Webmaster

Taariikhdii Abwaan Cali Sugule Cigaal Dun Carbeed oo Barnaamijka Isir Raaca Af Somaligu soo bandhigay Sababihii Siyaad Barre ku Xidhay Hal abuurkaas DAAWO

London 25 January, 2016-(SDN/QJ) :– Alle naxariistiisii Janno ha ugu deeqee Marxuun Cali Sugulle Cigaal oo Ku Magac dheeraa “Dun Carbeed” Wuxuu ka mid ahaa Foolaadkii Fanka Somalida Wuxuu ka tegay Dhaxal aan duugoobayn oo ah Kaydka uu ah Ummada ku Hadasha Luuqadda Somaliga Meel kasta oo ay Dunnida dacaladeedda kaga Sugan Yihiin Wuxuu ahaa…

Read More

Xukuumadda oo la sheegay inay Sarriflayaashii ka shaqeeyay Hargaysa u Mag-dhabayso Khasaarihii ka soo gaadhay Qiimo dhaca Dollarka & Dul-saarkii ay Heli Jireen Iyo Qiimaha Raashinku Intuu Suuqyadda ka Marayo

Hargeysa, 25 January, 2016-(SDN/QJ) :– Ka dib, go’aan Xukuumaddu ka soo saartay la isticmaalo Shilinka Somaliland, ayaa waxa aad hoos ugu dhacay Qiimaha Sarrifka Lacagta doollarka ah, marka lagu beddelayo Shilinka Somaliland.   Boqolka Doollar ee Maraykanka ah oo Khamiistii Toddobaadkii hore Suuqyada Hargeysa lagu kala sarrifanayey inta u dhaxeysa (Toddoba boqol iyo Sagaashan kun…

Read More

Wasiirka Caafimaadka oo Buuhoodle Kulan kula Yeeshay Madax dhaqameedka Magaaladaasi,Doodda Garnaqsigooda,Xiisad Colaadeed oo Ka aloosan Buuhoodle iyo Dhoola Tuska Ciidan ee Xaglo Toosiye

Buuhoodle 25 January, 2016-(SDN/QJ) :– Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Saleebaan Ciise Axmed Xaglatoosiye ayaa kulan balaadhan la qaatay oday dhaqameedka degaanka Buuhoodle oo ay ka wada hadleen xaalada magaalada iyo degaanada ku xeeran.         Wasiirka ayaa kulankan kaga hadlay sida loogu baahan yahay sidii gobolka iyo magaaladaba nabadgelyadeeda loo ilaalin…

Read More

Orromo Cambaareysay Habdhaqanka Xukuumada Somaliland ee Mustaafurinta Ajaanibka

Minnesota 25 January,2016(SDN/QJ):- Jaaliyadda Orromada ee gobolka Minnesota ee dalka mareykanka ayaa cambaareeyay dadka Oromada ah ee dhawaan laamaha ammaanka Somaliland ay ka raafayeen Hargeysa iyo magaalooyinka kale ee dalka. Shir jaraa’id oo ay jaaliyada Orromada ee ku nool Minnesota ay ku qabteen gudaha Maraykanka ayaa waxaa ay ku sheegeen in aan lagu xadgudbin dad…

Read More

Sarrifka Doollar-ka Oo Gaadhay Halkii Ugu Hooseysay Abid,Qiimihii Maceeshadda oo aanay Waxba iska bedelin Ganacsatadda Iyo Dadweynaha oo Si kala Fog uga hadlay DAAWO

Garowe 25 January, 2016-(SDN/QJ) :– Qiimaha sarrifka lacagta Doolar-ka, ayaa markii u horreeyey gaadhay halkii ugu hoosaysay, iyada oo fartii caanomaal ee u dembeeyey.       Hoos u dhacan ayaa tan iyo dhawrkii sanno ee la soo dhaafay noqdii markii ugu horeysay ee uu halkaa gaadho ka dib markii Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ay Khamiistii…

Read More

“Adeer Ha Igaga Tagin Meeshan” Qiso Xunuun Badan oo dhexmartay Wiil Dhalinyaro ah iyo Ilmo Yar oo 10 Jira oo ku dhaawacmay Weerarkii Liido

Muqdisho 25,January ,2016(SDN/QJ)-Maxamed Cabdillaahi Dhaaley Waa wiil dhalinyaro ah islamarkaana ka badbaadey weerarkii lagu qaadey Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho ee ay ku dhinteen Saddex iyo labaatanka qof, kuna dhaawacmeen in ka badan konton qof oo halkaasi u joogey inay ku caweeyaan. Maxamed Cabdilaahi waxaa uu sheegay inuu ka badbaadey weerarkaasi kadib markii uu helay…

