Webmaster

Xoghayaha Guud ee Qaramadda Midoobay oo Ku Amaanay Dr’s Edna Aadan Samato bixinta Hooyadda iyo Dhalaanka DAAWO

Hargeysa 9. February,2016(SDN/QJ):– Dr’s Edna Aadan Ismaaciil Waa Shakhsiyaadka Faro ku tiriska ah ee Aqoonta Dhinaca Caafimaad ee ay barteen ugu adeegay Bulshadeedda iyo Kuwa Kale ee Caalamka. Xoghayaha Guud ee Qaramadda Midoobay Bankii Moon ayaa ku amaanay Dr’s Edna Aadan Cisbitaalka ay ka hirgalisay Somaliland. https://www.youtube.com/watch?v=-HnPjAjjthc

Read More

“Allahayow Aqoona Ha Igu Cadaabin Eexna Ha Iiga Tegin” Mujaahid Cali Guray

Hargeysa 9. February,2016(SDN/QJ):– Ummadda Somaliland guulaysan mayso hadii ay isla ogolaato inay isku dhaqdo been iyo khiyaamo iyo dulmi iyo cadaalad darro waayo intaa midna hiilka Ilaahay laguma helo guushana waxa bixiya Allaha oo keliya,sida uu Quraankiisa Kariimka ah inoogu sheegay(WAMA NASRU ILAA MIN CINDI LAAH. Soomaaliduna waxay ku maahmaahdaa WIXII AAN DAACAD LAGA AHAYNIBA…

Read More

“Cumar Caydiid Waxaa Loo Xidhay Amar Qarqoosh Oo Lagu Tilmaami Karo Ii haaye” Cali Sanyare

Atlanta 9. February,2016(SDN/QJ):– Wasiirkii hore ee qorshaynta qaranka isku duwida iyo xidhiidhka ha’yadaha caalamiga ee dawladii Daahir Rayaale Kaahin, Cali Sanyare, ayaa sheegay in xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo xadhig baalmarsan sharciga kula kacday Ganacsadde Cumar Caydiid, isla markaan wuxuu sheegay in sida loo xidhay ahayd amar qarqoosh. Qoraalka wasiirka ayaa u dhignaa sidan; “Waxaan la qabaa,…

Read More

Waddamadaa Itoobiya Iyo Jarmalka oo Wada Gaadhay Heshiis Iskaashi oo dhinaca Waxbarashadda ah

Addis Ababa February 9, 2016 (SDN/QJ):- Dawladaha jarmalka iyo Itoobiya ayaa ku dhawaaqay iskaashi buuxa oo ay ka yeelanayaan dhanka waxbarashada iyo tacliinta sare. Safiirka Magaalada addis-ababa  u fadhiya Dalka Jarmalka Mr Joachim Schmidt Oo maanta ka hadlay kulan ka dhacay Magaalada Addis-ababa ayaa sheegay in dawlada Jarmalku sii wadayso iskaashiga ay Itoobiya kala samaynayso…

Read More

Dhacdo Cusub Haweenay Dhakhaatiirtu Caddeysay Dhimashadeeda Oo Dib U Soo Noolaatay!!!

London 9. February,2016(SDN/QJ):– Hooyo u dhalatay dalka Ingiriiska ayaa si mucjiso ah ugu badbaaday dhimasho dhakhaatiirtu iyo qoyskeedu isla qirteen, ka dib markii wadnuhu istaagay sida dhimashada lagu yaqaano xaaladeeda iyo muuqaalkeeduba noqday, waxaana haweenaydaas oo wadnuhu istaagay, dhakhaatiirtu ka fara xasheen hawlihii gurmadka ee ay u samaynayeen, taas oo macnaheedu noqonayay in loo diyaarinayay…

Read More

Wax ka Ogow Sababta Cirbixiyeenadu Safarkooda Hawada Sare Ay Baastooladaha TP-82 Ugu Qaataan?

Washington 9. February,2016(SDN/QJ):– Macluumaad ahaan Dayax gacmeedyada iyo cirbixiyeenadu waxa ay ka mid yihiin, kuwa dadka badankoodu ugu aqoonta daran yihiin, mana dhacdo in aynu inta badan is waydiino waxyaabaha ay cirbixiyeenadu sii qaataan ee ay safarkooda hawada sare marka ay u baxayaan. In kasta oo ay duulimaadyada hawada sare iyo dayax gacmeedyadu muddo dheer…

Read More

Germany promises enhanced partnership in fields of education

Addis Ababa February 8, 2016 (SDN/QJ):- Germany will continue to be the key partner of Ethiopia in capacity building and in producing qualified professionals, announced German Ambassador to Ethiopia Joachim Schmidt.   Speaking at the International Dean’s Course Africa Workshop held in Addis Ababa today, Ambassador Schmidt said his country will continue efforts of offering…

Read More

Magaaladda Buuhoodle Iyo Baaxaadaga Siyaasadeed ee Ka Oogan + Isku dhac laga Warwar qabo inuu dhex maro Wasiir Xaglo Toosiye Iyo Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo Prof Galaydh

Buuhoodle 8. February,2016(SDN/QJ):– Ciidamada wasiirka Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglatoosiye iyo kooxo hubaysan oo taageersan hogaamiyaha dibad wareega ah ee Cali Khaliif Galaydh ayaa dadku ka cabsi qabaan inay inuu dhac ku dhex maro magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Buuhoodle.   Ciidamada oo ku wada sugan magaalada Buuhoodle ayaa ah kuwo ay marwalba…

Read More

Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE oo Casuumad loogu Sameeyey Gabiley Nuxurka kulamo dhexmaray Murrashaxa Muuse Biixi iyo cuqaasha & odayaasha Gobolka Gabiley SAWIRO

