Boorama oo Laga Bilaabay Xasuuqa Eyda Iyo Urur Maxaliya oo ka digay in la sumeeyo Eyda DAAWO
Boorama 2, February,2015(SDN/QJ):- Ururka Dhakhaatiirta Xoolaha ee SOVA, ayaa Golaha Degaanka Gobolka Awdal ugu baaqay in ay joojiyaan sumaynta iyo cidhibtir ay sheegeen in ay ku hayaan xayawaanka Eyda. Ururkan oo war-saxaafadeed soo saaray, waxa soo jeediyey in la ilaaliyo xuquuqaha xayawaanka, isla markaana haddii loo arko in ay waxyeelo leeyihiin tarantooda la joojiyo oo…
