UAE: Maxkamad 11 qof ku xukuntay Xabsi Daa’in iyo Sababta lagu xidhay
Dubai 29,March,2016(SDN/QJ):-Maxkamada dalka Isu taga-Imaaraadka-Carabta ayaa Doraad xabsi daa’in ku xukuntay eedaysanayaal loo heystay inay abaabulayeen weeraro argagaxiso oo ay dhaqaale ugu aruurinayeen kooxo argagaxiso ah. Dadka maxkamada lasoo taagay ayaa gaadhayey 41 qof, kuwaasi oo labo kamid ah la xukumay iyagoo maqan. Kooxdan ayaa lasoo qabtay bishii Oktoober ee sanadkii hore waxaana lagu…
