Webmaster

Laamaha Amaanka Somaliland oo Gacanta ku soo Dhigay Mulkiilaha Shirkad ka Shaqaysa Tahriibinta Dhallinyaradda

Hargaysa 02.May 2016 (SDN/QJ):- Kadib Amarkii Madaxweynaha Somaliland ee ku aadanaa in laamaha Ammaanku u hawl-galaan Soo qabashada Shaqsiyaadka Tahriibta ka shaqeeya, iyaddoo markii Ammarkaasi soo baxay ay Hay’addaha Amniga ka shaqeeyaa iyo Shacbiguba ay iska kaashadeen sidii daba-gal loogu samayn lahaa Magafayaasha ka Macaasha Tahriibinta dhalinyaradda, waxaanay ku guulaysteen inay gacanta ku dhigaan mid…

Read More

Dacwad Ciqaab Ah Oo Madaxtooyadu Ku Oogtay Wargeyska Ogaal Oo Mar kale Maxkamadu Mudaysay Iyo Garnaqsiga Gudoomiyaha Ogaal

Hargeysa 02.May 2016 (SDN/QJ):- Maxkamadda Gobolka Maroodi Jeex ayaa mar kale dib u mudaysay khamiista todobaadkan oo ku beegan 5.May.2016  dhegaysiga dacwad ciqaab ah oo madaxtooyadu ku soo oogtay wargeyska Ogaal, taasoo eeddeeda lagu saleeyay warar uu wargeysku qoray bishii siddeedaad ee sanadkii hore 2015. Dacwadan ciqaabta ah oo ay oogisteeda ku qoran yihiin Madaxweynaha…

Read More

Basaboorka Somalia Kaalintee ayuu ka Galay Liiska Baasaborada Caalamka ee loogu safrida yar yahay

Hargaysa  02.May 2016 (SDN/QJ):-Warbixin sanadkan lasoo saaray ayaa lagu muujiyay baasaboorada caalamka loogu safarid yar yahay, amase waddamada caalamka aan aqoonsi fiican ka helin. Warbixintan waxay dhinaca kale xustay waddanka UK inuu haysto baasaboorada loogu tix galin badan yahay maaddaama laga ay vise la aan ku galaan  175 dal. Sida lagu xusay liiska baasaboorada xanniban…

Read More

Somaliland: Xuquuqda Aadamaha, Xorriyada Saxaafadda, Cadaadiska Caalamka, Doodda Xukuumadda Iyo Jawaabta Difaacayaasha

Hargeysa 02.May 2016 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland ayaa kulan la yeelatay urruradda waddaniga ah ee u doodda xuquuqda aadamiga iyo kuwa caalamiga ah ee fadhiyada ku leh dalka, isla markaana kulankaas oo ka dhacay khamiistii xarunta wasaaradda Caddaaladda waxay masuuliyiinta xukuumadda ee ka qayb galay si wayn ugu cannaanteen u dooddayaasha xuquuqda aadamaha. Wasiirka Caddaaladda Axmed…

Read More

Magaalada Jigjiga Oo Ka Furmay Kulan uu Dhex dhexaadinayo Madaxweynaha Juba-land Kaas oo Lagu Wada hadalsiinayo Maamulka Kililka Shanaad & Maamul Goboleedka Gal-mudug Dagaalki Dhawaan Dhexmaray DAAWO

JigJiga 02.May 2016 (SDN/QJ):- Madaxwaynaha maamulka Galmudug C/kariim Xuseen Guuleed iyo wafdi ka socda Galmudug ayaa gaadhay magaalada Jigjiga si ay wada xaajood ula soo yeeshaan madaxwaynaha ismaamulka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamed Iley. Wada xaajoodkaan waxaa garwadeen ka ah madaxawaynaha maamulka Jubbaland Axamed Maxamed Islaan oo dadaal dheer u galay in colaaddii ka dhacday dhawaan…

Read More

Xukuumadda Siilaanyo Oo Mar Kale Ku Celisay Balan-qaad Ay Hore Ugu Fashilantay DAAWO

