Webmaster

    Golaha Wakiiladda Somaliland oo uu Xiisad ka Dhex abuuray Xeerka Baananka oo Shareecadu Xaaraan-timaysay

    Hargeysa 13.Jan 2016 (SDN/QJ):-Golaha wakiilada ayaa shalay si adag isugu maandhaafay xeerka baananka ganacsiga oo ay culimada dalku ku tilmaantay mid ribo ah oo aan banaanayn in golaha wakiiladu ansixiyo. Xeerkan ayaa wuxuu shalay golaha ka abuuray dareen xaasaasi ah, waxaana golaha warbixin ka hor jeedisay guddi ka madaxbanaan guddi hoosaayada golaha oo xogo soo…

    Read More

      “Kulmiye ayaanu nahay aasaasayaashiina ka mid baanu ahayn, ilaa haddana Kulmiye ayaanu nahay ,waana ka sii mid ahaanaynaa Kulmiye ilaa inta laga tashanayo” Xildhibaan Kijaandh

      Hargeysa 13.Jan 2016 (SDN/QJ):-Xildhibaan Axmed Cabdi Nuur (Kijaandhe), oo ka mid ah isbahaysiga Kulmiye, ee qaadacay Shirkii Golaha Dhexe ee kulmiye, ahaana Musharaxa Madaxweyne, ayaa ka jawaabay hadalo ka soo yeedhay qaar ka mid ah Masuuliyiinta Kulmiye oo sheegaya in aanay Isbahaysigu sheegan karin magaca Kulmiye, waxaanu sheegay inaanay jirin cid isaga iyo isbahaysiga toona…

      Read More

        Afhayeenka Komishanka Somaliland Oo Sharaxay Diiwaan-gelinta Iyo Doorashooyinka Isa Saarka ah Ee Madaxtooyadda & Wakiiladda

        “Xeerka Doorashaddu Waxa Uu U Yaallaa Baarlamaanka, Iyaga Ayaa  Laga Rabaa Inay Xaliyaan Ka Hor Doorashadda”    “Waxaanu Hirgelinaynaa In Doorashooyinku Ay Mar Wada Dhacaan, Waana Mid Ku Cusub Dalkeena” “Wacyigelinta Diwaan-gelinta Kharashkooda Guddida Looma Dhiibin Ee Qaadhaan Bixiyeyaasha Ayaa Gacanta u Geliya Ururo Maxali Ah:”   Hargeysa 13.Jan 2016 (SDN/QJ):-  Guddida doorashooyinka jamhuuriyadda Somaliland,…

        Read More

          “Horta Marka Hore Toorreydu Wax La Isku Caayo Maaha Aniguna Reer Burco Ayaan Ahayoo, Waa Layska Yaqaannaa” Su’aalo Xiiso Leh Iyo Wasiirkii Hore ee Madaxtooyadda DAAWO

          Hargaysa 13.Jan 2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii Hore ee Madaxtooyadda Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa Markii u horaysay Waxa uu  ka Hadlay Xidhiidhkuu la lahaa Koox Xiligii Maamulkii Daahir Rayaale Kaahin Gaadiid saaray Hub si ay  ugu Jabhadeeyaan, Xirsi Cali Xaaji Xasan oo Wakhtigaas iska Casilay Xubin-nimadii Komiishankii Doorashooyinka Qaranka ee Xiligaasi ayaa Madal Il yartu…

          Read More

            “Waxaan Qabaa In Aanay KULMIYE Waxba Ugu Kordhayn Is Hortaagii Xirsi Ee Caynaba Haddii Aragtida Lagu Kala Baydhana Maha Inay Colaad Abuurto” Jamaal Cali Xusen

            Hargaysa 13.Jan 2016 (SDN/QJ):- Murrashaxa Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen, ayaa  talooyin ka dhiibtay xifiltanka  Xisbiyada dhexdooda  iyo laacdanka  is badalka badan ee ay caanka ku tahay siyaasadda Somaliland. Jamaal Cali Xuseen oo xogwaran siiyay Wargayska Somaliland today oo aanu Warkan ka soo Xiganay wuxuu ka hadlay falkii hadheeyay shir dhaqan oo…

