Xisbiga KULMIYE Oo WADDANI Ku Eedeeyay Inuu Ka Soo Horjeedo Horumarka Dalka, Kuna Xidhiidhiyey Soomaaliya DAAWO
Hargeysa, 17 May, 2016-(SDN/QJ): – Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Xisbiga KULMIYE Mujaahid Maxamed Kaahin Axmed, ayaa soo dhaweeyay Heshiiska Xukuumadda Somaliland iyo Shirkadda Caalamiga ah ee DP World ku wada gaadheen Maal-gelinta Dekedda Berbera. Mujaahid Kaahin oo Shalay Saxaafadda ugu warramay Magaalada Hargeysa, ayaa sidoo kale ka hadlay Cambaareyn uu Toddobaadkii hore Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad…
