Madaxweyne Silaanyo Oo Kormeer Iyo Xadhig Ka Jarid Ku Sameeyey Dhismeyaal Xukuumadu Ka Wado Boorama
Boorama 05.April 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, iyo weftigii uu hogaaminaayey ee xalay u hoyday gobolka Awdal ayaa maanta mashaariic dhawra ka fuliyey gudaha magaalada boorama, shirna la qaatay isu duwayaasha gobolka, madaxdhaqameedka iyo guddida abaaraha. iyadoo Madaxweynuhu uu kulamo la yeeshay guud ahaan maamulka gobolka, madaxdhaqameedka, guddida abaaraha ee gobolka…
