Webmaster

Waddanka Eriteria iyo Dhacdo Cusub Waa Raggii Oo Lagu Ku Amray Guursiga Laba Xaas Haddii Kale Xabsiga inuu tago!!

Asmara 28. January, 2016-(SDN/QJ):-Kooxaha u ololeeya xuquqda Aadanaha ee dalka Eritrea ayaa soo bandhigay Qoraal ay ku sheegeen inuu ka soo baxay waaxda arrimaha diinta ee dawladda Eritrea. Qoraalka waxay dawladda Eritrea kaga codsatay ragga u dhashay dalkaasi inay guursadaan ugu yaraan laba xaas, iyadoo arrintaasi ugu wacan tahay iyadoo ay ragga ku yar yihiin…

Read More

Somalia: Civilians at Serious Risk

The Somali government and the Islamist armed group Al-Shabab placed civilians at excessive risk from conflict-related and other abuses during 2015. There were clashes over the creation of federal states by the government with the backing of the international partners. Displaced populations remained vulnerable to sexual violence and forced evictions. And Al-Shabaab carried out unlawful,…

Read More

‘Who knows what horrors he has been through?’ Swedish police chief sparks anger by SYMPATHISING with Somali boy, 15, ‘who stabbed refugee worker to death’

The head of the Swedish police has sparked outrage by expressing sympathy with the teenage asylum seeker accused of murdering social worker Alexander Mezher. National Police Commissioner Dan Eliasson, who has already admitted police cannot cope with the wave of migrant crime, said he has concerns about the ‘horrors’ and trauma the accused murderer may…

Read More

Weftigii Gudoomiye C.raxmaan Cirro oo Hargaysa ku soo Noqday Iyo Soo Dhawayn Miisaan leh oo Loo Sameeyay DAAWO

Hargaysa 27. January, 2016-(SDN/QJ) :– Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda ahna Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro Iyo Wefti Xisbigiisa ka Tirsan ayaa Dib ugu soo Laabtay Caasimadda Hargaysa Kadib Markii ay soo dhamaysteen Socdaal ay ugu Magac dareen Same-Wade oo ay ku soo Mareen Jiido badan oo ka tirsan Gobolka Togdheer…

Read More

Hargaysa: Shirkadaha Adeega Korontadda oo Shaaciyey inay Hoos u dhigayaan Qiimihii ay Markii hore ay ka qaadi Jireen Bulshadda DAAWO

Hargaysa 27. January, 2016-(SDN/QJ) :– Shirkadaha Adeega Korontada Siiya Caasimadda Hargaysa ayaa Maanta Shaaciyey in 30 Bishan January ay Bulshadda u soo Bandhigi doonaan Qiimo ka Jaban kii ay hore uga qaadi Jireen dadka Isticimaala Laydhkooda. Hadalka Shirkadaha ayaa ka danbeeyay kadib Kulan ay Wada Yeesheen Wasaaradda Ganacsiga iyo Shirkadaha Adeega Korontada u fidiya Caasimadda…

Read More

Gudoomiye Saleebaan Gaal oo ku goodiyey inay Cali Khaliif iyo Ciduu wataba ay iska celin Doonaan DAAWO.

Hargaysa 27. January, 2016-(SDN/QJ) :– Gudoomiyaha Golaha Guurtida Mudane Saleebaan Maxamud Aadan ayaa Markii Kowaad ka hadlay Hoos u dhaca ku Yimid Sarifka Lacagaha Qalaad iyo Sida aanay u jabin Maceeshadii daruuriga ahayd. Gudoomiye Saleebaan Waxaa kale oo uu si Kooban uga hadlay Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh. https://www.youtube.com/watch?v=jXTzzD9zxjM&feature=youtu.be

Read More

Wargeys Caalamiya oo baahiyey in Soomaaliya siidaysay Nin u dhashay Somaliland oo loo qabtey Weerarkii Al-shabaab Ee Xeebta Liido

Roma 27. January, 2016-(SDN/QJ) :–  Wargeys ka soo baxa Talyaaniga ayaa lagu sheegay in xukuumadda Soomaaliya xabsiga ka sii deysay nin lagu eedeynayey inuu ka dambeeyey qaraxii dhowaan lagu qaaday goob ku taalay xeebta Liido, ee Muqdisho, taasoo hadii ay dhabowdo halis ku noqonaysa dhamaan Waddamada jaaka la ah ee Somaliland ka mid  tahay.  …

Read More

“Ummadu uma baahna doolar jaban ee waxay u bahantahay raashin jaban” Wasiir Ku Xigeenkii Hore ee Qorshaynta Qaranka C.Kariin Axmed Mooge.

