Webmaster

Xeerkii Baananka Ganacsiga ee Culimadu ka Qayliyeen oo la joojiyey & Mudanayaasha Golaha Wakiillada oo fasax dheer galay

Hargeysa, 17 January, 2016-(SDN/QJ) – Mudanayaasha Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa Shalay galay Fasaxoodii Caadiga ahaa oo dhan 2 bilood. Fadhigii Shalay ee Golaha Wakiillada oo loo ballansanaa inuu ka sii socdo Doodda ku saabsan Xeerka Baananka Ganacsiga oo Culimada Dalku ka digeen in la ansixiyo, ayaa galay fasax, si Mudanayaashu ugu kala baxaan deegaannadii…

Read More

“Tani Waa Ollole, Laakiin Waa Ololihii Diiwaangalinta…” Murashaxa ahna Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye+Maxamed Kaahin Iyo Wasiir Caddaani oo Sheegay inay Burco ka wadaan Olole DAAWO

Burco 17.Jan 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha ahna musharaxa xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa iska difaacay eedaymaha ay u jeedinayaan labada xisbi mucaarad, xisbiyada mucaaradka ah ayaa ku eedeeyay Muuse inuu galay ollole xili aan wali la banayan. Waxaana guddoomiye Muuse oo arintan ka hadlaayay uu yidhi “Waxa la bilaabay hawshii ugu waynayd oo ah in…

Read More

Goobta Dalxiiska Iyo Caafimaadka Qofka u Wacan Ee Biyo Kululle ee Deegaanka Boosaso DAAWO

Boossaaso 16,Jan 2016 (SDN/QJ):- Dalxiisayaal Soomaali ah ayaa maalmihii ugu danbeeyay kusii qul-qulayey xarunta dalxiis iyo caafimaadka Biyo kulule oo qiyaastii magalada u jirta 15-KM. Puntland TV ayaa war bixintan ka diyaarisey, iyadoona dadka ka hadlaya goobtan ay ku tilmaameen inay tahay xarun aad iyo aad ugu wanagsan dalxiiska, sidoo kale waxay lee dahay meel…

Read More

“Ayax Teg Eelna Reeb” Mujaahid Cali Guray oo Murashixiinta Xisbiyada Weydiiyey Waxay ka qabaan Xeerka Baananka Fariina u diray Culimada

Hargeysa, 16 January, 2016-(SDN/QJ): –Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf “Cali Guray” ayaa dood adag ka keenay Xeerka Baananka ee Hor yaala Golaha Wakiiladda Kaas oo Is Maandhaaf dhinaca Shareeecada Diinta Islaamka ah ka dhex dhaliyey Culimada Diinta Iyo Golaha Wakiiladda oo Gacanta ku haya Xeerkaas. Cali…

Read More

Burco:Bilowga Maanta ee Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Somaliland Iyo Xisbiyada Mucaaridka oo Eedayn u Jeediyay Xisbul Xaakimka Kulmiye DAAWO

Burco 16.Jan 2016 (SDN/QJ):- Munaasibad lagu shaacinayey bilowga diiwaan galinta qaadashada kaadhka codbixiyaasha sidoo kalana lagu wacyi galinayey bulshada qaybaheeda kala duwan ayaa Komiishanka Doorashooyinku Maanta ku qabteen Mgaalada Burco oo ay Si Rasmi ah uga Bilaabantay Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha. Madaxda Sadexda Xisbi Qaran Iyo Komiishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa ka hadlay Bilowga Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Sidoo kale…

Read More

Wasiirada Maaliyadda Somaliland oo Kulan Maanta La Qaadatay Gudoomiyeyaasha Gobolada Dalka Iyo Waxyaabihii lagaga hadlay DAAWO

Hargeysa, 16 January, 2016-(SDN/QJ): –Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Marwo Sam Sam Cabdi Aadan ayaa maanta Kulan la Yeelatay Dhamaanba Gudoomiyeyaasha Gobolada dalka. Wasiirka Wasaaradda Maaliyada oo Kulankaasi ka hadashay ayaa Sheegtay in Ujeedada Kulankani uu la xidhiidho Sidii Badhasaabada Gobolada dalku ay ugala shaqayn lahaayeen Wasaaradeeda Kordhinta Dakhliga iyo Ololaha Cashuur ururinta. Marwo Sam Sam Cabdi…

Read More

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Ganafka ku Dhuftay Mas’uuliyiin uu Murashaxa Madaxweyne Magacaabay Iyo Khilaafkii oo Mar kale Istaadhmay

Hargeysa, 16 January, 2016-(SDN/QJ): –Guddoomiyaha xisbiga UCID Md. Faysal Cali Waraabe ayaa ka soo horjeestay xilal uu dhawaan magacaabay murashaxa madaxweyne ee xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen, kuwaas oo uu Faysal ku tilmaamay inay ka soo horjeedo xeer hoosaadka xisbiga. Qoraal wargelin ah oo uu Faysal Cali Waraabe u gudbiyay dhammaan laamaha dibadda ee xisbiga…

