Webmaster

Guddoomiye C/raxmaan Cirro Iyo Wafti Uu Hoggaaminayo Oo U Amba baxay Gobolka Tog-dheer

Hargaysa, 19 January, 2016-(SDN/QJ): –Guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland ahna guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah Ee WADDANI C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro iyo wafti culus oo uu hoggaaminayo ayaa hadda safar shaqo ugu kicitimay gobolka Tog-dheer. Mr C/raxmaan Cirro oo maanta ka soo laabta safaro shaqo oo uu ugu maqnaa dalka debadiisa ayaa isla markiiba u amba-baxay magaalada…

Read More

“Xeerkan Baananka ee Golahayga horyaala waa qayrul sharci, waa qayrul dastuuri, waa ribo,dagaal ayaan la galayaa” Xildhibaan Maxamed Saalax Cige

Hargaysa, 19 January, 2016-(SDN/QJ): – Xildhibaan Maxamed Saalax Cige, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, ayaa ka hadlay Xeerka banaanka ee dooda iyo muranka adag dhaliyey, waxaanu sheegay in Xeerkani uu yahay mid ribo ah, oo Shareecada iyo Dastuurka Somaliland ka hor imanaya,waxaanu tilmaamay inuu Culimada ku taageersan yahay go’aankii ay ka soo saareen….

Read More

Guddoomiye Cirro Oo Sheegay In Aanu Madaxweyne Siilaanyo Dooran Isla Markaana aanu u Codayn DAAWO

Hargaysa, 19 January, 2016-(SDN/QJ): – Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda ahna Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro oo in Mudo ah Socdaal ugu Maqnaa Waddamo ka Tirsan Qaaradda Yurub ayaa Maanta dalka dib ugu soo laabtay Waxaana Gudoomiyaha Ku Soo dhaweeyay Madaarka Cigaal International Airport Madaxda Sare ee Xisbiga Waddani Iyo Xildhibaano…

Read More

Wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland oo Soo dhawayn u Samaysay Agaasimaha Guud ee Cusub ee Wasaaraddaas,Kana Jawaabtay Dhaliilo Mucaaridka uga Yimid DAAWO

Hargaysa, 19 January, 2016-(SDN/QJ): – Munaasibad xarunta madaxtooyada loogu sameeyey agaasimaha guud ee madaxtooyadda ee cusub ayaa waxaa ka soo qayb galay masuuliyiin kala duwan iyo shaqaalaha madaxtooyadda. Munaasibadaas oo ka dhacday hoolka shirarka ee madaxtooyada. Munaasibadan oo ay shaqaalaha madaxtooyadu ku soo dhaweynaayeen agaasimaha guud ee dhawaan xilka loo magacaabay Marwo Khadra Xaaji Gaydh…

Read More

Ciidammada Ammaanka Somaliland oo qabtay 46 Tahriibayaal Itoobiyaan ah

Go’da-wayn, 19 January, 2016-(SDN/QJ): – Maamulka degmada Go’da-wayn iyo Ciidammada Ammaanka, ayaa gacanta ku dhigay Tahriibayaal tiro badan oo hab sharci daro ah loo dhexmarinayay Somaliland, kuwaasi oo u dhashay Dalka Itoobiya. Tahriibayaashan oo saarnaa laba gaadhi oo NOHA ah, waxaana in gacanta lagu dhigo fududeeyay kadib markii ay isku dheceen baabuurta Tahriibayaashu saarnayeen iyo…

Read More

Dawladda Ingiriiska oo Haweenka Muslimiinta ah culays ku saaraya inay bartaan luqadda Ingiriisiga

London, January 16, 2016-(SDN/QJ) :– War  Shalay lagu daabacay Jariiradda The Times ayuu Raysalwasaaraha UK David Cameron kaga adlay qorshe cusub oo ay xukuumaddiisa soo wado, kaasi oo lagu cadaadinayo haweenka Muslimka ee dalkaasi ku dhaqan inay bartaan luuqadda Ingiriiska. Qorshahan ayaa qeexaya in haweenka muslimka ah haddii ayna luuqada dalka lagaga  hadlo baran ay…

