Webmaster

“Guddoomiye Ku-xigeenada Labaad Iyo Saddexaad Iyagaa Iska Saaray Xisbiga KULMIYE” Gudoomiyaha Golaha Dhexe Jaamac Shabeel

Hargeysa, 26,March,2016(SDN/QJ):-Guddoomiyaha Golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE, Jaamac Ismaaciil Cigge (Jaamac Shabeel), ayaa sheegay in guddoomiye Ku-xigeenadda labaad iyo saddexaad ee xisbiga KULMIYE ay  si iskood ah iskaga saareen xisbiga tallada haya ee KULMIYE,waxaanu uga digay haddii ay sheegtaan astaanka xisbiga inay ciqaab mutaysan karaan. Sidaasna waxa lagu sheegay war-saxaafadeed oo uu Caawa soo saaray Guddoomiyaha…

Read More

Maamulaha Madaarka Hargeysa Maxamed Yuusuf Ismaaciil oo ururka Haldoor u sameyeen Soo dhawayn aad u saraysa Daawo sawirada

London26March16(SDN/QJ) Ururka samafalka ee haldoor ee xaruntiisu tahay Uk oo soo dhawayn balaran ugu sameyey Maamulaha Guud ee Madarka Hargaysa Mudane Maxamed Yusuf Ismaacil iyo gudoomiya Ururka samafalka ee khadiija  ee xaruntiisu tahay Norway Marwo Shamis Askar  soo dhawayntan ayaa waxa ka soo qayb galay xubnaha ururka ee Uk iyo Martii sharaf kale .Munasabadan oo casho…

Read More

Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA oo ka hadlay haayado warbaahineed oo Xukuumada Xayirtay

Hargeysa 26,March,2016(SDN/QJ):-Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA isagoo dabaqaya Xeerka Saxaafadda Somaliland Xeer No:27/2004 qoddobadiisa 6 iyo 7aad oo si cad u qeexaya xaqa muwaadiniitu ku heli karaan ruqsad warbaahineed, islamarkaana ay ku cadahay dariiqa ay u marayaan shuruudaha looga baahanyahay, waxa uu arkaa caqabado badan oo ka taagan inay dadweynuhu nidaamkaasi maraan, kadib markii ay wasaaradda…

Read More

Dawlada Maraykan oo Duqeyn ku khaarijisay Wasiirkii maaliyada ee Kooxda Daacish

Baqdad 26,March,2016(SDN/QJ)-Wasaarada Gaashaandhiga ee Maraykanka ayaa Jimcihii shalay xaqiijisay in la dilay Wasiirkii Maaliyada ee ISIS ama ururka Khilaafada islaamiga ah ee Daacish. Abdi al-Rahman Mustafa al-Qaduli ayaa hore uga soo mid ahaan jiray Al Qacidada Ciraaq isla markaana kamid ahaa hogaamiyeyaasha Shabakada Al Qacida ee qaabilsanaa xidhiidhka dibada ayaa muddooyinkii danbe ahaa Madaxa maaliyada…

Read More

Shalay iyo Maanta Dib u Milicso Heerkii uu Gudoomiye Muuse Biixi ka Taagnaa in la Xidho Salaadiinta Wakhtigii Marxuun Cigaal “Wixii Shalay la Toosnaa ayaa Maantana La Qaloocday” DAAWO

Hargaysa 25.March 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa lala Xidhiidhiyey inuu ahaa Maskaxdii ka danbaysay Fal ay Xukuumadda Iyo Xisbiga Kulmiye ku rabeen inay kaga Takhalusaan Suldaanka Guud ee Beelaha Subulaha ilaa Saaxil ee Subeer awal oo uu dhalasho ahaan ka soo Jeedo. “Sida aad…

Read More

“Xadhigaad qabsataaba kuu go’ ayuun baan maqli jiray Allaylehee ina Biixi ayaa xadhiguu qabsadayba u go’ ay “ Cali Guray

Hargaysa  25,March,2016(SDN/QJ):- Guddoomiyaha 3-aad ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID Mujaahid Cali Guray, ayaa soo bandhigay ficilada uu samaynayo Muuse Biixi cabdi, haddii loo doorto hogaaminta dalka Somaliland, isla markaana wuxuu ka digay in shacabka reer Somaliland ay codsiiyaan murashaxa kulmiye oo uu ku tilmaamay qof aan u qalmin hoggaminta shacabka reer Somaliland. Sidaa wuxuu…

Read More

“Badhasaabka Gobolka Togdheer Qabo Dagaalkii Bederna Waanu wada Galnay Markii Cirro Ucid iga qaadayay Ninkii Ucid ila soo Dhiciyey ayuu ahaa” Gudoomiye Faysal DAAWO

Burco 25,March,2016(SDN/QJ):- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa difaacay Badhasaabka Gobolka Togdheer Qabo oo diyaariyey soo dhaweyn loo sameeyay Doraad Guddoomiyaha Ucid Iyo Wefti Uu Hogaaminayey oo gaadhay Magaalo madaxda Gobolka Togdheer ee Burco.

