Webmaster

Wefti Ka Socda Hay’adda Horumarinta Dalka Denmark Ee Danida Oo Maanta Hoggaanka Sare Ee Xisbiga WADDANI Kullan La Qaatay

Hargaysa, 31 January, 2016-(SDN/QJ) :– Hoggaanka Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha aqalka Wakiilada Somaliliand ahna guddoomiyaha Xisbiga WADDANI C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro,ayaa maanta Xafiiska guud ee Xisbiga WADDANI ku qaabilay wafti uu hoggaaminayo Madaxa xafiiska hay’adda Danida  ay Somaliland ku leedahay Mr. Michael Thyge Poulsen. Waftigan ayaa waxa Xafiiska guud ee…

Read More

Curadkii Curinta: Calan-side Cali Sugulle Cigaal, (1936kii – 2016ka) Qaybihii 12aad iyo 13aad

  “Waxan waayey, waayeel murtida, waajibkeed gudaye, Waxan waayey, waadiga hiddaha, weel nin noo dara e’, Waxan waayey, ruux loo wakiyo, wiiqii bawdada e’, Waxan waayey, ruux lagu wardiyo, weedhuhuu yidhiye, Waxan waayey, wabarkii tixdiyo, wadanaheediiye, Waxan waayey, waradii hiddaha, waayo-ara ggiiye, Waxan waayey, wadihii wan-qalay, wowga dirireede, Waxan waayey, wadhi kii ku dhigay, gaalkii…

Read More

War Deg Deg ah: Madaxweyne Siilaanyo oo u Kicitimay Goboladda Bari iyo Xuska Aasaaska Ciidanka oo uu kaga qayb galayo Deegaanka Oog DAAWO

Hargaysa, 31 January, 2016-(SDN/QJ) :– Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta u ambaxaxay socdaal gobolada bariga ee dalka. Socdaalka Madaxweynaha oo ku saabsan u kuurgelidda xaaladda nololeed ee dad iyo duunyo ayaa sidoo kale waxa qayb ka noqon doona xog ogaal u noqoshada xaalada mashaariicda kala…

Read More

Mas’uuliyiin Xukuumadda ka Tirsan oo ka Galgashay inay La Kulmeen Siyaasiyiinta Isbahaysiga Xisbiga Kulmiye

Hargaysa, 31 January, 2016-(SDN/QJ) :– Saddex masuul oo ka tirsan xukuumadda Somaliland, kana soo jeeda koonfurta magaalada Hargeysa ayaa wada jir u beeniyay inay toddobaadkan kulan la yeesheen xubno ka tirsan isbahaysiga dimuqraadiyad doonka KULMIYE oo u badan wasiiradii iska casilay xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo. Wasiirka diinta iyo awqaafta Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed, guddoomiyaha hay’adda NDC…

Read More

Shirkadaha Laydhka u fidiya Caasimadda Hargaysa oo Ku dhawaaqay Qiimo ka duwan kii Hore {DHAGAYSO}

Hargaysa, 31 January, 2016-(SDN/QJ) :– Kadib Markii uu Caalamka Hoos u dhac ku Yimid Qiimaha Shiidaalka ayaa Shirkadaha Magaaladda Hargaysa u fidiya adeega Korontadu Waxay Xalay ku dhawaaqeen Qiimo ka jaban kii ay hore uga qaadi jireen Macaamiishooda. Kulan ay isugu Yimaadeen Shirkadaha adeega Korontada ee hargaysa Iyo Xubno ka Tirsan Golaha Wasiiradda ayay ku…

Read More

Xukuumadda Ingiriiska oo shaaca ka qaaday Xaddiga Dhaqaalaha ay ku bixiyeen Diiwaangelinta Cod-bixiyeyaasha iyo kormeerayaal ula socda qaabka loo hirgelinayo

London 31 January, 2016 (SDN/QJ):- Xukuumadda Ingiriiska ayaa shaaca ka qaaday xadiga dhaqaalaha ay ku bixiyeen hirgelinta diiwaangelinta cod-bixiyeyaasha Somaliland, isla markaana kormeerida hanaanka diiwaangelinta dusha kala socdaan. Jawaabta xukuumada Ingiriiska oo uu bixiyey Mr. James Duddridge, wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibedda iyo wadamadda Barwaaqo-sooranka ayuu ku sheegay in xukuumadiisu oo kaashanaysa dalka Denmark iyo ururka Midowga…