            Read More

              Maanso Baroor Diiq ah oo Abwaan Weedhsame u Jixaasay Hal abuurkii Caan Baxay Marxuun Cali Sugule Dun Carbeed IHU

              Hargaysa 13.Jan 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Tixdan Baroor diiqda ah Curiyey Hal abuur Xasan Daahir Weedhsame Wuxuu u Jixaasay Alle ha u Naxariitee Abwaan Cali Sugule Cigaal Dun Carbeed oo Lagu Wado in Maalinta Beri oo Khamiis ah Lagu aaso Caasimada Somaliland ee Hargaysa. Abwaan Weedhsame oo Tixdan soo Gaadhsiiyey Xafiiska War qabadka ee Shabakada Qurbejoog ayaa…

              Read More

                WAR DEG DEG AH:-Wariyaasha Gobolka Hiiraan Oo Shirka Muqdisho ka Furay Ku Tilmaamay Mid Ku Saleysan Hab Qabiil

                Baladweyne Jan 12,2016(SDN/QJ)-Naadiga Saxafiyiinta Hiiraan Journalists Club ee Fadhigodu Yahay Magaalada Baledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay halkan ku cadeynayaan in aysan qayb ka aheyn Shir lagu sheegay in Saxaafada Somaliya uu quseeyo oo muqdisho Kafurmay Maanta kaasi oo ah mid xaqiiqda ka fog. Sababta ay u qaadaceen Wariyaasha Gobolka Hiiraan ayaa ah…

                Read More

                  Sadexda Xisbi Qaran ee Somaliland oo ka Hadlay Geerida Alle ha u naxariistee Marxuun Abwaan Cali Sugule Duncarbeed

                  Hargaysa 11.Jan 2016 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro, isagoo ku haddlaya magiciisa, ka shir-Guddoonka golaha Wakiilada Somaliland,ka Xisbiga WADDANI iyo Taageerayaasha Xisbiga WADDANI, waxa uu dhambaal Tacsi ah u dirayaa shacab weynaha reer Somaliland , gaar ahaan Abwaannada, Fannaaniinta , Qoyskii ,Eheladii Qaraabadii,iyo asxaabtii uu…

                  Read More

                    SHEEKADU WADAN-WADAN MA AHEE WAA MAD-HAB SOOMAALAAY

                    بسم الله الرحمن الرحيم Maalmahan ugu danbeeyey ayaa waxay xurguf badani ka dhex bilaabantay dalalka Saudi Arabia iyo Iran Taasi waxay sababtay in dawlado badan oo carab ahi xidhiidhka u jaraan iran, Hadaba sababta igu kaliftay qoraalkan ayaa ah maqaal la soo dhigay wargeyska Hadhwanaag oo cinwaankiisu u qornaa sida tan (Soomaalidan Waalan Maxaa Sacuudigana…

                    Read More

                      Shirweynihii 3aad ee Beelaha Daa’uud Ismaaciil “Ciidagale” oo la soo Gunaanaday Iyo Go’aamo ka soo Baxay DAAWO

                      Hargaysa 11.Jan 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Maanta Huteel Ambassador ee Magaalada Hargaysa lagu soo Gunaanaday Shirwaynihii Sadexaad ee Beelaha Daa’uud Ismaaciil (Ciidagale) . Waxaana Shirwaynahan Xidhitaankiisa ka soo qeyb galay Masuuliyiin kala duwan oo isugu jiray , Madax Dhaqameed , Siyaasiyiin , Dhalinyaro ,Aqoonyahan , Culimo iyo Marti Sharaf kale . Waxaana ka soo baxay Baaq Iyo Go’aamo…

                      Read More

                        Waxaa power madaxweyne lagu ansixiyey Miisaaniyad yac-yacood ah oo cilmi feleg ah oo aan laheyn dhexroor iyo dhextaal midna

