Webmaster

“Madasha Yimi ee Magaca Somaliland Maamuusayow Xilkii Muujisoo Waad Mahadsantihiin” Heesta Maamuus Iyo Hobolada Qaranka DAAWO

Hargaysa 22.May 2016 (SDN/QJ):- Waxaanu Halkan idiinku soo Gudbinaynaa Heesta Maamuus oo uu Curiyey Abwaanka Weyn ee Saxardiid Jebiye oo Tan iyo 1960 kii ka mid ahaa Miidha Hal abuurada ee Somaliland. Waa Heestii Maamuus ee Xuska 18 May Waxaa Tuducyadeeda ka mid ah Ummad Horumartoo Murti Gaaxatiyo, Caqli Maasha oo Meerisaanu Nahay, Dadkan Madasha…

Read More

“Waxaanu ugu baaqaynaa Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland Inuu Buriyo Go’aanka Wasiirka” Iyo Hay’ado Caalami ah oo Walaac ka Muujiyey Talaabooyin uu Qaaday Wasiirka Caddaalada 

Qoraalka Wasiir Cadare Ee Ruqsad Ka Qaadista Gud. Guuleed Iyo Baaqa Urur Caalami Ah Hargaysa 22.May 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Caddaalada Somaliland Axmed Faarax Cadare ayaa qoraal uu ku socodsiiyay Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Aadan Xaaji Cali, kaga dalbay inuu ruqsadda Qareenimo ka qaado Guuleed Axmed Jaamac, isla markaana Urur difaaca dadka u doodda xuquuqda aadamaha ayaa…

Read More

Ma Dhabaa in Geellaha Jabuuti ku Hawlan yahay Qorsheyaal Liddi ku ah Somaliland kadib Xidhiidhkii Dhaawacmay ee Labada Dal?

Hargaysa 22.May 2016 (SDN/QJ):- Warar hor dhac ah ayaa sheegaya in Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele arrimo siyaasadeed oo halis ku ah Amniga Somaliland uu ka wado Gudaha Dalka Somaliland iyadoo dhaq dhaqaaqii ugu horeeyay laga dareemay Cidhifka Bari ee Somaliland oo sida Warbixintan lagu sheegay uu Culayska ugu badan saaray. Walaaca ay Shacabka…

Read More

Suldaanka Guud ee Beesha Subeer Awal oo ka hadlay Nooca Xidhiidh ee Ka dhexeeya Somaliland Iyo Jabuuti DAAWO

Hargaysa 22.May 2016 (SDN/QJ):- Suldaanka Guud ee beelaha Habar Awl, Suldaan Xasan Sul. Cabdillaahi Sul. Cabdiraxmaan ayaa sheegay in aan la isku diri karin Shacabka jabuuti iyo Shacabka Somaliland, islamarkaanna wuxuu sheegay inuu fadqalaladda waddo nin baayacmushtiriya oo cadow ku ah Somaliland. Sul. Xasan Sul. Cabdilaahi Sul. Cabdiraxmaan wuxuu sheegay inay ka qaybqaadanayeen rag uu…

Read More

“Waxa Jira Dad Badan Oo Cadow U Ah Somaliland Iyo Jabuuti Oo Doonaya Inay Isku Dhuftaan…” Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani

Hargaysa 22.May 2016 (SDN/QJ):- Suldaanka Guud ee beelaha Habaryoonis, Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani, ayaa raaligalin ka bixiyay aflagaado uu sheegay in lagula kacay madaxweynaha Jabuuti iyo shacabkiisa, islamarkaanna wuxuu ka digay inay jiraan dad cadow ku ah Somaliland iyo Jabuuti oo doonaya inay isku dhuftaan labadda shacab. Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani ayaa sheegay…

Read More

Somaliland Ma Ka Midho Dhalin Kartaa Heshiiska Dhismaha Dekada Iyo Jidka Rajada?