Read More

Maamulka Falastiin oo xidhay Masuul ka tirsanaa oo Basaasnimo ugu adeegayey Israel

Falastiin, 19 January, 2016-(SDN/QJ) :– Waxaa Axaddii Doraad Xabsiga loo taxaabay mas’uul sare oo ka tirsan maamulka Falastiin, kaasi oo la sheegay inuu si qarsoodi ah ugu basaasi jiray Isra’iil. Jariirada Al Ayyam ee kasoo baxda dhulka Falastiin, ayaa sheegtay in mas’uulkan oo aan weli magaciisa la shaacin uu muddo 20 sano ah u soo…

Read More

Dawladda Somaliland waa inay joojiso xadhiga iyo cabsi gelinta ay ku hayso suxufiyiinta, isla markaana waxa ku waajib ah inay ixtiraamto Dastuurka Somaliland

Hargaysa, 19 January, 2016-(SDN/QJ): –Gudoomiyaha Ururka Midowga Mareegaha Somaliland ee Somaliland Online Association (SOA) Mustafe Cabdi Maxamed (Mustafe-Janaale), ayaa waxa cambaareeyey Xadhiga ay xukuumadda Madaxweyne SIILAANYO kula kacday Weriye Cabdi Maalik Coldoon oo ka mid ahaa Suxufiyiinta ka hawlgala Gobolka Togdheer  oo lagu xidhay sifo ka baxsan sharciga, isla markaana ugu baaqay xukuumadda inay si…

Read More

“Xaqu Wuxu Kaa Jiraa Halka Dadku Kaa Jiro. Adoo caalim qaran ah, wadaad kooxeed haka dooran” Maxamed cali Bile

Waxa maalin dhaweyd warbaahinta la hadley wadaado talo ka bixinaya xeerka bangiyada ee uu ka doodayo barlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliland. Waxa ay wadaadadu sheegeen in xeerkaasi ay ku jiraan qodobo dhowr ah oo ka hor imanaya Shareecada Diinta Islaamka oo haddii lagu dhaqmo cawaaqib xumo keeni karta. Qodobada ay ka hadleen waxa ka mid ahaa, xeerka…

Read More

“Ciidanka qaranku meesha ay tageen waa Somaliland, xaq ayeyna ciidanku u leeyihiin inay tagaan meel kasta oo Somaliland ah, wayna tegayaan” Gudoomiye Baashe

Hargaysa 18.Jan 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiye-ku-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland Md. Baashe Maxamed Faarax, ayaa caddeeyey in aanay mudanayaasha goluhu ansixin doonin xeer ka soo horjeeda shareecadda islaamka iyo dastuurka dalka. Md. Baashe oo saxaafadda la hadlay shalay, waxa uu sheegay inay kulan yeesheen culimada Somaliland, wadahadalna ka yeesheen qabyo-qoraalka xeerka bangiyada ganacsiga oo…

Read More

“Waxaan halkan u imid in aanay suurogelin Ololaha Xaaraanta iyo Beenta ah ee Cali khaliif ka waday Buuhoodle” Wasiirka Caafimaadka JSL oo Ka Hadlay Socdaalkiisa Buuhoodle

Buuhoodle 18.Jan 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaaradda Caafimaadka JSL Dr Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-Toosiye) oo maanta socdaal shaqo ku tegay Magaalada Buuhoodle oo ay mudooyinkii u dambeeyey farogelin amnidarro ka wadeen koox uu hogaaminayo Nabad diidka Cali Khaliif ee Horjoogaha u ah Kooxda Khaatumo , waxana wasiirka halkaa ku soo dhoweeyey boqolaal ka tirsan dadweynaha Degmada…