Read More

“Waxaan Maqlayay Codka Walaalkay Oo Ashahaadanaya, Waxaana Ii Xigtay Isagoo Naftu Ka Baxday” Goob Jooge soo Bandhigay Dhacdaddii Naxdinta lahayd ee Xeebta Liido ee Muqdisho

Muqdisho 25 January, 2016-(SDN/QJ) :– Muuse Maxamed oo ka mid ahaa dadkii laga badbaadiyay weerarkii Alshabaab ay ku qaaday Maqaayad ku taalla Xeebta Liido ayaa ka warbixiyay qaabka uu weerarkasia u dhacay iyo waxyaabihii ay ishiisu qabatay mudadii uu weerarku socday. Muuse waxa uu sheegay in markii weerarku dhacay uu fadhiyay dabaqa labaad ee dhismaha…

Read More

Xisbiga Kulmiye oo Hargaysa ku Soo dhoweeyey Kaadiriintooda Magaaladda Stockholm ee Dalka Sweden DAAWO

Hargaysa 25 January, 2016-(SDN/QJ) :– Wasiirka Wasaaradda Wershadaha ee Somaliland Mudane Shucayb Maxamed Muuse ayaa Garoonka diyaaradaha ee Cigaal ee Caasimadda Hargaysa ku soo dhaweeyay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee dalka Sweden iyo Xoghayaha Garabka haweenka ee Xisbigaas ee dalka Sweden. Wasiirka Wasaaradda Warshadaha Md. Shucayb Maxamed Muuse iyo madax kale oo uu ka mid yahay…

Read More

Xoghayihii Hore ee Dawlada Hoose ee Hargaysa oo Xilkii ku Wareejiyey Xoghayaha Cusub iyo Guulo Waxqabad oo uu soo Bandhigay DAAWO

Hargaysa 25 January, 2016-(SDN/QJ) :– Munaasibad balaadhan oo ay ka qayb galeen Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Maamulka Gobolka Maroodijeex,Maamulka Golaha Deegaanka ee Caasimada Hargaysa ayay Xilkii kula kala wareegeen Xoghayihii hore ee Dawlada Hoose iyo Xoghayihii hore ee Dawlada hoose

Read More

“Jamaal warbixin baa laga doonaya, Faysal waa lagala xisaabtamayaa wixii dhacay, golaha dhexe ayaan go’aan kama dambays ah soo saarayaa” Mujaahid Cali Guray DAAWO

Hargaysa 25 January, 2016-(SDN/QJ) :–Gudoomiye ku-xigeenka saddexaad ee Xisbiga Mucaaridka Ah ee Ucid Mujaahid Cali Guray, ayaa ka hadlay khilaafka u dhexeeya Murshaxa Jamaal Cali Xuseen iyo Gudoomiye Faysal Cali Waraabe waxaanu ku sheegay inuu ka dhexeeyo Mansab kaasina keenayo in la kala aragtid duwanado, isla markaana wuxuu meesha ka saaray in la isku hayo…

Read More

“Xaqa Codeynta doorashada ma yeelan doono Qofka laba jeer is-diiwaangeliya, waxaanu mutaysan doonaa…” Komiishanka Doorashooyinka Qaranka

Burco 25 January, 2016 (SDN/QJ):- Komiishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa shaaca ka qaaday inay nabadgelyo ku soo dhamaatay wejigii koowaad ee is-diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo muddo todobba maalmood ka socotay deegaanada ka baxsan Degmada Burco, isla markaana ka bilaabi doonaan wejiga labaad oo muddo 14 maalmood soconaya magaalada Burco.   Mr. Maxamed Jaamac Maxamed oo ka…

Read More

” Waxaan shacabka uga digayaa hadallada siyaasiyiinta fashilmay” Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland

Garowe 25 January, 2016-(SDN/QJ):– Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo Ku Wajahan Magaalada Muqdishu oo uu ka furmi doono shir looga hadlayo habraaca doorashada Somalia ee 2016.   Gaas oo sagootin loogu sameeyay Shalay Galab madaarka Bosaso ayaa ka hadlay safarka uu katago xarunta dalka Somalia, waxaana uu sheegay inay ka qayb galayaan madasha…

Read More

Gudomiye C/Raxmaan Cirro Oo Dadwaynaha Reer Burco Kula Sheekaystay Maqaaxiyaha Caanka ah ee Magaaladaasi SAWIRO

Burco 24,Jan 2016 (SDN/QJ):- Gudomiyaha Xisbiga Mucaradka Wadani ahna Gudomiyaha Barlamanka Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed C/Laahi (Cirro) ayaa Galabnimadii Maanta Dadwaynaha Reer Burco Kula Shaheyay Maqaaxiyo Caan ah Oo ku Dhex Yaala Gudaha Magalada Burco,   Gudomiye Cabdiraxmaan Cirro ayaa si kadis ah Loogu Dhex arkay Maqaxiyaha Cadaani iyo Maqaxida Cirro Oo Uu Gudomiye Cirro Dadwayne Tiro…

