“Abaarta ka Taagan Somaliland Waxay Halis ku Tahay Amaanka” Wargeyska Caanka ah Frankfurten Rundschau iyo Warbixin uu ka qoray Somaliland
Frankfurt 08.April 2016 (SDN/QJ):- “Waxaanu boobi doonaa dukaamada, hadday kelifto, Ilayn qaab kale oo ku badbaadno ma haynee,” ayuu yidhi Daahir Qorax, oday 76 jir ah oo ku nool magaalada Gaarisa, sidaa waxa lagu bilaabay warbixin xaaladaha abaaraha ba’an ee ka taagan deegaamada Galbeedka dalka uu ka qoray wargeyska ka soo baxa dalka Jarmalka shalay….
