Webmaster

{DHEGEYSO}Fanaanka Sir Maxamuud Cumar oo ka hadlay xadhiga Ganacsade Cumar Ceydiid”Goobtu waa Gollihii Fanka Parking ma laheyn, Suldaana meel ugama Banaana”

London Feb 05,2016(SDN/QJ)-Fanaanka caanka ah ee Sir Maxamuud Cumar ayaa ka waramy muranka xariga sababay ee ka taagan dhismaha Gollihii Murtida iyo mededaalada ee Hargeysa. Xiisadaa ayaa sababtay xadhiga Ganacsade Cumar Ceydiid oo dawladii Madaxweyne Daahair Riyaale ay qandaaraas ku siisay dhismaha Teaterkii Hargeysa. HALKAN HOOSE UGA BOGO WAREYSIGA FANAAN SIR MAXAMUUD CUMAR OO KA…

Read More

Goobjooge ka Sheekeyay Wixii ka dhacay Gudaha Dayuurada Daallo Kadib Markii iyadoo Hawada ku Jirta uu Qarax ka dhacay Iyo Sidii ay  dadku Noqdeen DAAWO.

Muqdisho 5. February,2016(SDN/QJ):– Waxaa marba marka Ka danbaysa isa soo taraya Xogaha laga helayo Qaraxii ka dhex dhacay Diyaarad ay leedahay Shirkadda Daallo oo Xili ay ka kacday Garoonka Magaaladda Muqdisho ee Aadan Cade uu Qarax ka dhex dhacay iyadoo ku sii Jeeda Dalka Jabuuti. Wargeyska Maalinlaha ee Daily Blic ee ka soo baxa caasimadda…

Read More

Magacyada 22 Sarkaal 0o Ka Tirsan Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Uu Madaxweyne Siilaanyo Dallacsiiyey

Hargaysa 5. February,2016(SDN/QJ):– Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa Munaasibadii 22 Guurada ka soo Wareegtay Aasaaska Ciidanka Qaranka oo lagu qabtay Fadhiisinka Aaga bari ee Oog Wuxuu ku dalacsiiyay 22 sarkaal oo ka tirsan ciidanka qaranka,kuwaas oo la gaadhsiiyay darajaooyinka gaashaanle ilaa sareeye guuto. Waxaanay Magacyadani U dhignaayeen sida tana No Magaca Darajadii hore…

Read More

“Cali Warancade Ilmo yar oo toban jira ayaa ka caqli badan, umadii Soomaaliyeed ayuu inagu diray, Gaafow baana Run Sheegaya Marka aan Cali Warancade Aqaan,ee Madaxweyne Xilka ka Qaad ” Muj. Cali Gurey DAAWO

Hargaysa 5. February,2016(SDN/QJ):– Guddoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga UCID Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali Gurey) ayaa wasiirka Arrimaha gudaha somaliland Cali Warancade ku eedeeyay maamul Xumo iyo Lacag jaceyl uu la dhex joogo dalka. Mujaahid Cali Gurey Waxaa uu Wasiirka ku tilmaamay shaqsi kasoo horjeeda horumarka Somaliland isagoo sidoo kalena sheegay inuu Cali Warancade…

Read More

Xoghayaha Guud ee Xisbiga Kulmiye oo Sheegay in Wada Hadal u Socdo iyaga iyo Garabka Isbahaysiga Dimuquraadi doonka Kulmiye & Wasiirkii Hore ee Cadaaladda oo beeniyey DAAWO

Hargaysa 5. February,2016(SDN/QJ):– Xisbiga Muxaafidka ee KULMIYE, ayaa sheegay inay Wada hadallo kula jiraan Isbaheysiga Musharraxiintii KULMIYE ee ka cadhooday Shirkii Golaha dhexe ee Musharraxa Madaxweynaha loogu doortay Muuse Biixi Cabdi. Xoghayaha Guud ee Xisbiga KULMIYE Xasan Siciid Yuusuf, ayaa sheegay inay Wada hadallo u socdaan Isbahaysiga Musharraxiintii KULMIYE oo ay ka mid yihiin Xildhibaan…

Read More

Xogo Iftiimiyey sababaha Madaxweyne-xigeen Somaliland uga Cudur-Daartay faragelinta uu ku sameeyo Xadhigga Ganacsade Cumar Caydiid

Hargaysa 5. February,2016(SDN/QJ):– Madaxweyne-xigeenka Somaliland ayaa la sheegay inuu ka cudur-daartay faragelinta xadhiga ganacsade Cumar Caydiid Axmed, isla markaana Xukuumadda dalka Jabuuti ayaa la filayaa inay maanta faahfaahin ka bixiso mowqifkeeda xadhigan. Xogo wargeyska Himilo oo aanu Warkan ka soo Xiganay ka helay ilo ku dhow-dhow qasriga Madaxtooyada Somaliland ayaa lagu sheegay in Md. Cabdiraxmaan…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo iyo Weftigiisii oo Ku Sugan Magaaladda Berbera iyo Soo dhawaynta loo sameeyay DAAWO

Berbera, 5. February,2016(SDN/QJ):– Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Weftigii uu Hogaaminayay ayaa ka soo Ambo baxay Magaaladda Burco,Waxaana si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Berbera. Intii aanu Weftigu soo ambo bixin Magaaladda Burco Wuxuu Madaxweynuhu Xadhiga ka Jaray Wershad Cusub oo soo saari doonta Saabuunta adag oo ay leedahay Shirkada Ilays….

