Webmaster

Somaliland iyo Jeegaanta Siyaasadda! Falanqaynta Wargeyska Ogaal

Hargaysa 17. October 2017 (SDN/QJ):- Maalmahan waxa Masraxa beretanka hadal-hayntiisu ku badnayd erayga Jeegaan, oo Soomaalida qaarkood ay ugu yeedhaan ‘Qaanso-Roobaad’. Jeegaan, marka dhinaca Roobka laga eeggo Soomaalidu waxay tidhaahdaa ‘Gaagixiso’ waxay yidhaahdaan, Daruuro Biyo sidkoodu buuxo oo aad hoorrimaad u eegayso haddii Jeegaani isku jeeni- qaarto, dihasho lagama fisho. Markaasaa wada-jirkooda kuugu dambaysa, aragtida…

Read More

“Guddoomiye Faysal Cali Waraabe, waa waayo-arag, waxaanan ku amaanaya inuu aqbalay go’aamadii Guddida Doorashooyinka Qaranka ee natiijadii 2003-gii, 2005-kii iyo 2010-kii..” Madaxweyne Siilaanyo

Hargaysa 17. October 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa Kulan Casho ah la yeeshay Guddiga doorashooyinka, Musharrixiinta Saddexda Xisbi, Guddoomiyaha Golaha Guurtida, Guddoomiyaha Maxkamadda Sare, Taliyeyaasha Ciidammada, Guddoomiyaha Akaademiga Nabadda iyo Horumarinta iyo Xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada, waxaanu kulankaasi daaranaa hawlaha doorashada innagu soo foolka leh iyo sidii loogu hoggaansami lahaa…

Read More

Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland oo Xubno Garsoorayaal ah u Furay Tababar ku saabsan Sidii ay uga feejignaan lahaayeen Cabashooyinka Doorashadda DAAWO

Hargaysa 17. October 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha maxkamada sare ee Somaliland Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed ayaa garsooreyaasha dalka u furay kulan ku saabsan sidii ay uga feejignaan lahaayeen  waxna uga qaban lahaayeen cabashooyinka ka iman kara doorashooyinka. https://www.youtube.com/watch?v=UJWSPXrPrcw

Read More

Duco iyo Dardaaran Dhaxal-gal ah oo Madaxweyne Siilaanyo u Jeediyey Komishanka, Xisbiyada, Ciidanka, Guurtida iyo Maxkamadda Sare SAWIRO

Hargaysa 17. October 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa  Kulan Casho ah la yeeshay Guddiga doorashooyinka, Musharrixiinta Saddexda Xisbi, Guddoomiyaha Golaha Guurtida, Guddoomiyaha Maxkamadda Sare, Taliyeyaasha Ciidammada, Guddoomiyaha Akaademiga Nabadda iyo Horumarinta iyo Xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada, waxaanu kulankaasi daaranaa hawlaha doorashada innagu soo foolka leh iyo sidii loogu hoggaansami lahaa…

Read More

 ‘’Salaadiinta Garxajis ee Boorama iyo Laascaanood Joogaa Ma Qur’aan ayay ka akhrinayaan,Axmed Mirre anaga nooma Hanjabi karo ee Sacad Muuse ayuu la hadlayaa’’ Boqor Buur Madow oo si qaawan ula hadlay Madax dhaqameedka Beelaha Garxajis DAAWO

Hargaysa 17. October 2017 (SDN/QJ):- Boqor Cismaan aw Maxamud Buur Madow ayaa si adag ula hadlay Salaadiinta Beelaha Garxajis oo uu sheegay inay socdaal ku marayaan Gobolada Awdal iyo Sool. Buur Madow ayaa difaacay Shirkii Burco ay ku wada yeesheen Salaadiinta Beesha Subeer awal ee Ku saabsanaa Sidii loo dhisi lahaa Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga…

Read More

Ciidanka Booliska Somaliland oo Heegan Buuxa la Geliyey iyo Taliyaha Ciidanka Booliska oo Fariin u diray Xisbiyada Siyaasadda DAAWO

Hargaysa 17. October 2017 (SDN/QJ):- Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto C.laahi Fadal Iimaan ayaa Sheegay in Heegan buuxa la Geliyey Ciidamadda Booliska Somaliland waxaanu Fariin adag u diray Xisbiyada Qaranka Iyo Taageerayaashooda Waxaanu hadalkan ka sheegay Xili Tababar loo soo Xidhayay Xubno Ka Tirsan Ciidanka.

