Bulshada ku Nool Degmada Salaxlay Oo Maanta Weftigii Sama-wade Si Ballaadhan U Soo Dhaweeyey
Salaxley 05.May 2016 (SDN/QJ):-Weftiga Sama-wade ee uu hoggaaminayey guddoomiye ku-xigeenka Xisbiga WADDANI ahna ku simaha guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Axmed Muumin Seed, ayaa gaadhay maanta degmada Salaxley ee gobolka maroodi-jeex,halkaas oo si meeqaam saraysa loogu soo dhaweyey weftiga. Md:Axmed Muumin Seed iyo weftiga Sama-wade ee uu hoggaaminayo ayaa soo dhaweyn aan loo kala hadhi kala kulmay…