Read More

“Golaha Wakiilada ee hadda jira oo ah 82 Xildhibaan- 55 xubnood waa deegaanka dhexe, halka Gobolada dhinacyadu yihiin 27,Halkaa….” Wasiir ku Xigeenkii Hore ee Wasaaradda Shaqada

Hargaysa  25,March,2016(SDN/QJ):- Wasiir ku Xigeenkii Hore ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Somaliland Mudane Cabdiwaaxid C.qaadir C.raxmaan ayaa Si taxadir leh uga hadlay Saami qaybsiga Kuraasta aqalka Wakiiladda oo Qaar ka Mid ah Gobolada Somaliland Gaar ahaan kuwa Darafyadu ay Saluug ka qabaan. Sida uu ku Sheegay Qoraal kooban oo uu ku faafiyey barta uu…

Read More

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Puntland oo Garacad Gaadhey iyo Siduu uga Hadlay Hawl-galkii Danab ee u dhexeeyay Alshabaab Iyo Puntland DHAGAYSO

Garacad  25,March,2016(SDN/QJ):-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Gaadhay magaala xeebeedka Garacad ee Gobolka Mudug, halkaas oo ay kusoo dhoweyeen xubno kamid ah Golaha Wasiirada iyo Saraakiisha Ciidanka oo muddadii dagaalku soconeyey ku sugnaa Deegaankaasi. Madaxweynaha ayaa markii uu gaadhey deegaanka Garacad ayaa waxa uu kulamo xog waraysi ah oo ku saabsan xaaladda guud…

Read More

Maamul Goboleedka Galmudug oo guul ka sheegatay Dagaalkii Shalay dhexmaray Ciidamada Dawlada iyo Al-Shabaab DHAGAYSO

Caddaado 25,March,2016(SDN/QJ):- Madaxwayne ku xigeenka Galmudug mudane Maxamed Xaashi Cabdi ayaa ka hadlay dagaal Shalay dhexmaray ciidamada Galmudug iyo kuwa Al-Shabaab. Madaxwaynaha ayaa sheegay inay jiraan dad ay ku qabteen dagaalkii Shalay kuwaas oo tiradooda uu ku sheegay inay gaayso 14 qof halka dhimashaduna ay tahay 20.   Madaxwayne ku xigeenka ayaa sidoo kale hanbalyo u…

Read More

Qaramada Midoobay oo cambaaraysay askaraynta caruurta ay adeegsato al-Shabaab Iyo Dulucda Wada Hadalo u dhexeeya QM Iyo Puntland

Muqdisho, 25 March 2016 (SDN/QJ):- Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating ayaa si kulul u cambaareeyay tirada badan ee caruurta ah ee kamid ahaa dagaalyahannada al-Shabaab, kuwaa oo ay soo qabteen xoogagga amniga ee Puntland intii uu socday dagaalki dhowaan ka dhacay qaybtaas ka tirsan Soomaaliya….

Read More

Hargeysa oo laga Xusay Maalinta Qaaxada Adduunka iyo Nuxurka Khudbaddii Wasiirka Caafimaadku ka jeediyay DAAWO

Hargaysa 25,March,2016(SDN/QJ):-Wasiirka wasaaradda caafimaadka ee JSL Dr saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-Toosiye) ayaa khudbad dheer oo uu ka jeediyey xuska maalinta Qaaxada Adduunka oo ku beegnayd Maalintii Shalay oo Taariikhdu ahayd 24 March waxa uu kaga hadlay kaalinta wasaaradiisu ka qaadatay la dagaalanka cudurka Qaaxada iyo xarumaha cusub ee daaweynta ee laga furay gobolada iyo degmooyinka…

Read More

Taageerayaal Reer Burco ah oo kusoo biiray Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid

Burco  25,March,2016(SDN/QJ):-XisbigaMucaaridka Ucid ayaa  Magalada Burco Ku Qabtay Munaasibad Uu Ku Soo Dhaweenayo Taageerayaal kusoo Biiray Xisbigaas. Munaasibaddan oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay isla markaana ay soo buux dhaafiyeen taageerayaasha baaxadd leh ee Xisbiga Ucid ayaa waxaa Xisbigu ku soo Dhaweenayay Taageerayaal Xisbigaasi ku soo biiray . Waxaana Munaasibaddani ay…

Read More

 Xuutiyiinta Yemen iyo Isbaheysiga Sucuudiga oo Wada Gaadhay Heshiis Xabad joojin ah

Sanca 25,March,2016(SDN/QJ):-Kooxda Shiicada ah ee Xuuthiyiinta ee ka dagaalamaya Waddanka Yemen iyo Dowladda Sacuudiga, ayaa la sheegay in wada hadal horudhac ah oo ay yeesheen ku heshiiyeen in xabad joojin laga dhaqan geliyo dagaalka ka socda Waddanka Yemen. Xabad joojintan ayaa lagu wadaa inay bilaabanto 10ka bisha soo socota ee April, waxaana sidoo kale xigi…

Read More