Read More

Murrashax Muuse Biixi oo Bulshada ugu Baaqay inay Nabadda iyo Wadajirka Muhiimad gaar ah Siiyaan Waqtiga Doorashada DAAWO

Hargaysa 17. October 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa si qoto dheer u sharraxay qiimaha ay nabadda iyo wada-jirku u leeyahay Jamhuuriyadda Somaliland iyo shacabkeedaba, waxaannu ku baaqay in xil gaar ah la iska saaro ilaalinta nabadgelyada wakhtiyada lagu jiro ololaha siyaasadeed ee dalka ku soo foolka leh….

Read More

Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo Magaaladda Ceerigaabo ku Gorfeeyay Barnaamijka Xisbiga Kulmiye DAAWO

Ceerigaabo 17. October 2017 (SDN/QJ):- Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo ka Mid ah Saraakiisha Xisbiga Kulmiye oo Socdaal uu ku Iibgaynayo Barnaamijka Siyaasadeed ee Xisbiga Kulmiye ku maraya Gobolada bari ee dalka ayaa Gaadhay Xarunta Gobolka Sanaag ee Magaaladda Ceerigaabo oo uu ku qabtay Kulan la xidhiidha Tiirarka uu ku taagan yahay Barnaamijka Kulmiye.

Read More

Prof Siciid Axmed Xasan oo Aqoontii uu Dibada ku soo bartay Go’aansaday inuu uga Faa’iideeyo Ardayda Dalkiisa Ku Nool Isla markaana Hindisay Jaamacada Golis University Xog-waran

Hargaysa 17. October 2017 (SDN/QJ):- Prof Siciid Axmed Xasan  Waxa uu ka mid yahay aqoon yahanka Somaliland ee Dalkiisa ku soo kordhiyey aqoon ay da’yartu u doonan Jirtay Waddanka Dibadiisa Waxaanu Somaliland ka aasaasay Jaamacadda Golis oo uu Gudoomiye ka yahay taas oo Gobolada Somaliland-na intooda badan ku leh Faracyo ka mid ah Jaamacadaas. Prof…

Read More

‘’ Waa la garanayaa cidda waxan ka danbeysa, waxaan leeyahay ka jooga’’ Mukhtaar Rooboow DAAWO

 Muqdisho 17. October 2017 (SDN/QJ):- Mukhtaar Rooboow Cali Abuu-Mansuur oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta gurmadka Qaran ayaa ku eedeeyay qaraxii Sabtidii ka dhacay magaalada Muqdisho in ay ka danbeeyaan kooxda Al-shabaab, inkastoo Al-shabaab aysan sheegan mas’uuliyada Qaraxan. Mukhtaar Rooboow ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay weerarkii Ismiidaamin ah oo sida uu hadalka u dhigay…

Read More

Kadib Qaraxii Lagu Hoobtay ee Ka Dhacay Muqdisho Iyo Dawlada Qatar oo Sheegtay in Sababta Qaraxu la Xidhiidho Aargoosi Siyaasadeed oo Somalia kaga Yimid Mawqifkii ay ka qaadatay Xaalada Khaliijka!!

Doha 17. October 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar Sheekh Mohammed bin Abdulrahman Al-Thani ayaa sheegay in Soomaaliya ay ka aargoosanayaan waxa uu ugu yeerray dowladdaha xiriirka u jaray Qatar. Wasiirka oo wareysi dhinacyo badan siiyay Wargeyska Al-Sharq ee laga leeyahay dalka Qatar ayuu ku sheegay Soomaaliya in ay ka aargoosanayaan dowladaha Qatar go’doomiyay sababo…

Read More

Ciidamada qaranka Ciraaq oo gudaha u galay gobolka Kirkuuk oo ay isku horfadhiyeen ciidamada Ciraaq iyo kuwa Kurdiyiinta ee Peshmerga toddobaadkii ugu dambeeyey

