Boorama: Guddoomiyaha KULMIYE oo Booqasho Xusuus ah ku Tagay Dugsi uu ka Baxay ka baxay 46 sanno ka hor
Boorama 20.May 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweyne ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa booqasho ay ku dheehan tahay xusuus iyo xiiso uu u qabo ku tagay dhismihii dugsigii sare ee Camuud oo hadda ah Jaamacadda Camuud, kaasi oo uu ka baxay muddo hadda laga joogo 46 sannadood. Guddoomiye Muuse Biixi oo…
