“..Ma Jirto Cid Iga Xigtaa Codadka Balli-dhiig, Mar Haddii Madaxweyne Siilaanyo Aanu Sharaxnayn..” Gudoomiye Cirro
Balli-dhiig 21.Jan 2015 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha Golaha Wakiilada, ahna Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi “Cirro”, ayaa sheegay in aanay jirin cidd ka xigta codadka bulshada ku dhaqan deegaanka Balli-dhiig ee Gobolka Togdheer marka xilliga doorashada la gaadho, mar haddii Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” aanu ahayn Musharax u taagan taratnka. Waxaana Guddoomiye Cirro uu sidaa ku…