Hargaysa 02.May 2016 (SDN/QJ):- Xukuumada madax-weyne siillaanyo oo markii saddexaad ku celisay balan-qaadyo la kowsaday tan iyo intii ay la wareegtay talada dalka, balan qaadkan oo ahaa in xukuumada Somaliland ay dalka ka saarto dhamaanba shaqaalaha ajaanibka ah ee ka shaqeeya shaqooyinka ay qaban-karaan shaqaalaha Somaliland gaar ahaan ardayda ka qalin jabisa jaamacadaha dalka si…

Read More

Mas’uulliyiin ka tirsan Somaliland oo la kulmay Hoggaamiyaha Xibsiga Social Demogratic SDP ee Findland

Findland 02.May 2016 (SDN/QJ):-Guddomiyaha Gudigga Ictiraaf Raadinta Somaliland ee Finland Marwo Saamiya Muuse, ayaa dalkaas ku soo dhawaysay Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi (Obama) iyo La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Dhaqalaaha Axmed Xasan Carwo. Marwo Saamiya Muuse, Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi iyo Axmed Carwo, ayaa kulan la yeeshay Hoggaamiyaha Xibsiga Social Demogratic SDP ee Findland. Waxaana kulankaas…

Read More

“Wiil dhaafi waayey Liibiya, ayaa Hooyadii intay canaanatay, tidhi [Ama hooyo tacsidaada hala ii keeno-ama Talyaaniga telefoon iga soo dir.” Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir.

Hargeysa 02.May 2016 (SDN/QJ):- Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir ayaa sheegay in dadka jooga dalku qeyb ka yihiin sababaha abuura dhibaatooyinka dhalinyaradu kala kulmaan tahriibka, isla markaana raaciyey inay cabasho badan arrinkaa ka muujiyeen dadka reer Somaliland ee qurbaha jooga. Mowduucan Sheekh Maxamed Dirir kaga hadlayey dhibaatooyinka Tahriibka oo qeybtiisii koowaad aanu hore idiinku soo…

Read More

“Africa Hadii ay Xornimo rabaan Waa inay Dawarsiga Joojiyaan” Kofi Anan

Addis Ababa  02.May 2016 (SDN/QJ):- Kofi Anan, xoghayihii guud ee Qaramada Midoobay ee hore ayaa sheegay in dalalka Afrikaanka ah ay joojiyaan gacan hoorsiga iyo tuugsiga waddamada ajaanibta ah waa haddii ay rabaan madax bannaani..   Wuuu yiri waa in waddamada Afrikaanku joojiyaan baryada iyo in koofiyadda lagu baryo tago, taasoo sumcaddii qaaradda oo dhan…

Read More

Lix ruux oo loo soo qabtay howlgalo lagu xaqiijinayay amaanka Magaalada Baydhabo

Baydhabo  02.May 2016 (SDN/QJ):-Xaafadaha magalada Baydhabo ayaa xalay ciidamada nabad sugidda Soomaaliya ay ka sameeyee  howlgalo lagu xaqiijinayo amaanka magalada waxena howlgaladaasi ku soo qab qabteen Dad aad u badan.   Ciidamada ayaa Dadkii ay soo qabteen waxaa ay ka lahareen  ilaa 6 Qof oo ay ku tuhmeen in ay ka tirsan yihiin xarakada Al-shabaab….

Read More

Xukuumadda oo Mudaysay Shirka Maalgashiga Germany ee Somaliland oo ka dhacay Berlin,Qodobada lagaga hadlayo iyo Baaq ay u Dirtay Ganacsatada

Hargeysa 01.May 2016 (SDN/QJ ):-Wasiirka Ganacsiga iyo maalgashiga Jamhuuriyadda Somaliland Eng. Xuseen Aadan Cigge (Xuseen Deyr), ayaa daboolka ka qaaday shir caalami ah oo lagu soo bandhigi doono fursadaha maalgashi ee Somaliland u baahan tahay oo lagu qaban doono dalka Jarmalka. Wasiirka Ganacsiga Iyo maalgashiga caalamiga ahi waxa uu sheegay in shir caalamiya oo maalgashiga Somaliland…

Read More

R. Wasaare Cumar “Soomaaliyada cusub waxay u baahan tahay xoog iyo xirfad shaqo oo dabooli karta baahida shaqaale ee dalka”.

