Marti Sharaf kale. Waxaa Munaasibadaas lagu Soo bandhigay Taariikhda Somaliland ee…

Read More

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Wefti uu Hogaaminayo oo Burco Kulamo kula qaatay Hogaanka Dhaqanka ee Deegaanka Jaamac Dubad SAWIRO

Burco 25.June 2016 (SDN/QJ):-Wafti  balaadhan  oo uu hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Waran Cadde   oo maalintii  Shalay   Gaadhay   Magaalo Madaxda Gobolka Togdheer ee Burco   ayaa  caawa    guriga  martida ee  magaalada Burco  kulan  Afur iyo Casho  Sharafa  kula yeesha  Madax dhaqameedka wax garadka iyo  cuqaasha  kala Duwan ee Somaliland. Waftidan uu  hogaaminayo…

Read More

Gudoomiye Ramaax oo Beeniyey War Wargeyska Sahan ka faafiyey, Dacwad uu Gudbiyey & Aflagaaddo uu ku kacay DAAWO

Hargaysa 24.June 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha gobolka Awdal Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax), ayaa si kulul uga jawaabay weedho aad u adag oo Boggiisa Weedha Wargeyska uu ku qoray Wargeyska Sahan oo Hargeysa ka soo baxa, kuna sheegay in Ramaax kagaga soo horjeestay dowlad-nimada Somaliland oo uu Maamul-goboleed ku sheegay iyo Dadka ay Ciidanka Itoobiya ku laayeen…

Read More

Wasiirka Biyaha Oo Gaashaanka Ku Dhuftay Go’aan Ka Soo Baxay Golaha Deegaanka Gabiley

Hargaysa 24.June 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaarada Khayraadka Biyaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Baashe Cali Jaamac, ayaa si kulul ugu jawaabay Golaha Deegaanka Degmadda Gabiley oo cod gacan taag ah ku diiday mareeyaha cusub ee wasiirku u magacaabay degmada Gabiley, kuwaasi oo uu Wasiirku ku tilmaamay in ay baal mareen sharciga dalka u yaalla. Wasiirku waxa uu…

Read More