Toos Halkan uga Daawo Xaflad ka Socota Qasriga Madaxtooyada ee Caasimada Hargaysa
Hargaysa 18.May 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Xarunta Madaxtooyada Somaliland ee Magaalada Hargaysa haatan ka socota Xaflad qayb ka ah Xuska Munaasibada 18 May.

qurbejoog
Hargaysa 18.May 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Xarunta Madaxtooyada Somaliland ee Magaalada Hargaysa haatan ka socota Xaflad qayb ka ah Xuska Munaasibada 18 May.
Hargaysa 18,May 2016 (SDN/QJ):- Maalinta qarannimada Jamhuuriyadda Somaliland ee 18-ka May, ayaa maanta si weyn looga xusay dalka gudihiisa iyo qaaradaha kala duwan ee adduunka, iyadoo xuskan ku beegan yahay sannad-guurada 25aad ee ka soo wareegtay dib ula soo noqoshada madaxbannaanida Somaliland. Xuska maalinta qaranka ee 18-ka May oo diyaargaraw xoogan loogu jiray bilihii u…
Exactly 25 years ago, after a ferocious civil war, north-west Somalia broke away from the rest of the country and declared itself independent. A quarter of a century later, not a single country recognises Somaliland, but this territory of about 3.5 million people is arguably one of the more stable, democratic places in the Horn…
Laascaanood 18,May 2016 (SDN/QJ):- Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada iyo Golayaasha kale ee Qaranka ayaa Magaalada Laascaanood kaga qayb galay dabaal dega 25 Guurada ka soo Wareegtay dib ula soo noqoshada qaranimada Somaliland.
Gebilay 18.May 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Guud ahaan Saaka Gobolada iyo Degmooyinka ay Somaliland ka Kooban tahay ka qabsoomay Xuska Munaasibada 18 May oo ah 25 Guuradii ka soo Wareegtay Markii ay Jamhuuriyadda Somaliland dib ula soo noqotay Madax bannaanideeda 18 May 1991kii,Magaalada Gebilay ayaa ka mid ah Deegaamada Sida Muga leh looga Xusay.
Isbarbar-dhig Ay Ku Sameysay Dawladaha Muqdisho Iyo Hargeysa Hargaysa 18,May 2016 (SDN/QJ):-Tifaftiraha qeybta Afrika ee idaacadda BBC-da, Mary Harper, ayaa warbixin dheer ka qortay 25 sanno guuradda ka soo wareegtay dib ula soo noqoshadda madax-banaanida Somaliland oo maanta laga xusay dalka Jamhuuriyadda Somaliland. waxay ka sheekaysay qoddobada u hirgalay Somaliland rubuc-qarnigii ay ka madaxa banaanayd…
Hargaysa 18,May 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Guud ahaan Saaka Gobolada iyo Degmooyinka ay Somaliland ka Kooban tahay ka qabsoomay Xuska Munaasibada 18 May oo ah 25 Guuradii ka soo Wareegtay Markii ay Jamhuuriyadda Somaliland dib ula soo noqotay Madax bannaanideeda 18 May 1991kii. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Shacabka Somaliland ee ku…
Boorama 18.May 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi, ayaa isaga iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayaa kala qaybgaleen shacabka reer Boorama ee xarunta Gobolka Awdal munaasibadda 25 guurada ka soo wareegtay maalinta dib-ula-soo noqoshada qaranimada Jamhuuriyadda Somaliland ee 18 May 2016. Md. Muuse Biixi Cabdi oo khudbad dhinacyo badan…
Hargaysa 17,May 2016 (SDN/QJ):- La Taliyaha Madaxweyne Siilaanyo ee Citiraaf raadinta Sidoo kalena ah La Taliyihiisa Khaaska ah ee Wada hadalada u dhexeeya Somaliland iyo Somalia Ambassador Cawil Cali Ducaale ayaa Qoraal dheer ka sameeyay Talooyin uu isaga Iyo Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin ka Siiyeen dawlada Itoobiya C.laahi Yuusuf oo Madaxweyne noqda…
Hargeysa, 17 May, 2016-(SDN/QJ): – Waxaa Dalka Somaliland Xiligan ka socda diyaar garow ku wajahan Xuska 25 Guurada ka soo Wareegtay Markii ay Jamhuuriyada Somaliland dib ula soo noqotay Xornimadeedii oo ah 18 bishan May oo Beri oo Arbaco ah ku beegan isla markaana noqonaysa Rubuc qarni ay Somaliland Jirtay iyadoon Wax aqoonsi ah ka…