                        Waqtigii Xukuumada kulmiye ay xukunka dalka haleeshay misaaniyada qaranku waxay aheyd $ 50 million oo Dollar oo barakeysan. Sanadkii 2013 -kii way sadex laabeen oo waxay ka dhigeen $170 million dollar oo male awaal ah, sanadkii ku xigay oo ahaa  2014-kiina waxay ku odoroseen $ 212 Million Dollar, sanadkii inadhaafay ee 2015-kii way sii shaa-sheeyeen oo waxay ku bishileen oo…

                        Read More

                          Somaliland oo ka hadashay Xiliga la Keenayo Maydka Marxuun Cali Sugule Cigaal oo Maanta Geeriyooday

                          Dubai 11.Jan 2016 (SDN/QJ):- – Safiirka dalka Imaaraadka Carabta u fadhiya Somaliland Mr. Baashe Cawil Cumar ayaa shaaca ka qaaday in marxuum Cali Sugule Cigaal “Dun-carbeed) ku geeryooday magaalada Dubai, isla markaana ku dedaalayaan in meydka marxuumka maalinta Arbacada la keeno hargeysa, si loogu aaso. Mr. Baashe Cawil Cumar ayaa sheegay isagoo ku hadlaya magaciisa,…

                          Read More

                            Wasaaradda Caafimaadka Somaliland oo soo Bandhigtay Magacyada Hawl wadeeno ka Tirsan Wasaaradaas oo Ciidamada Itoobiya ay Kaxaysteen DAAWO

                            Hargaysa 11.Jan 2016 (SDN/QJ):- Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa Maanta ka Hadashay Xubno ka Mid ah Hawl wadeenada Wasaaradaasi oo Ciidamo ka Tirsan Kuwa Itoobiya ay ka Kaxaysteen Deegaanka Degmada Faroweyne ee Gobolka Maroodi Jeex oo ay ka soo Fulinayeen soo tira koobidda shaqaalaha wasaaradda ee deegaamadda dalka oo loo diray aagga Farawayne, Salaxley iyo jiidaha la…

                            Read More

                              “Ta labaadna Muuse Biixi qaar baa mooday inaanu Col ahayn ee Col ma nihin” Wasiir Cukuse oo Cadeeyay Mawqifkiisa ku aadan Murashixiinta Xisbiga Kulmiye DAAWO

                              Hargaysa 11.Jan 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa jawaabo ka bixiyey su’aalo ay Warbaahintu weydiisay oo ku saabsan Xisbiga Kulmiye iyo Xaalada Guud ee dalka. Wasiir Cukuse Wuxuu Sharxay hadal uu hore u Jeediyey oo uu ku sheegay in Xisbiga Kulmiye uu yahay Murashax Muuse Biixi uguna baaqay…

                              Read More

                                Safiirka Imaaraadka Carabta Mr. Baashe Cawil oo tafaasiil ka bixiyey xaalada Caafimaad ee Xaaji Cabdi-kariim (Cabdi-waraabe)

                                Dubai 11.Jan 2016 (SDN/QJ):-  Safiirka Imaaraadka Carabta u qaabilsan Somaliland Mr. Baashe Cawil Cumar ayaa shaaca ka qaaday in xaalada caafimaad ee Xaaji Cabdi-kariin Xuseen (Cabdi-Waraabe) si wanaagsan loo baadhay, isla markaana uu marti u yahay dalka Imaaraadka wakhtigan. Mr. Baashe Cawil oo maanta tafaasiil dheeraad ah ka bixiyey xaalada caafimaad ee Xaaji Cabdi-kariim ayaa sheegay…

                                Read More

                                  Mid ka Mid ah Tiirarka Fanka Somalida oo Geeriyooday Waa Abwaan Cali Sugule Dun Carbeed Iyo Dhanbaal Madaxweyne Siilaanyo u diray

                                  Hargaysa 11.Jan 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, isagoo ku hadlaya magaciisa iyo ka shacbiga Jam. Somaliland-ba waxa uu dhambaal Tacsi ah u dirayaa Bahda Fanka iyo Suugaanta, Eheladii, Qaraabadii, Qoyskii, Asxaabtii iyo Guud ahaan shacbiga reer Somaliland isaga oo ka tacsiyadaynaya Geerida ku timid ALLE ha u naxariistee Marxuum Abwaan Cali…

                                  Read More