Read More

“Fankii iyo Suugaantiiba Waxay Noqdeen Qabyaalad,Saxaafadiina Mid kastaaba Ku Yar oo uu adeer u yahay ayuu afhayeen ka dhigtay” Aadan Dhoola yare

Hargeysa 24,Jan 2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee Wasaarada Cadaalada Somaliland Md. Aadan Axmed Cilmi (Dhoola-yare) ayaa sheegay inay qabyaaladii meel xun mareyso dalka, isla markaana uu fankii iyo Suugaantiina ay noqdeen qabyaalad, Ciyaarihii ay noqdeen qabyaalad, isaga oo uga digay Saxaafadda. Sidaa waxa uu Aadan-Dhoolayare ku sheegey Warsaxafadeed uu ku saxeexan-yahay oo maanta nuqul ka…

Read More

Cali Gurey oo Sheegay in Khilaafkii Xisbiga Ucid uu dhamaaday,Kana Hadlay Murashaxnimadda Jamaal Cali Xuseen Iyo Gudoomiye-nimada Faysal Cali Waraabe DAAWO

Hargeysa 24,Jan 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha ku-xigeenka Saddexaad ee Xisbiga UCID Muj. Cali Guray ayaa si faahfaahsan uga hadlay khilaafka Xisbiga isaga oo sheegay inaanu gudaha Xisbiga khilaaf ka jirin ee uu yahay mid ka baxsan xisbiga, kuna tilmaamay “khilaafka dibada ee xisbiga” taasina ay dhamaan doonto. Sidoo kalana wuxuu cadeeyay inaan wax Mansab ah oo…

Read More

Weeraraddii Gaadmada Ahaa, Go’aanka Xaglatoosiye, Diidmada Cali Khaliif, Kala Jabkii Odayaasha Buuhoodle Iyo Wararkii U Dambeeyay

Buuhoodle 24.Jan 2016 (SDN/QJ):-Ciidamada Qaranka Somaliland, ayaa la sheegay inay jawaab adag ka bixiyeen  weerar gaadmo ahaa oo ay ku soo qaadeen maleeshiyo hubaysan oo ka soo jeedda kooxda Khaatumo. Warar ay faafiyeen shabakadaha wararka qaarkood ayaa sheegay in weerarkaa gaadmada ahaa ee maleeshiyadaasi soo qaaday uu sababay dhimasho iyo dhaawac gaadhay raggii hubaysaa ee weerarka…

Read More

“Warka Odhanaya Wuxuu Waabeeye ku Biiray Waddani Waa Waxba kama Jiraan,Aniguna Waxaan ka mid ahay Isbahaysiga Waxay ku tashadaan ayay taladu noqonaysaa” Xildhibaan Waabeeye DAAWO

Hargeysa 24,Jan 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Maxamed Xaaji Yuusuf Waabeeye oo ah guddoomiye xigeenka 2aad ee xisbiga KULMIYE islamarkaana ka tirsan siyaasiyiinta isbahaysiga KULMIYE, ayaa beeniyay inuu ku biiray xisbiga Waddani islamaraana uu guddoomiye Cirro ku weheliyay safariwacyigelin ah oo uu ku marayay deegaano ka tirsan Gobalka Togdheer. Xildhibaan Waabeeye oo u waramay Geeska Afrika, wuxuu…

Read More

Degmadda Balli Cabane oo Xaalad abaareed ka taagan tahay iyo Sarakaal ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Soo Kormeeray.

Hargeysa 24,Jan 2016 (SDN/QJ):- Cali Xaaji Cabdi “Cali Yaanbo” oo ka Mid ah Saraakiisha Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa ka hadlay Kormeer uu ku soo Maray Jiido door ah oo ka Tirsan Degmadda Balli Cabane ee Gobolka Hawd. Cali Yaanbo oo Warbaahinta Maanta u Waramay ayaa Sheegay in Jiidaha hoos taga degmadaasi ay ka Taagan tahay…

Read More

Beesha Deegaanka Balli Diiriye ee Gobolka Togdheer oo Si Buuxda u Sheegay inay ku Biireen Xisbiga Waddani DAAWO

Burco 24,Jan 2016 (SDN/QJ):- Xisbiga Mucaradka Waddani ayaa ayaa shalay munaasibad soo dhawayn ah ku qaabilay Beesha Cabdalle Arab ee gobalka Togdheer oo sheegtay inay ku biirtay xisbigaas, waxaana lagu qaabilay munaasibad lagu qabtay magaalada Burco ee gobalka togdheer. Xafladani Oo ahayd Madal Si Baladhan u Kulmisay Bulshada Qaybaheeda Kale Duwan ayaa waxa Goob-Joog ka…

Read More