Baghdad 17. October 2017 (SDN/QJ):- Ciidamada Ciraaq waxa ay hore u soo qabsadeen deegaannada ku xeeran gobolka Kirkuuk ka hor intii aanay gudaha u geli gobolka. kumanaan qof ayaa ka qaxaya deegaanada ay galeen ciidamada Ciraaq. Ciidamada qaranka Ciraaq ayaa u dhaqaaqay deegaanada ay maamuulaan kurdiyiinta Peshmerga saddex wiiga ka dib markii ay maamul-gobaleedka Kurdiyiintu…

Read More

Madaarka Hargeysa Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Masuulyiin Ka Tirsan Xisbiga Waddani Oo Dalka Dibadiisa Ka Yimid DAAWO

Hargaysa 17. October 2017 (SDN/QJ):- Saraakiisha sar sare ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa ay madaarka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa ay si diiran ugu soo dhaweyeen  masuulyiin ka tirsan xisbiga Waddani oo ka mid  dalalka qaarada Yurub . Masuulyiintan ayaa waxaa ay kala yahiin  Jamac Saleeban Cabdi Macuun Xidhiidhiyaha bariga Africa ee xisbiga…

Read More

Kuuriyadda Koonfureed Iyo Maraykanka oo Dhoola Tus Wada Jir ah Sameeyay Kaas oo Socon Doona Ilaa 20-ka Bishan October

Seoul 17. October 2017 (SDN/QJ):- Dalalka Kuuriyada koonfureed iyo Mareykanka, ayaa dhoolatus millateriy oo dhinaca badda ah si wada jir ah  uga samaynaaya Biyaha Jasiirad la mooda kuuriya iyada oo ay kacsan tahay xiisadda  Barnaamijka Nuclear-ka  ee Kuuriyadda Waqooyi. Afhayeen u hadlay Wasaaradda Gaashaan dhiga kuuriyada koonfureed ayaa sheegay,in dhoolatuskan oo ka dhici doona xeebaha…

Read More

Dawlada Filibiin oo Sheegtay inay Khaarajisay Saraakiil Sare oo Ka Tirsan Dagaal Yahanka Abu Siyaaf ee Gacan saarka la leh Daacish

Marawi 17. October 2017 (SDN/QJ):- Ciidamada dawlada Filipiin ayaa sheegay inay dileen laba abaanduule iyo toddoba dagaalyahan oo ka tirsan kooxada Abu siyaaf ee xidhiidhka la leh ururka ISIS, ka dib markii ay ciidamad Filipiin dagaal ku  qaadeen caasimada gobolka Marawi. abaanduule sare oo ka tirsan ciidanka Filipiin ayaa warka ka sheegay shir jaraa’id. Abaanduulaha…

Read More

Doon ay Saarnaayeen Qaxoonti ka soo Jeeda Qoomiyada Rohinga ee Myanmar oo Qarqoontay,Khasaaraha Dhimasho ee Ka dhashay & Dad la La’ Yahay Meel ay Raq iyo Ruux ku danbeeyeen

Bangladesh 17. October 2017 (SDN/QJ):- Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhintey tobanaan kalena waa la la’yahay ka dib markii ay la qarqantay dooni ay saarnaayeen qaxoonti muslimiinta Rohingaha ah ee wdanka Barma , iyaga oo u sii jeeda Dalka bangaladheesh sidaasina waxa sheegay ciidanka ilaalada xeebaha ee dalka bangaladheesh. Wakaaladda Wararka ee France press…

Read More

Dayuuradaha dagaalka Dalka Turkiga oo Duqeeyay Goobo xarumo u ah Ururka P.K.K. oo ku yaala woqooyiga dalka Ciraaq

Ankara 17. October 2017 (SDN/QJ):- Bayaan ka soo baxay Taliyaha Ciidanka dalka Turkiga ayaa lagu sheegay in Goobaha ay dayuuradaha Ciidanka Turkigu duqeeyeen ay ahaayeen Goobo ay ku tabobartaan xooggaga PKK  iyo bakhaaro ay saanada dhigtaan. Bayaanku waxa uu intaa ku daray in hawl-galkan ay dayuuradaha Ciidanka Turkigu fuliyeen ka dib markii laga war helay…

Read More