Read More

“Baarlamaanka Dood ka dhigay miyeynu Dalka u fasaxnaa Bangiyada ku shaqeeya Ribada, waxaan leeyahay Dadkii baa soo ootey..” Sheekh Aadan Siiro

Hargeysa, 16 January, 2016-(SDN/QJ): – Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa ka hadlay Xeerka Baananka Ganacsiga oo hor-yaalla Golaha Wakiillada isla-markaana Culimada kale ee Dalku ka digeen in la ansixiyo, iyagoo ku doodaya inuu jideynayo Ganacsi ku dhisan Ribo. Sheekh Aadan-Siiro oo Khudbaddii Jimcaha ee Shalay ku faahfaahiyey Qadiyadda Xeerka Baananka Ganacsiga ee…

Read More

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo Golaha Amaanka kaga Hor hadlay Iscasilaadi Xubno ka Mid ah Golaha Wasiiradda Somaliland

New York 16.Jan 2016 (SDN/QJ):- Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki Moon ayaa is casiladii wasiiradii Madaxweyne Siilaanyo kaga hadlay warbixin uu u gudbiyay golaha ammaanka Qaramada Midoobay. Warbixintan  oo uu xoghayaha guud toddobaadkan jeediyay oo uu Geeska Afrika helay nuqul ka mid ah, wuxuu Mr. Ban Ki Moon golaha ammaanka ugaga xog-waramayay xaalada…

Read More

Barmaamij Siyaasadeedka Xisbiga WADDANI Oo Lagu Lafa’guray Xarunta Daraasaadka Magaalada London Ee Chatham House

London 16. Jan 2016 (SDN/QJ):-Kullan balaadhan oo maalintii shalay ahayad ka dhacay Magaalada London,gaar ahaana xarunta daraasadka caalamiga ah ee Chatham House, ayaa waxa si weyn loogu lafa’guray barmaamij siyaasadeedka xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI uu doorashooyinka fooda inagu soo haya ku gelaayo, kaas oo lagu soo bandhigay xaruntaasi. Munaasabad balaadhan ee ka dhacday xarunta…

Read More

Baarlamaanka Somaliland oo hore u ansixiyey Xeer ku lid ah Dastuurka iyo Diinta Islaamka oo jideynaya qaadashada Ribada

Hargeysa 16 January, 2016 (SDN/QJ):- Golaha Baarlamaanka, ayaa cod aqlabiyad ah hore ugu ansixiyey xeer ka horimanaya Dastuurka iyo shareecada Islaamka oo jidaynaya qaadashada Ribada. Xeerkan oo xubno gaadhaya 48 mudane u codeeyeen 9-06-2007, isla markaana Madaxweynahii hore Daahir Rayaale dhaqangeliyey laguna magacaabo “Xeerka Gobolada iyo Degmooyinka” ee Xeer No23/2002 ayaa si cad ugu ogolaanaya…

Read More

Badhasaabka Gobolka Buuhoodle oo Jawaab ka Bixiyey Hadal ka Soo Yeedhay Dhigiisa Gobolka Gal Mudug DAAWO

Hargaysa 16.Jan 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha gobolka Buuhoodle Md Cismaan Ciise maxamed ayaa maanta jawaab adag u diray badhasaabka Gobolka Gal=Mudug ee dalka aynu jaarka nahay ee soomaaliya oo Maalintii shalay ku xadgudbay qaranimada somaliland ka dib markii uu sheegay in Somaliland looga baahan yahay inay ka soo qayb gasho shirka gobolada soomaaliya uga socda magaalada…

Read More

Muuse Biixi “KULMIYE ahaan diiwaan-gelinta waxaanu u aragnaa garnaqsi caalami ah”

Burco 16.Jan 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha ee xisbal-xaakimka Somaliland ee KULMIYE  Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay  faa’iidada diiwaangelinta codbixiyayaasha doorashooyinka dalka iyo aragtida xisbigu ka qabo hirgelinteeda ka jeedieyey xafladdii ku dhawaaqista bilowga bixinta kaadhka codaynta ee magaalada Burco. Haddaba, khudbadda Guddoomiye Muuse ka jeediyey xafladdaasi, waxay u dhignayd sidan; “Annagu KULMIYE…

Read More

Guddoomiyaha Komishanka “Xisbiyada Qaranka Waxaanu Ka Codsanaynaa In Ay Ilaaliyaan Anshaxa Xeerkii Aanu Kala Saxeexanay”