Read More

“Xukuumada Madaxwayne Siilaanyo Xilka Taliye Cabdilahi Fadal Iiman Ha ku wareejiso Nin Caddaalada Yaqaan”Sheekh Carab Iyo Jawaabta Booliska DAAWO

Hargaysa, 31 January, 2016-(SDN/QJ) :– Sheekh Maxamed Macallin Cabdi Carab Oo dhawaan dablay hubaysan rasaas kuw weerareen isaga iyo qoyskiisa ayaa xukumada Madaxwayne Siilaanyo ku Tilmaamay mid aan Cadaaladda Waxba ka aqoon,Waxaanu Madaxweynaha u soo Jeediyey inuu Xilka Taliyaha Ciidanka Booliska ee uu hayo Sareeye Guuto C.laahi Fadal Iimaan ku Wareejiyo Qof yaqaana Caddaaladda,Madaama Sida…

Read More

Cornayl Yuusuf Tuke oo lagu Maxkamadayn doono Xasuuqii uu Gaystay Somaliland Gaar ahaan Deegaanka Gebilay DAAWO

Hargaysa, 31 January, 2016-(SDN/QJ) :– Cornel Yuusuf Cabdi Cali (TUKE) oo ka tirsanaa Ciidamada xooga Soomaaliyeed, isla markaana haystay Ciidamadii Gabiley ayaa waxa loo heystaa Xasuuqii uu u geystay dadka reer Somaliland, gaar ahaan Gabiley oo u haystay. Cornel Tuke oo imika maxkad ku taala Mareykanka lagu qaadayo,iyada oo hore looga mastaafuriyay 1992-kii dalka Kanada….

Read More

Hooyooyin uu Sicir bararka Maceeshaddu Dhabanno Haysay ku riday oo Qaylo-dhaan u diray Madaxwaynaha iyo Aragtida Xisbiyada Mucaaradka ee hoos u dhaca Dollarka

Burco, 31 January, 2016-(SDN/QJ) :– Sicirka bararka Maceeshadda daruuriga ah, ayaa saameyn weyn ku yeelatay Nolosha Dadweynaha Somaliland, gaar ahaan Qoysaska Danyarta ah ee ku dhaqan Gobollada iyo Degmooyinka Dalka. Lacagta Doollarka oo inta badan Dadka Reer Somaliland Isticmaali jireen, ayaa dedaal Xukuumaddu samaysay awgeed aad hoos ugu dhacay, laakiin, Qiimaha dhaca ku yimid Lacagta…

Read More

Somaliland oo lagu canaanatey tacadiyada ay la kulmaan Dadka Xanuunnada Dhimirka Qaba ee lagu hayo Cilaajyada

USA, 31 January, 2016-(SDN/QJ) :– Warbixin ay Shalay soo saartay Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ayay ku sheegtay in Dowladda Somalia iyo Ururka Al-shabaab ay khatar badan geliyeen dadka rayidka ah, khatartaas oo ka timid dagaallada iyo xad-gudubyada kale ee dalka ka dhacay sannadkii hore ee 2015-kii. HRW ayaa warbixinteeda ku xustay inay…

Read More

Dawladda Somaliland waxay Jawaab cad ka bixinaysaa Faragelinta Qaawan ee ay Xukuumadda Xamar ku hayso Qarannimada JSL.

Hargaysa, 31 January, 2016-(SDN/QJ) :– Xukuumadda Somaliland ayaa jawaab ka bixisay farogelin ay sheegtay inay ku hayso Dawlada Koonfurta Soomaaliya, isla markaana waxay ugu baaqday dalalka Midowga Afrika, Midowga Yurub, Maraykanka, Jaamacada Carabta, Urrurka Dalalka Islaamka iyo dhamaanba Dalalka ku Midoobay Jamciyada Quruumaha ka dhaxaysa inay wax qabtaan farogelintaasi. Sidaa waxa lagu sheegay Warsaxafadeed uu ku…

