Madaxweyne Siilaanyo oo Maanta Magaaladda Burco Xadhiga kaga Jaray Wershad Samayn doonta Saabuunta adag SAWIRO
Hargaysa 4. February,2016(SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo oo maalmihii u danbeeyey ku sugnaa gobolka togdheer ayaa maanta kormeer iyo xadhig ka jarid ku soo maray Wersheda Saabuunta ee Ileys. Intii lagu gudo jirtay kormeerka wersheda saabuunaha kala duwan waxa madaxweynaha warbiximo kala duwan ka siinayey gudoomiyaha shirkada saabuunaha ee Ileys Mudane…
