Webmaster

Filim cusub oo ay soo saartay ISIS-ta Soomaaliya Iyo Falanqaynta maanta DAAWO

London, 28 April, 2016- (SDN/QJ): – Koox Islaamiyiin ah oo ka goosatay Shabaab xiriirna la leh ISIS ayaa soo saaray filimkii ugu horeeyay oo ay kusoo bandhigayaan dufcad kooxdaasi kamid ah oo tabobar ugu soo xirmay meel aan lamagacaabin oo ka tirsan Soomaaliya, hayeeshee loo badinayo buuraha Puntland. Filimka waxaa uu ka koobmaa 16 daqiiqo…

Read More

Wasiirka Hawlaha Guud oo Kormeer ku Soo Maray Sadex Suuq oo Qaab Casri ah Magaalada Burco looga dhisayo DAAWO

Burco, 28 April, 2016-(SDN/QJ): – Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud,Gaadiidka Iyo Guryaynta Mudane Cali Xasan Maxamed “Cali Mareexaan” oo ku sugan Magaalada Burco ayaa Kormeer Ku tegay Goobo ay Wasaaradiisa iyo Dawlada Hoose ee Magaalada Burco ka Hirgalinayaan Suuqyo Casri ah. https://www.youtube.com/watch?v=P1G3tTHI844

Read More

Shirqoolka Qawlaysatada Qasriga Somaliland Iyo Saamaynta Ay Ku Yeelan Karto Siyaasada Musharaxa Xisbiga Kulmiye

Hargeysa, 28 April, 2016-(SDN/QJ): – Inkasta oo Madaxweyne  Silaanyo iyo casaabada ku xeerani ay taageero siyaasadeed u muujiyeen Musharaxa Madaxweyne ee doorashada inagu soo foolka leh ee Xisbiga Kulmiye Mudane Muse Bixi loolankii u dambeeyey ee Garabka isbahaysiga ee markii dambe dawlada ka baxay, haddana waxaa mudooyinka u dambeeyey ka taagan Qasriga dalka looga taliyo…

Read More

Mudanayaasha Golaha Degaanka Magaalada Laascaanood oo Ku Hawlan Mooshin ay ku Eryayaan Maayarka Magaaladaasi

Laascanood , 28 April, 2016-(SDN/QJ): –   Khilaafka dawladda hoose ee degmada laascaanood ayaa maraya meeshii ugu xumayd kadib markii ay soo shaac baxday mooshin ka dhan ah maayarka degmada laascaanood Cisman Salebaan Jaamac taas oo ka dhalatay musuq maasuq la sheegay inuu hadheeyay dawlada hoose ee degmada laascaanood. Mooshinka oo hormuud u yahay maayarkii hore…

Read More

Wasiir Ku-xigeenka Caafimaadka Oo Xilka U Kala Wareejiyey Laba Isku-Duwe Iyo Khudbad uu Halkaas ka Jeediyey DAAWO

Burco, 28 April, 2016- (SDN/QJ) :– Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Xasan Daahir Dhimbiil, ayaa xilkii u kala wareejiyey isku duwaha cusub ee ay wasaaraddaasi u magacawday Gobollada Togdheer, Saraar, Daadmadheedh iyo Buuhoodle iyo isku duwihii hore ee wasaaraddaasi Dr Cabdi Yaasiin Xaaji Saleebaan. Munaasibad ballaadhan oo xil wareejintan loogu qabtay magaalada Burco Shalay,…

Read More

Haweenay iyo ilmo yar oo ku dhintay Deegaanka Jalam ee gobolka Nugaal Iyo Sababta Geeridooda DHAGAYSO

Buurtinle, 28 April, 2016- (SDN/QJ): – Deegaanka jalam oo hoos tagta degmada Buurtinle ee gobolka Nugaal ayaa waxaa ku geeriyooday haweenay iyo wiil yar oo ay gacanta haysatay.   Haweenaydan iyo wiilkan ku dhintay deegaankaasi ayey dhimashadoodu timid kadib markii ay ku dhacay berked xili ay xoolo dabada ka waday.   Sahro Daahir Cabdille Ehelada…

Read More

Sucuudiga oo Jeexday Qorshe Uu Kaga Kaaftamooyo Ku-tiirsanaanta Dhaqaale Ee Shidaalka

Riyaadh, 28 April, 2016- (SDN/QJ): – Dawladda Saudi Arabia, ayaa meel-marisay Qorshe is-beddelo lagu samaynayo dhaqaalaha dalkaas, kaasoo loogu talo-galay in lagu Casriyeeyo, dhawr Noocna lagaga dhigo Dhaqaalaha Boqortooyada Sacuudiga. Mas’uuliyiinta Sucuudiga, ayaa sheegay in Qorshahani uu yahay mid lagu doonayo in lagu dhimo ku tiirsanaanta Sucuudigu uu ku tiirsan tahay lacagaha ay Shidaalka ka…

