Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu maanta kulan la qaatay Culimada Dalka,Roob doon la Mudeeyay DAAWO
Hargaysa 30.Jan 2016 (SDN/QJ):- Kulankan oo ujeedadiisu ahayd sidii shacbiga loogu baraarujin lahaa inay tukadaan salaada Roobdoonta ee Madaxweynuhu u asteeyey inay dalka guud ahaanba ka qabsoonto ayuu madaxweynuhu ku bilaabay sidan:- Maadama aynu nahay ummad muslin ah marka uu sidan oo kale Roobku Dib u dhaco Abaartuna Adkaato Raxmadduna raagto waxaa rasuulka suubani CSW…