Hargaysa 27. January, 2016-(SDN/QJ) :–  Wasiir Ku Xigeenkii Hore ee Qorshaynta Qaranka C.Kariin Axmed Mooge ayaa si adag uga hadlay Isbedelka ku yimid Sarifka Dollarka oo inta badan lagu sarjari jiray Wax kasta oo Ganacsiga dalka la xidhiidha. Cabdi Kariin Axmed Mooge ayaa Qoraal uu ku faafiyey degelka uu ku leeyahay barta xidhiidhka bulshada ee…

Read More

Wareysi Madaxweynaha Puntland kaga Hadlay Maamul u samaynta Goboladda Sool,Sanaag Iyo Cayn iyo Amuuro Kale DAAWO

Garowe 27. January, 2016-(SDN/QJ) :–  Wareysi Dhinacyo badan Taabanaya oo u Madaxweynaha Puntland C.weli Gaas Siiyay TV-ga SBC ee Fadhigiisu Yahay Boosaaso Madaxweynaha ayaa Wareysiga kaga hadli doona Arimo badan oo ay ka mid yihiin Xaalada Dalka Soomaaliya Arimaha Puntland Arimaha ,Maamul u sameynta Gobolada Sool Sanag iyo Cayn Xilliga La filan karo nidaamka Xisbiyada Badan…

Read More

Dacwad Laga Gudbiyay RW. Cumar iyo Wasiirka Arimaha Gudaha Iyo Gudoomiyaha Maxkamadda Sare oo Taageeray

Muqdisho 27. January, 2016-(SDN/QJ) :–  Illaa 22 xisbi siyaasadeed ka jira dalka ayaa u gudbiyay Maxkamadda sare ee dalka dacwad ka dhan ah Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid iyo Wasiirkiisa Arrimaha Gudaha C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa)   Gal dacwadeed ay ku saxiixnaayeen Mas’uuliyiinta 22 Xisbi siyaasadeed ayaa waxaa guddoomay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Avv. Ceydiid Cabdulaahi Ilka-xanaf,…

Read More

“Shaygii Hal Doollar lagaa siin jiray, imika waxa lagu odhanayaa 2 kun ku soo darso.” Amakaaga Bulshadda ee Isbedelka Dollarka iyo Maceeshadda

Ceerigaabo, 27. January, 2016-(SDN/QJ) :–  Qiimaha lagu Sarrifo Lacagta Doollarka Maraykanka, ayaa aad hoos uga dhacay Magaalooyinka Dalka Somaliland, laakiin, illaa hadda waxa halkiisii taagan Qiimaha Ascaarta Darururiga.   Hoos u dhaca qiimaha lagu sarrifayo Lacagta Doollarka, ayaa taabatay Nolosha Dadweynaha Reer Somaliland ee Gobollada iyo degmooyinka.   Dadweynaha, gaar ahaan Dadka Danyarta, ayaa hoos…

Read More

Xagal-daaca Siyaasadda Arrimaha Dibadda Somaliland,Wasiir Sacad Cali Shire Iyo Ambassador  Cawil Cali Ducaale oo Ku Sugan  Addis Ababa

Hargaysa 27. January, 2016-(SDN/QJ) :–  Wefti uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda Sacad Cali Shire ayaa shalay u socdaalay dhinaca dalka Itoobiya, halkaasoo la filayo inay wadahadalo kula yeelan doonnaan dawladda Itoobiya. Weftiga Wasiir Sacad oo isla shalay gelinkii dambeba gaadhay magaaladda Addis Ababa waxa xubno ka ah Wasiirkii hore ee maaliyadda Cawil Cali Ducaale oo…

Read More

Baaqa Qaylodhaanta Abaarta Ee Labadda Gudoomiye ee Kulmiye Iyo Waddani

Hargaysa 27. January, 2016-(SDN/QJ) :–  Gudoomiyayaasha xisbiyadda Waddani iyo Kulmiye Cabdiraxmaan Cirro iyo Muuse Biixi ayaa ka hadlay tabaalaha abaarta deegaanada dalka qaarkood ka jirta, isla markaana waxay labadooduba ku baaqeen in loo gurmado dadka iyo xoolaha abaartu hayso. Gudoomiyaha golaha Wakiiladda ahna gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Cirro ayaa baaq ka diray…

Read More

Dr Xaglo Toosiye oo Ka Hadlay Dhaqdhaqaaqyadii Ugu Dambeeyey ee uu ka Wado Magaaladda Buuhoodle Iyo Qodobo ay isku afgarteen Madax dhaqameedka Magaaladaas

Buuhoodle  26. January, 2016-(SDN/QJ) :– Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee JSL Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo-Toosiye oo weli ku gudo jira socdaalkiisii hawleed ee uu ku joogay Magaalada Buuhoodle ayaa ka warbixiyey halka ay u marayaan hwlihii kala duwanaa  ee uu halkaa u joogay.   Dr saleebaan Ciise Axmed Xaglo toosiye Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka waxa uu ugu…

Read More