31 qof oo ku dhintay dab ka kacay dhul kaymo ah oo ku yaala dalka Portuqaal
Portugal 17. October 2017 (SDN/QJ):- Sida ay sheegtay laanta la dagaalanka dabka ee dalka Portuqaal, waxa sidoo kale ku dhaawacmay dabkaasi daraasiin qof oo kale. Haweenay afhayeen ah oo u hadlay laanta la dagaalanka dabka ayaa sheegtay inuu dabku ka holcayo 145 goobood. dhinaca waqooyiga dalkaasi ee xudduuda la leh dalka Isbayn dab ka kacay…
