“Waddankii Jar buu ka Lushaa Waxaa la inooga baahan yahay in loo Gurmado oo la Badbaadiyo” Siyaasi Cabdi Haybe
Hargaysa 23.Jan 2016 (SDN/QJ):- Siyaasi Cabdi Haybe Maxamed oo ka mid ah Xisbiga Waddani, Xukuumaddii hore ee Daahir Rayaalena Wasiir ka ahaa, ayaa ka hadlay cambaarayntii uu Madaxweynaha Somaliland uu ku cambaarayey Iran iyo taageerista uu taageeray Sucuudiga, wuxuu ku tilmaamay talaabo lagu deg degay, isagoo tilmaamay in cambaarayntaas wax faa’iido ah oo Somaliland ka…
