Somaliland: Wasaaradda Degaanka Oo Qabatay Shixnad Kootarabaan Ah Oo Laga Soo Dejiyay Dekada Berbera
Hargeysa, 01.April 2016-(SDN/QJ): – Wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Jamhuuriyadda Somaliland oo adeegsanaya ciidamada amnaanka ayaa gacanta ku soo dhigtay gaadhi nooca xamuulka qaada ah, kaasi oo siday bacaha isticmaalkooda dalka laga mamnuucay ee madaxweyne Axmed Siilaanyo Digreeto wadanka kaga mamnuucay bishii April ee sannadkii hore. Kootarabaankan ayaa ka soo degay marsadda Berbera. Agaasimaha…