Muqdisho, 01, May, 2016 (SDN/QJ):-  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa munaasabada 1da May, 2016 oo ahmaalinta shaqaalaha aduunka ugu hambalyeeyey dhamaan shaqaalaha Soomaaliyeed. “Waxaan hambalyo ku aadan maalinta shaqaalaha aduunka u dirayaa dhamaan shaqaalaha Soomaaliyeed ee udub-dhexaadka u ah dhaqada iyo horumarka dalka guud ahaan” ayuu yiri Ra’iisul Wasaarahu. Ra’iisul…

Read More

Weftigii SAMA-WADE ee Xisbiga WADDANI oo Wejigiisii Afraad Ku Soo Kormeeray Diiwaan-gelinta Ka Socoto Deegaanada Waqooyiga Hargeysa+SAWIRO

Hargeysa 01.May 2016 (SDN/QJ ):-Weftigii SAMA-WADE ee xisbiga WADDANI oo wejigiisii Afaraad ka billaabay deegaanada ay ka billaabantay diiwaan-gelintu ee gobalka Maroodi-jeex, ayaa maanta kormeer guud oo ay ugu kuur-gelayaan habsami u socodka diiwaan-gelinta ku soo maray magaalooyinka hoos yimaada degmada Dara-salaam oo dhinaca Waqooyi kaga beegan caasimadda Hargeysa iyo weliba sida oo kale goobo diiwaan-gelineed…

Read More

Daad Xoogan oo Waxyeeleeyay Biriijka isku Xidha Itoobiya Iyo Somaliland ee Degmada Togwajaale DAAWO

Wajaale 01.May 2016 (SDN/QJ ): Abaaro 11 Habeenimo ee Xalay ayay Ahayd Markii uu Is taagay isku Socodka labada Daamood   itoobiya Iyo somaliland ee Ay ka kooban tahay wajaale Kadib markii lagu war helay Daad Xoogan oo Socda Hotel Central ,Kastamka wajaale  Suuqa iyo bakhaarada ka agdow Tog Degmada wajaale Waxana Uu Daadkani Jaray Kaabada Toga…

Read More

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ahna Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI oo la kulmay Jaaliyadda Somaliland ee Washington SAWIRO

Washington 01.May 2016 (SDN/QJ):- Jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan Washington, Virginia iyo Maryland ayaa xalay casho sharaf u samaysay weftiga ka yimi Somaliland ee uu horkacayey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro. Xafladdan oo ahayd mid si weyn loo soo agaasimay ayaa isu keentay dadweyne kala duwan oo metelayey qaybaha kala duwan ee…

Read More

Kulan Dhexmaray Weftigii Somaliland iyo Wasiirka Arrimaha Dibada KENYA

Nairobi 01.May 2016 (SDN/QJ):- Weftigii ka socday Somaliland ee uu hoggaaminayay guddoomiyaha xisbiga KULMIYE iyo Wasiirka arrimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali shire ayaa kulan muddo qaatay la yeeshay wasiirka arrimaha dibada ee dalka Kenya. Warsaxaafadeed ka soo baxay xarunta kulmiye oo uu ku saxeexan yahay Md Xasan Maxamed Cali (Gaafaadhi) Afhayeenka xisbiga KULMIYE ayaa lagu sheegay…

Read More

Cali Guray oo Dhaabadeeyay Ka Garnaqa Dacwada Ka Dhanka Gudoomiyaha Xisbiga Ucid,Wuxuu Yeeli doono Hadii Khaladka Isaga lagu Helo iyo Waxa la Quman Gudoomiye Faysal

Hargaysa 29.April 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Cali Maxamed Yuusuf ayaa ka hadlay Guda Galka Dacwada ka dhanka ah Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo Garabkoodu ay u Gudbiyeen Gudida Diiwaangelinta Ururada Siyaasada iyo Ansixinta Xisbiyada Qaranka Isla markaana la filayo in Garnaqeedu uu Maalmaha fooda inagu soo haya…

Read More