Read More

Orodyahanka Caan baxay ee Mo Farah Oo Farrin Culus U Diray Somalida Kana Hadlay Noloshiisa & Oradyahano Somaaliyeed Oo Iyana Ka Hadlay Mustaqbelkoda DAAWO

Addis ababa , 31 January, 2016-(SDN/QJ) :– Munaasbada casho sharaf ah oo Safiirka Somaliland u fadhiya dalka Itoobiya Ambasador Maxamud Aadan Jamac Galaal u sameeyey Orodyahan heer caalamiya oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland waxaana madashada Sfiirka ku wehelinayey xubo ka mid waftida Somaliland uga qaybgalay shirka midowga afrika ee ka socday xarunta midowga…

Read More

Lix boqol oo Qof oo ka faa’ideystay Daaweyn lacag la’aan ah oo laga fuliyey Balli-calanle

Balli-calanle, 31 January, 2016-(SDN/QJ) :– Maxamed Saleebaan Cumar oo ah Musharrax u taagan Doorashada Golaha Wakiillada Somaliland ee la qorsheeyay inay Sannadka dambe horaantiisa dalka ka dhacdo, ayaa dhakhaatiir Caafimaad oo si lacag la’aan ah Dadka u daaweynaya geeyay deegaanka Balli-calanle oo ka tirsan Gobolka Togdheer. Dhakhaatiirtan oo ka mid ah kuwa ka shaqeeya Magaalada…

Read More

“Madaxdii islaamka waxa ku adkaatay inay runta u sheegaan gaalada, dadka qaarkood sheekooyinka faasidka ee qabaa’ilkooda joojiyaan, ninkii iyo gabadhiisu runta isu sheegaan…” Sheekh Dirrir

Hargeysa 31 January, 2016 (SDN/QJ):- Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir ayaa shaaca ka qaaday inaanay sharci ahayn samaynta wax kastoo lagu raaligeliyo makhluuqaadka, oo Ilaahay ka cadhaysiinaya, samayntiisuna gef weyn tahay. Sheekh Maxamed Waxa uu Khudbadan kaga hadlay raaligelinta Ilaahay iyo faa’iidooyinkeeda oo ah muhiimada nolosheena ayaa yidhi, “Ilaahay in la raaligeliyo waxa lagu gaadhaa…

Read More

Dhaqaalaha Afrika oo Hoos u Dhac kala Kulmay Qiimaha Lacagaha

Hargaysa, 31 January, 2016-(SDN/QJ) :–Dhaqaalaha Afrika ayaa sii wada hoos u dhac uu kala kulmay qiimaha badeecadaha oo daciif ah, hoos u dhaca qiimaha lacagaha waaweyn iyo sicir bararka iyadoo ay jirtay saadaal ku saabsanayd in koboc dhaqaale sanadkan la fili karo sida uu shabakada wararka ee www.theafricareport.com u sheegay sarkaal sare oo ka tirsan…

Read More

Xaglo Toosiye oo ka Hadlay Socdaalkiisa Buuhoodle,Digniin adagna u diray Dagaal Ooge Cali Khaliif DAAWO

Buuhoodle 30.Jan 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka JSL Dr Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-Toosiye)  oo ku sugan Magaalada Buuhoodle ayaa  mar kale ugu baaqay dadweynaha deegaankaasi inay ka hortagaan cidii nabadgelyadooda wax u dhimaysa, gacmahana isu qabsadaan ka shaqaynta horumarka. Dr Xaglo-Toosiye oo maanta ka hadlayey xarunta Cisbitaalka dhexe ee Buuhoodle mar uu soo kormeeray dib…

Read More

Deegaano Door ah oo ka Tirsan Somaliland oo uu Maanta ka da’ay Raxmaadka Eebbe

Hargaysa 30.Jan 2016 (SDN/QJ):- Roobab wanaagsan ayaa ka da’ay meelo ka mid ah Deegaanada Galbeedka Somaliland oo ay hore uga taagnayd abaar baahsani Roobabkan oo da’ay saaka ayaa noqday kuwo goos-goos ah oo helay meeloka tirsan gobolada Salal, Awdal iyo Maroodijeex Sida uu ku soo Waramayo Weriyaha Shabakada Qurbejoog ee Gobolka Awdal Raxmaadkan eebbe ayaa…

Read More