Read More

Dhacdo Naxdin Leh: Waddanka Yemen Iyo Hablo Soomaaliyeed oo Nolosho ku qasabtey inay Jidhkooda ka Ganacsadaan

Yemen 5. February,2016(SDN/QJ):– Wakaaladda Wararka ee Reuters, ayaa baahisay Sawirro laga qaaday Hablo Soomaali ah oo ku Nool Dalka Yemen, gaar ahaan Magaalada Dekedda ah Basateen oo ku taalla Koonfurta Dalka Yemen, kuwaasi oo Wakaaladdu sheegtay in Xaaladda Nololeed ee ay ku jiraan ku qasab tahay inay Jidhkooda ka Ganacsadaan. Hablahan oo ka mid ah…

Read More

Mudaharaad gilgiley Degmada Saylac, Booliska oo Rasaas Nool Adeegsaday & baaq loo diray Xukuumadda Somaliland Iyo Maamulka oo ka hadlay DHAGAYSO

Saylac, 5. February,2016(SDN/QJ):– Dadweyne u badan dhallinyaro, ayaa Shalay dibad-bax Rabshado wata ka dhigay Magaalada Saylac ee Xarunta Gobolka Selel ee Somaliland. Dadka dibad-baxa dhigay oo ka soo horjeeda Maamulaha kastamka Saylac Mr. Faysal dheere, ayaa Taayiro ku gubay barxadda hore ee Xarunta Kastamka Saylac, waxayna isku dhaceen Dadkaasi Ciidammada Booliska ee ilaalada ka ah…

Read More

“Adduunyadda lama arag nin la doonayo in goobtii uu dhisay ee gawaadhidda la dhiganaayey ee parkingka inta lagu qabsaddo oo cid kale layska siiyo” Murashax Jamaal Cali Xuseen

Hargaysa 5. February,2016(SDN/QJ):– Musharraxa Madaxweynaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen,ayaa cambaareeyay xadhiga Ganacsade Cumar Caydiid oo xukuumadu ku xidhay magaalada Hargaysa, islamarkaana xukuumada ugu baaqay ilaalinta xuquuqda muwaadinka,si deg deg ahna xoriyadiisii loogu soo celiyo ganacsade Cumar Caydiid,Hadaba Musharax Jmaal oo qoraal uu arintaa kaga hadlayo soo saaray waxaanu yidhi:- Sidaa waxa…

Read More

Cusbitaalka Ugu Cimriga Dheer Geyiga Soomaalida Ee Lagu Xakameeyo Xannuunka Ku Badan Dalka Iyo Dalalka Saxaaraha Ka Hooseeya  Oo Sanadkan Ku Guuleystay Inay Hoos U Dhigaan Fiditaankiisii

Hargaysa  5. February,2016(SDN/QJ):–  Agaasimaha cisbitaalka qaaxada (TB-da) ee Magaalada Hargeysa Dr. Cismaan Cabdi Maygaag ayaa sheegay in hoos u dhac weyni ku yimi heerkii uu dalka Somaliland ka taagnaa xanuunka Qaaxada sanadkan dhamaaday.ee 2015-ka. Agaasimaha cisbitaalka qaaxaddu  waxa uu sidaasi ku sheegay waraysi uu siiyay warbaahinta qaranka, sidoo kalena waxa uu ka warbixiyay xaalada guud…

Read More

Gudoomiyaha Hay’adda Diiwaanka Sakada Somaliland oo Kulan la qaatay Madaxweynaha Hay’adda ugu Weyn ee Mucaawinadda Dalka Kuwait

Kuwait  5. February,2016(SDN/QJ):–  Guddoomiyaha Hay’adda Diiwaanka Sakada ee Jamhuuriyadda Somaliland Dr. Siciid Maxamed Faarax, ayaa kulan ballaadhan la yeeshay Madaxweynaha hay’adda caalamiga ah ee AXYAA TURRAATH oo laga leeyahay dalka Kuwait oo uu socdaal shaqo ku joogo. Dr. Siciid oo safar shaqo ugu baxay waddamada Khaliijka Carabta, gaar ahaan dalalka Imaaraadka iyo Kuwait, waxa uu…

