Guddoomiye ku xigeenka 3aad ee Xisbiga UCID Cali Gurey oo taageeray Qaadashada Baasaboorka Somaliya ee Shacabka Somaliland
Hargeysa 3, February,2016(SDN/QJ):-Guddoomiye ku xigeenka saddexaad ee xisbiga UCID Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali Gurey) Ayaa kasoo horjeestay qorshaha xukuumada Somaliland ku joojisay in baasaaboorka somaliya lagu qaato magaalada Hargeysa. Mujaahid Cali Gurey waxaa uu ku dooday in aanay shacabka reer Somaliland ka maarmayn baasaaboorka Somaliya maadaama aan la aqoonsanayn baasaaboorka Somaliland. Cali…