Read More

Gudi Hoosaadka Dhaqaalaha Ee Golaha Wakiilada oo Soo Gabogabeeyey Kulan Howled Lagu Lafoguraayey Shan Xeer Oo Qabyo Ah DAAWO

Hargaysa 18.Jan 2016 (SDN/QJ):- Gudida Dhaqaalaha Ee Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Maanta Caasimada S/Land Ku Soo Gabogabeeyey Kulan Howled Lagu Lafoguraayey Shan Xeer Oo Qabyo Ah. Kulan Howleedkaasi Oo Mudadii Uu Socday Lagu Lafo Guraayey Shan Xeer Oo Uu Ka Mid Aha Xeerka Qaranka Ee Maareynta Maaliyada Iyo Xisaabaadka Ee Dalka ,Oo Qabyo Qoraal Ah…

Read More

Soomaaliya oo lacag ka heshay Sacuudiga maalin kaddib markii ay Xidhiidhka u jartay Iiran

Muqdisho 18.Jan 2016 (SDN/QJ): –Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa abaal marin uga heshay Boqortoyada Sacuudiga Carabiya lacag gaareysa konton milyan oo dollar maalintii ay ku dhawaaqday inay xiriirkii diblomaasiyada u jartay dowlada Iran. Wakaalada  Wararka ee Reuters ayaa sheegtay inay heshay dukumeenti cadeynaya  lacagta la siiyay dowladda Soomaaliya. Wasiirka maaliyada ee xukuumada federaalka Soomaaliya Maxamed Aden…

Read More

Kenya oo Raacdo ugu Jirta Askar Ciidamaddooda ka Tirsan oo Lagu Waayay Deegaanka Gedo Iyo Alshabaab oo Sheegtay inay Gacanta ku hayaan askar Kenyaan ah

Kismaayo 18.Jan 2016 (SDN/QJ):- Ururka Al-Shabaab ayaa shalay sheegtay in askar Kenyan ah ay ku qabsadeen weerarkii ay toddobadkii tagay ku qaadeen saldhig milatariga Kenya ay ku lahaayeen deegaanka Ceelcadde ee gobolka Gedo. Saraakiisha Kenya oo warbaahinta la hadlayay ayaa sheegay inay qaadeen howgal cir iyo dhul ah oo ay ku baadi doonayaan askar ka…

Read More

Wasiirka Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Xaglo Toosiye Oo Si Wayn Loogu Soo Dhaweeyay Buuhoodle,Xili ay Ciidamadda Qaranku Afarta Jihaba ka fadhiyaan Magaalada Buuhoodle

Buuhoodle 18.Jan 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Mudane Dr Saleebaan Ciise Xaglo toosiye ayaa Gaadhay Magaalada Buuhoodle . Waxaana uu Wasiir Xaglo toosiye Kala kulmay Soo Dhaween balaadhan iyadoo uu magaaladana uu ku suganyahay Cali Khaliif oo ku hawlan sidii uu hurin lahaa Colaado aanay bulshadu Deegaankaasi u baahnayn wakhti xaadirkan . Xaglo Toosiye…

Read More

Ciidamadda Amaanka ee Magaaladda Burco oo Xabsiga Dhigay Weriye Cabdi Maalik Col-doon iyo Xafiiskiisii oo lala Wareegay

Burco 18.Jan 2016 (SDN/QJ):- Ciidanka Amaanka Gobolka Togdheer ayaa mardhaw Xabsiga U taxaabay Wariye Cabdimalik Muuse Coldoon Oo kamida Wariyayaasha Ka Hawl Gala Gobolka Togdheer. Wariyahan ayaa waxa xadhigiiisa Amray Badhsaabka Gobolka Togdheer Mudane Maxamed Ibraahin Aaadan(QABO), Waxaana Xadhiga wariyahan lala Sababaynayaa Riwaayad Uu dhawaan ka Sameeyey Badhasaabada Somaliland ee Dhawaan Dawlada Itobia U Yeedhay iyo…

Read More