“Xoojinta Haweenka Afrika Waxay Yarayn Kartaa Aids-ka” Professor Quarraisha Abdool Kari moo
Addis Ababa, 04.April 2016 (SDN/QJ):- ‘ Illaa aynu ka dhamayno dunida cudurka Aids-ka hadii ay daaweyn lagu sameeyey tahay ama ay ka hortagiisa oo la badiyey tahayba ma qabo in hawshaydu dhamaatay’ sidaa waxaa tidhi Professor Quarraisha Abdool Kari moo todobaadkii hore la guddoonsiiyey abaalmarinta sayniska ee haweenka adduunka, iyadoo abaalmarintan ku muttaysatay halgankii dheeraa…