Hargaysa 22.May 2016 (SDN/QJ):-  “In kasta oo uu hor dhac yahay xukuumada Somaliland waxay heshiis la gashay shirkada wayn ee DP World si ay u maal galiso mashruuc lagu balaadhinayo laguna casriyeynayo dekada Berbera iyo dhismaha jidka dheer ee isku xidha marsada Berbera iyo dal waynaha Itoobiya. Mashruuca waxa ku lamaan kuwo kale oo dhamaantood…

Read More

Madaxweynaha Kenya Uhurru Kenyatta oo Taageeray Derbiga Weyn ee Dalkiisu isaga Xidhayo Somalia

Nairobi 22.May 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha waddanka Kenya Uhurru Kenyatta ayaa taageeray derbiga weyn ee dalka Kenya isaga xidhayo xuduudda uu la wadaago waddanka Soonaaliya taasoo ay muddooyinkii ugu dambeeyey ay ka qaylinayeen siyaasiyiinta waddanka Soomaaliya.   Derbiga oo dawlada Kenya ay ka dhiseyso xadka u dhexeeya Kenya iyo Soomaaliya ujeedkiisu maaha in dhaqdhaqaaqa dadka uu…

Read More

Somaliland wants world recognition of its independence

Hargaysa The semi-autonomous region of Somaliland is renewing calls for international recognition of its self-declared independence from Somalia. Somaliland on Wednesday celebrated 25 years since the region proclaimed independence from Somalia. Thousands of civilians and military personnel paraded in front of dignitaries in the capital Hargeisa as the government showed off its Soviet-era military arsenal….

Read More

Inside Somaliland: the tiny African state battling for survival

 Twenty-five years since independence, the former British protectorate is beating the odds, James Jeffrey in Hargeisa, Somaliland Somaliland remains a strand of British colonial history very few know about, and a place whose tangled legacy even fewer in power consider due to political expediencies. Hence this internationally unrecognised but de facto sovereign nation continues to go…

Read More

Dawlada Maraykanka oo Walaac ka Muujisay dib u dhacyo ka Jira Hanaanka Doorasho ee 2016 ee Somalia

Washington 21.May 2016 (SDN/QJ):- War kooban oo qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka oo nuqul ka mid ah ay Heshay Shabakada Qurbejoog ayaa lagu sheegay in Dowladda Mareykanka ay ka walaacsantahay dib u dhacyo ka jira hanaanka doorashada Somalia ee 2016ka. Qoraalkan waxaa lagu sheegay in dowladda Federalka Somalia, Baarlamanka iyo hogaamiyeyaasha…

Read More

“Hadaanu nahay Xildhibaanada Kenya ka Yimi Waxay dawlada Somalia nooga Digtay Imaatinka Somaliland,Balse anaga ayaa Door bidnay inaanu Somaliland nimaadno” Xildhibaan Kenya ka Socda DAAWO

Hargaysa 20.May 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaano ka tirsan golaha Baarlamaanka Kenya oo Salaasadii soo gadhay Caasimada Somaliland ee Hargaysa ayaa sheegay in Xukuumada Somalia ay uga Digtay inay tagaan somalilnd hasa yeeshee Wuxuu xusay inay iyagu door bideen Sidii ay indhahooda ugu soo arki lahaayeen Somaliland isla markaana ugala qayb qaadan lahaayeen Xuskii Munaasibadii 18 May….

Read More

Fanaanka Codka Halaasiga leh ee Maxamed BK oo ka hadlay Asbaabta looga saaray Kooxdii uu ka Tirsanaa ee Xidigaha Geeska DAAWO

Hargaysa 20.May 2016 (SDN/QJ):- Koox Fanneedka Xidigaha Geeska ayaa Maalin Afaraadkii Qoraal ay soo Saareen Waxay ku Sheegeen inay Kooxda Dibada uga Saareen Fannaanka Maxamed Siciid BK. Hadaba Alfanaan Maxamed Siciid BK ayaa Markii U Horeysya Ka Hadlay Sababta Kooxda Xiddiga Geeska Ee Uu Ka Tirsanaa Looga saaray. https://www.youtube.com/watch?v=bf25UMrKD2c

Read More

Kulan Dhex Maray Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Ucid iyo Ururka Aqoon yahanka Jaamacadaha iyo Waxyaabaha uu daaranaa

Hargaysa 20.May 2016 (SDN/QJ):- Murrashaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa kulan is-xogwaraysi ah la yeeshay Ururka dhalinyarada aqoonyahanka jaamacadaha KAABE PUBLIC HEALTH,kadib markii ay marti-qaad u fidiyeen.   Kulan oo si heer sare ah loo soo agaasimay, isla markaana lagu qabtay Huteelka KAAH EE Magaalada, isla markaana ay u-jeedadiisu ahayd is xogwaraysi xaaladaha…

Read More