Burco 16.Jan 2016 (SDN/QJ):- Diwaan-gelinta codbixiyeyaasha ayaa maanta ka bilaabmaysa gobolka Togdheer oo loogu horeysiiyay bilowga diwaan-gelinta, sida uu shaaca ka qaaday Guddoomiyaha Guddida Doorashooyinka C/Qaadir Iimaan Warsame oo ku sugan Magaaladda Burco. “Waxaan leeyahay gobolka Togdheer waa gobol xamaasadeed, waxaanu doonaynaa inaad xamaasadiinii kicisaan, waxaanu doonaynaa inaad is-diwaan-gelisaan, intaad is diwaan-gelisaan iyo inta idiin…

Read More

Mudanayaal, Madax-dhaqameed & Dhallinyaro Baaq ka dhan Maamulaha Kastamka Saylac u diray Wasiirka Maaliyadda

Lawyacaddo, 16 January, 2016-(SDN/QJ): – Qaar ka mid ah Xildhibaannada Golaha Deegaanka ee Degmada Saylac,  Odayaal-dhaqameed iyo Dhallinyarada ku dhaqan Magaaladaas, ayaa Xukuumadda Somaliland ka codsaday inay tallaabo ka qaaddo Maamulaha Kastamka Saylac Cabdirisaaq Aadan Yuusuf oo ku magac dheer (Faysal Dheere) oo ay ku eedeeyeen Maamul Xumo iyo arrimo kale oo ay ka mid…

Read More

Toban Talaabo oo Afrika Ka Sugayso Obama Waxaa qoray Johnnie Carson Waxaa inoo Soo Koobaya Xuseen Kurdi

Washington 16.Jan 2016 (SDN/QJ):-Ka dib muddo todaba sanadood ah oo uu xafiiska joogay Madaxweynaha Dalka Maraykanka  Brack Obama waxa uu si weyn ugu hawlanaa Qaaradda afrika marka la dhinac dhigo Madaxweynayaashii ka horeeyey ee Dalkaasi maraykanka, laakiin iyadoo ay joogitaankiisii aqalka cad uga hadhay muddo sanad ahi waxaa weli horyaalla hawlo ay tahay inuu qabto…

Read More

Curadkii Curinta: Calan-side Cali Sugulle Cigaal, (1936kii – 2016ka)  

“Waxan waayey, waayeel murtida, waajibkeed gudaye, Waxan waayey, waadiga hiddaha, weel nin noo dara e’, Waxan waayey, ruux loo wakiyo, wiiqii bawdada e’, Waxan waayey, ruux lagu wardiyo, weedhuhuu yidhiye, Waxan waayey, wabarkii tixdiyo, wadanaheediiye, Waxan waayey, waradii hiddaha, waayo-araggiiye, Waxan waayey, wadihii wan-qalay, wowga dirireede, Waxan waayey, wadhi kii ku dhigay, gaalkii wicilkiiye, Waxan…

Read More

Wasaarada Arrimaha Gudaha Oo Xabsiga Dhigtay Muwaadin Damcay Inuu Marlabaad Qaato Card-Ka Diwaan Galinta

Burco 16.Jan 2016 (SDN/QJ):- Wasraadara Arrimaha Gudaha Qaybteeda Diwaan Galinta  Madaniga Ah  waxa ay  saaka Xabsiga U Taxaabtay  Muwaadin  Cabdixakiin Jaamac Maxamed Abokor  oo  doonayey  inuu  marlabaad iska  diwaan galiyo  Xarunta wasaarada isaga oo hore  iskaga diwaan  Galiyey  Magaalada Burco  Xarrunta Gobolka Togdheer. Muwaadinka Ayaa  Sever-ka Diwaangalinta Madaniga ah  ee Wasaaradu  Soo  qabtay  Kadib  markuu …

Read More

Mowqifka siyaasadeed iyo ballanqaadka shacabka deegaanka + xiisaha iyo xamaasadda loo muujiyey murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE Muuse Biixi

Qoryaale 16.Jan 2016 (SDN/QJ )- Dadweynaha ku dhaqan degmada Qoraale ee Gobolka Togdheer, ayaa si ballaadhan u qaabilay wefti culus oo ka kooban hoggaanka KULMIYE iyo wasiirro xukuumadda ka tirsan oo uu hoggaamiyo Guddoomiyaha iyo murrashaxa xisbal-xaakimka Somaliland ee KULMIYE Md. Muuse Biixi oo booqasho qayb ka ah socdaal ay ku marayaan gobolka ku tagay…

Read More

    Somaliland oo Digniin kama Dambays ah u Dirtay Somalia DAAWO

    Hargaysa 14.Jan 2015 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Maanta Shir Jaraa’id Ku Qabtay Xarunta Wasaarada Arrimaha Gudaha ayaa Ka Hadalay Shirar Ku Lidi Ah Qaranimada Somaliland oo Maamulka Taagta Daran ee Soomaaliya Ka Jiraa Doonaayey Inuu Ku Qabto Gobolada Bariga ee Buuhoodle Halkaasi Oo Ciidamada Qaranku Saaka Ku Ruqaansadeen. Wasiirka Arrimaha GUdaha Cali Maxamed…

    Read More