Aas Qaran oo Lagu Sagootiyey Hal abuurkii Caan Baxay Marxuun Cali Sugule Cigaal Dun Carbeed iyo Weedhihii laga Jeediyey DAAWO
Hargaysa 14.Jan 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, waxa uu saaka ka qaybgalay Aas qaran oo loo sameeyey Marxuum Abwaan Cali Sugule Cigaal “Duncarbeed” oo maanta si heer qaran ah loogu aasay Caasimada Somaliland ee Hargeysa gaar ahaan Xabaalaha Naaso-hablood. Subaxnimadii hore ee saaka waxa dalka soo gaadhay maydka marxuum Abwaan Cali…