Gabiley 8. February,2016(SDN/QJ):– Guddoomiyaha, murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa casuumad ballaadhan loogu sameeyey magaalada Gabiley ee Gobolka Gabiley maanta, halkaas oo uu markii dambena kulamo kula yeeshay qaybaha bulshada ku dhaqan. Guddoomiyaha KULMIYE iyo wefti uu hoggaaminayo oo ka kooban xubnaha hoggaanka xisbiga, wasiirro xukuumadda ka tirsan oo ay ka…

Read More

Garabka Dhallinyaradda Xisbiga Waddani oo Dalladda Dhallinyaradda Somaliland ee Sonyo ku Sheegay Mid Dad Gaar ah u adeegta DAAWO

Hargeysa 8. February,2016(SDN/QJ):– Garabka dhallinyarada heer qaran ee xisbiga WADDANI, ayaa maanta si adag u dhalliilay dallada dhallinyarada heer qaran ee SONYO, waxaana war-saxaafaddeed ay maanta si wada-jir ah u soo saareen ay ku sheegeen in dallada SONYO ay gebi ahaanba ka gaabisay hawlahii wax-qabad ee loo igmaday, iyaga oo tilmaamay in gebi ahaanba ay…

Read More

Kaamaradaha Qarsoon ee Madaarka Muqdisho oo soo Bandhigay Qaabkii Diyaaradda Daallo loo Geliyey Walxaha Qarxa DAAWO

Muqdisho 8. February,2016(SDN/QJ):– Kaamaradaha qarsoon ee garoonka diyaaradaha ee Muqdisho ayaa duubay muuqaalo qaabkii loo qarxiyey diyaarada Daallo Airlines. Laba nin oo ka tirsan Kooxdda argagixisada ee Alshabab oo isu eekaysiiyey shaqaalaha garoonka ayaa laptop u dhiibaya nin oday ah oo ah ninkii isqarxiyey, kana soo dhacay diyaarada. Dowlada Federalka Soomaaliya ayaa gacanta ku haysa…

Read More

“Somaliland Quus kama taagna Wadahadalada (Somaliya) In lawada hadlo waxaa ansixiyey Baarlamaanka” Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland DAAWO.

Hargeysa 8. February,2016(SDN/QJ):– Wasiirka arrimaha dibada Somaliland Sacad Cali Shire oo shirjaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa sheegay inaanay Somaliland quus ka taagnayn wadahadaladii somaliya ay la lahayd. Wasiir Sacad waxaa uu ku dooday in baarlamaanka Somaliland ay ansixiyeen wadahadalaasi, isagoo sheegay in Somaliland iyo somaliya ay shireen sagaal jeer.

Read More

Siyaasiga C.rashiid Xasan Mataan oo si rasmi ah ugu Biiraya Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani iyo Saamaynta Loolanka Siyaasiyiinta Gobolka Awdal oo Cirka maraya

Hargeysa 8. February,2016(SDN/QJ):– Siyaasiga C.rashiid Xasan Mataan oo hore u ahaa Murashixii Madaxweyne Ku Xigeen ee Xisbiga Ucid isla markaana Xilkaas iska casilay dabayaaqadii sannadkii tegay Kadib Markii Khilaaf Xadhkaha goostay uu soo kala dhex galay Gudoomiye Faysal iyo Murashixiinta Madaxtinimo ee Xisbigaas ayaa si buuxda u go’aansaday inuu ku biiro Xisbiga Mucaaridka ah ee…

Read More

Waraabayaal Haraadan oo Weerar ku qaaday Dadka Iyo Duunyadda ku dhaqan Tuuladda Gumar ee Gobolka Hawd DHAGAYSO

Hargaysa 8. February,2016(SDN/QJ):– Tuulada Gumar ee Gobolka hawd oo ah deegaanada ay abaarta iyo biyo la’aanta baahsani ka taagan tahay ayaa maanta waxa Iska hor imaad adag ku dhexmaray dadweynaha deegaankaasi iyo raxan waraabayaal ah oo aad u haraadan kuwaas oo duhurnimadii Shalay soo weearary dadweyne iyo xoolo ka cabayey meel baraag ah oo ay…

Read More

Xuska 43 Guuradii ka soo Wareegtay Dhimashadda Abwaan C.laahi Suldaan Timcade oo Gebilay Lagu Muuneeyay DAAWO

Gebiley 8. February,2016(SDN/QJ):– Waxaa Magaaladda Gebilay Lagu qabtay Xuska 43 Guuradii ka soo Wareegtay Geeridii Abwaankii Caanka ka ahaa Geyiga ay degaan dadka ku hadla Luuqadda Somaliga alle ha u Naxariistee C.laahi Suldaan Timcade,Waxaana ka qayb galay Xuskaasi Hal abuuro Waaweyn,Mas’uuliyiin ka tirsan Golayaasha qaranka Somaliland iyo Marti sharaf kale.

Read More

Somaliland: Kufsiga loo geysto Sida Wadarta ah oo soo badanaya & Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka oo faahfaahiyey DAAWO

Hargeysa, 8. February,2016(SDN/QJ):– Dambiyada Kufsiga ah ee ka dhaca Somaliland, ayaa sidii hore ka sii kordhaya guud ahaan Gobollada iyo degmooyinka Somaliland.   Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Somaliland Xasan Axmed Aadan, ayaa sheegay in Tiro-koob Xafiiskiisu sameeyay Sannadkii 2015 iyo Sannadkii ka horeeyay ee 2014-ka ku ogaadeen inay sii kordhayaan Kiisaska Kufsiga ah ee…

Read More