Read More

Maamul Goboleedka Jubbaland Oo Shaaciyey Inay Qaadi-doonaan Dagaal Ka Dhan Ah Al-Shabaab

Kismaayo 5. February,2016(SDN/QJ):–  Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa sheegay in ay isku diyaariyeen hawl-gallo ka dhan ah Al-shabaab, kaasoo dhawaan ay ku qaadayaan deegaannada ay ka maamulaan Gobollada Jubbooyinka. Axmed Madoobe ayaa intaa ku daray inay qorshahan muddo fog ka baaraan-dagayeen, isla markaana maalmaha soo aaddan la qaadi doonaan talaabooyinka Al-shabaab looga…

Read More

Wararkii u dambeeyay Xaalada Sheekh Maxamed Umal oo Qaliin Culus ku Galey Dalka Hindiya

Delhi  5. February,2016(SDN/QJ):– Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mida cullimada waaweyn ee dhulka Soomaalidu degto oo xaalad caafimaad u jiifay cisbitaal ku yaala Dalka Hindiya ayaa xaaladiisa caafimaad kasoo raynaysaa kadib marki uu galay qaliin culus oo lagu sameeyay. Sheekh Umal oo qoraal kooban ku baahiyay degalka uu ku leeyahay barta ay bulshadu ku…

Read More

Iskaashatada Caanaha ee Suuqa Gobanimo oo W. Xannaanada Xoolaha & Dawladda Hoose ka Ashkateeyay Ganacsato Dacaayado ka fidiyey Nadaafadda Caanaha

Hargaysa 5. February,2016(SDN/QJ):– Iskaashada Caanaha ee Suuqa Gobanimo ee Magaalada Hargeysa, ayaa cabasho ka muujiyey Dacaayado ay sheegeen inay Tayada iyo Nadaafadda Caanaha ay iibiyaan ka fidiyeen Xubno Magaalada Hargeysa ka furtay Meherado si gaar ah loogu iibiyo Caanaha Geela. Haweenka Iskaashatada Caanaha ee Barwaaqo, ayaa sheegay in Ragga leh Meheradaha lagu iibiyo Caanaha Geella…

Read More

Xannuun Cusub Oo Aan Talaal Iyo Daawo Lahayn Oo Ku Faafay Laatiin Ameerika Iyo Qallinkii Suxufi Cabdilaahi Wayab

Hargaysa 5. February,2016(SDN/QJ):– Waxa dalalka Laatiin Ameerika iyo kuwa ku yaal Jasaa’irka Karabbiinka haleelay FEYRAS[Virus] loo yaqaan ZIKA oo la ogaaday inay ka qaadeen qaniiyada Kaneecada ku nool jiidaha kullaylaha. Feyraskan ZIKA oo aan weli tallaal iyo daweyn rasmiya midna loo helay waxa ay waxyeeladiisa oo aad u culus ku kooban tahay dumarka oo kaliya,…

Read More

Shirka Golaha Wasiirada ee Dawladda Federaalka oo looga hadlay Shilkii Diyaaradda Daallo

Muqdisho, February 4, 2016 (SDN/QJ):-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Mudane Maxamed Cumar Carteh, waxaana kulankan looga hadlay qodobo kala duwan oo kamid tahay shilkii Diyaaradii Daallo ee ka duushay Muqdisho kuna siijeeday Jabuuti iyo Ammaanka guud ee dalka. Golaha Wasiirada ayaa…

Read More

Aqoonyahan Mohamed Hagi oo si aqooni ku dheehan tahay uga hadlay xadhiga ganacsade Cumar Caydiid

London Feb 04,2016(SDN/QJ)-Aqoonyahan Mohamed Hagi oo ku takhasusay culuunta dawlad wanaaga ayaa si cilmiyeysan uga waramay xariga ay xukuumada Somaliland u geysatay ganacsade Cumar Ceydiid. “Xadhigga ganacsade Cumar Caydiid, waa mid runtii aad looga xumaado. Ceeb bay dawladnimada ku tahay in sharciga iyada laga ga Cawdo. Xuquuq ka qaadidda qof muwaadin ah oo waliba maal-galiye…

Read More

Guddoomiye Faysal Cali Waraabe oo ka aamusay Xadhiga Ganacsade Cumar Caydiid, maxey tahay sababtu?

Hargeysa Feb 04,2016(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe oo looga bartay ka hadalka kolba xaaladaha dalka jira khaasatan khalaadaadka ay xukuumadihii isaga danbeeyay talada dalka Ayaan ila aiyo haatan si mug leh uga waramin xadhiga aan sharciga loo marin ee loo geystay Ganacsade Cumar Caydiid. Cumar Ceydiid ayaa ciidamo ka tirsan Booliska Hargeysa oo aan…

Read More