Read More

Guddoomiye Cirro oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Washinton

Washington 27.April 2016 (SDN/QJ):-Wafti balaadhan oo uu Hogaaminaayey Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Mudane C/raxmaan Maxamed C/laahi ayaa goordhawayd soogaadhay caasimada dalka Maraykanka ee Washington DC Waftigan ayaa markii ay soogaadheen Washington DC waxa si mugle ugu soo dhaweeyey Taageerayaasha Xisbiga Waddani ee dalka Maraykanka oo ay hogaaminayaan Masuuliyiinta Sare ee Xisbiga Waddani Ujooga dalk Maraykanka. Safarka…

Read More

Magacyada Marxuumiintii ku Geeriyooday Shilkii Baabuur ee Maanta ka Dhacay Duleedka Bari ee Caasimada Hargaysa

Hargaysa 27.April 2016 (SDN/QJ):-Shil gaadhi oo khasaare nafeed gaystay ayaa maanta ka dhacay duleedka bari ee caasimadda hargaysa waxana ku dhintay shan qof ka dib markii Laba Booyadood oo ka mid ah Gaadiidka Biyaha u soo Qaada Magaalada hargaysa ay isku dhaceen . Shilkan ayaa ka dhacay meesha lagu magacaabo Burcada yar ee Bariga hargaysa…

Read More

Wasaaradda Duulista Somaliland oo Xukuumadda,Xisbiyadda Qaranka iyo Bulshada kaleba ka Mamnuucday inay Gudaha Madaarka Cid ku soo dhaweeyaan DAAWO

Hargaysa 27.April 2016 (SDN/QJ):-Mas’uuliyiinta ugu saraysa Wasaaradda Duulista iyo Hawada Somaliland waxay maanta laga bilaabo ka mamnuuceen Guddaha Airportka Cigaal International Airport soo dhaweyntii dadku ay kaga hortagayeen Mas’uuliyiinta Dawladda, Asxaabta iyo dadka kaleba, iyagoo sheegay in Madaxweyne Axmed Siilaanyo uu ka Ogolaaday Qaraarkan lana qaatay. Waxayna Go’aankan Ku Sababayeen Mid ay Kor ugu Qaadayaan…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo iyo Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda oo ka Hadlay Khasaaraha ka dhashay Shil Baabuur oo duleedka Hargaysa ka dhacay

Hargaysa 27.April 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo Isagoo ku hadlaaya magaciisa iyo ka shacbiga Somaliland waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoysaskii, qaraabadii, eheladii, asxaabtii iyo guud ahaan shacbiga Somaliland isagoo ka tacsiyadaynaya dadkii ku geeriyooday shilka naxdinta leh ee ka dhacay Kantratoolka bari ee Hargeysa maanta 27/04/2016, shilkaas oo…

Read More

Gudidda Anshaxa Nidaamka Diiwaangelinta oo Xisbiyada Qaranka u soo Jeediyay inaanay Siyaasadayn Hawlgalka Diiwaangelinta DAAWO

Hargaysa 27.April 2016 (SDN/QJ):- Gudida Ilaalinta Anshaxa Diiwaangelinta iyo Doorashooyinka S/land  ayaa Asxaabta  Qaranka  uga digay inaanay Olole Siyaasadeed uga faa’iidaysan Hawlgalka Qaran ee Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo malinta  sabtida  ah ee todobaadka danbe laga bilaabi doono  gobolka Maroodi-jeex.

Read More

Waraysi Qiiro Leh Oo Meel Xeeb Ah Lagaga Qaaday Qaar Ka Mid Ah Dhalinyaradii Ka Bad Baaday Doontii Dhawaan Qaraqantey Iyo Xusuusta Ay Ku Reebtey Dhacdadaasi DAAWO

Hargaysa 27.April 2016 (SDN/QJ):- Jamaal Osmaan oo ka mid ah wariyayaasha Somalida ah ee ka hawl gala Tvga loo yaqaan Chanell4 ee dalka uk ayaa warbixin qiiro badan  kasoo diyaariyey qaar ka mid ah dhalinyaradii somalida ahaa ee ka bad baaday doontii ay ku dhinteen in kabadan 400 oo qof. Waraysigan ayaa wariye Jamaal uu…

Read More

Wasiirka Madaxtooyada Oo Sharaxaad ka Bixiyey Kulan Ay Nairob ku yeesheen Wafti ka Socday Somaliland iyo Safiiro ka Tirsan Midowga Yurub oo ay ka wada xaajoodeen Mashruuca Banka Qoolcaday

Nairobi 26.April 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa sharaxaad ka bixyey kulan ay magaalada Nairobi kula yeesheen isaga iyo masuuliyiin ka tirsan Dawladda Somaliland Wakiilo ka socday Midowga Yurub. Wasiir Xaashi ayaa faahfaahinyey Qodobo afar ah oo ay isla qaadaa dhigeen Waftiga Somaliland iyo safiiradaasi, waxaanu xusay inay Safiiradaasi u cadeeyeen in Somaliland…

Read More