Shabakadda Xidhiidhka Bulshadda ee Twitter-ka oo Is bedelo Mug leh lagu Samaynayo
Hargaysa 12. February,2016(SDN/QJ):– Barta Bulshadu ay ku xiriirto ee Twitter-ka ayaa la sheegtay inay ka fakareyso inay is-beddelo sameyso, si ay adeegsiga bartan uga dhigto mid fudud oo cid walba ay adeegsan karto. Arrintan ayaa imaanaysa, kaddib markii Warbixintii ugu dambeysay ee la soo saaray ee ku Saabsanayd Wax-qabadka Barta Twitter-ka ay Muujisay in…