Jabuuti, 17 May, 2016-(SDN/QJ): – Xubin ka mid ahaa Murashixiintii u Tartamay Doorashadii Madaxtinimo ee Jabuuti ka dhacday ee uu mar kale ku Guulaystay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa soo bandhigay Xog dahsoonayd oo ku saabsan Dagaal dhex mari doona Somaliland iyo Jabuuti. Murashaxani Wuxuu Sheegay inuu filayo in Maalmaha soo Socda ay Jabuuti iyo…
Laascaanood, 17 May, 2016-(SDN/QJ): – Guud ahaan Gobolada Somaliland waxaa ka socda u diyaar garow Xoogan oo ku Wajahan Xuska Munaasibada qaran ee 25 Guurada ka soo wareegtay Markii Somaliland ku dhawaaqday inay dib ula soo noqotay Madax bannaanideeda, Magaalada Laascaanod ayaa ka mid ah Magaalooyinka sida weyn looga diyaar garoobay iyadoo ay ka hadleen…
Xiingalool, 17 May, 2016-(SDN/QJ): – Deegaanno ka tirsan Somaliland gaar ahaan bariga gobolka Sanaag ayaa lagaga dhawaaqay maamul goboleed cusub oo loogu magac-daray Woqooyi-Bari Soomaaliya. Maamul goboleedkan ayaa la sheegay in ay ka danbeysay kaddib shirar muddooyinkii ugu danbeeyay deegaannadaasi uga socday dadka deegaanka, iyadoona maamulkaasi loo doortay madaxweyne. Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo ayaan ilaa iminka…
Hargeysa, 17 May, 2016-(SDN/QJ): – Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa soo jeediyay inaysan xilligan habboonayn in dib loo bilaabo wada hadalladii u dhexeeyay Soomaaliya iyo Somaliland. Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ee Waddani ahna guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland Cirro ayaa sheegay in dadka Somaliland ay u diyaar garoobayaan doorasho aysana suurtoobi Karin in bilaabo wada hadal….
Hargeysa, 17 May, 2016-(SDN/QJ): – Guddoomiyaha Xisbiga Talada haya ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka marag-kacay in Xukuumadda Siilaanyo dhibaato ka haysato dhinaca Tayada, isla markaana ololaha doorashada 2017-ka ka qabsoomi doonta dalka ku geli doonaan Buug lagu soo koobay Ballan-qaadyo dhinaca Tayada wax lagaga qaban doono. Muuse Biixi waxa uu sheegay in…
Hargeysa, 17 May, 2016-(SDN/QJ): – Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Sacad Cali Shire ayaa markii u horreysay ka hadlay qaabkii loo maamuusay Madaxweynaha Somaliland ee xafladii caleemo saarka Madaxweynaha Djibouti iyo hanjabaada Soomaaliya ee heshiiska Maalgashi ee xukuumadda Somaliland iyo Shirkadda DP World. https://www.youtube.com/watch?v=hyt4UpR4CX0 https://www.youtube.com/watch?v=HFJqTVO2hFg
Hargeysa, 17 May, 2016-(SDN/QJ): – Heshiiska ay Xukuumada Somaliland la saxeexatay shirka DP World 09/05/2016 ee ku saabsan Dekada Berbera, waxaa markiiba ka hadlay oo sharci-daro ku tilmaamay qaar ka mid ah masuuliyiinta Xisbiga mucaaridka ah ee Wadani iyo xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiilada oo ka soo jeeda Xisbiyada Mucaaridka. Marka ugu horaysa in Xukuumadu…
Hargeysa, 17 May, 2016-(SDN/QJ): – Warar hor dhac ayaa shaaca ka qaaday in Dawlada Ismaaciil Cumar Geelle ee Djabouti ay Somaliland Ergo ahaan ugu soo dirtay Wafti uu hogaaminayo Mulkiilaha Shirkada Internetka ee SOMCABLE,Ganacsade Maxamed Awsiciid Geedi,waxaana la sheegay in Waftigaasi ay Dawlada Jabuuti u soo dhiibtay arimo badan oo iskugu jira Kuwo siyaasadeed iyo…
Muqdisho, 17 May, 2016-(SDN/QJ): – Dawladda Soomaaliya, ayaa sheegtay in aanay suurto-gal ahayn in Somaliland ku sii waarto Nabadda iyo horumarka ka hano-qaaday, inta Colaaduhu ka taagan yihiin Soomaaliya. Dawladda Soomaaliya, waxay sheegtay inaan la saadaalin karin waxa Mustaqbalka Soomaaliya ku dambeyn doono, Maaddaama oo Somaliland oo Dawladda Xamar dooneyso inay Nabadgalyo u horseeddo…
Hargeysa, 17 May, 2016-(SDN/QJ): – Ururka Sama-falka Nasri Foundation oo ay dhawaan aasaaseen dhalinyaro Mutadawiciin ah oo reer Hargeysa ah ayaa soo jiitay Indhaha Bulshada kadib markii ay ururkani hawlo iskaa wax-u qabso ah ku daryeeleen Jidka Isku Xidha Suuqa Dhexe ee Hargeysa iyo Degmada Maxamuud Haybe kaasoo dhaawacyo culusi soo gaadheen muddooyinkii dambe roobabkii…