Webmaster

    Shaqaale Ka Kala Tirsan Wasaaradda Caafimaadka Iyo Shirkadda Somtel Oo Ciidanka Itoobiya Ka Qabteen Xadka

    Faraweyne 11.Jan 2016 (SDN/QJ):- Dhawr qof oo ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda caafimaadka oo qayb ka ah kooxo loo kala diray soo tira koobidda shaqaalaha wasaaradda ee deegaamadda dalka oo loo diray aagga Farawayne, Salaxley iyo jiidaha la xidhiidha ayaa shalay ciidamadda amaanka Itoobiya qabteen, sidoo kale farsamayaqaano iyo hawlwadeeno  ka tirsan shirkadda Somtel oo hawl…

    Read More

      Xukuumadda Somaliland Oo Dalka Sucuudiga Ku Taageertay Go’aankii Iran

      Hargaysa 11.Jan 2016 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland ayaa cambaaraysay falkii lagu gubay safaaradda Sucuudiga ee dalka Iiraan,kadib markii khilaaf soo kala dhexgalay labada dal ee Sucuudiga iyo Iiraan. Madaxwaynaha Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa sheegay in Somaliland ka soo horjeedo khilaafka dawlada Iiraan ka waddo gobolka . “Waxaan halkan ku canbaaraynayaa falkii foosha xumaa ee lagu gubay Safaarada…

      Read More

        Madaxwayne Siilaanyo Oo Ka Hadlay Wada-hadallada Somaliland Iyo Soomaaliya

        Madaxwaynaha Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa ka hadlay wada hadalkii Somaliland iyo Somaliya,waxaanu khubad sannadeedkii dastuuriga ahayd ku soo qaatay sida Somaliland u ahayd dal Madax banaan. Madaxwaynaha Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa hadalkan ka sheegay khubad sannadeedkii uu u jeediyay Labada aqal baarlamaan ee Somaliland. “Waxaannu dardargelinaynaa ambaqaadka wada hadallada Somaliland iyo Soomaaliya. Si looga gun…

        Read More

          AKHRISO::Khudbadda Madaxweynaha JSL ee Labada Gole ee Baarlamanka uu Saaka ka Hor jeediyay SAWIRO

          Hargaysa 11.Jan 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha JSL MD:Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta khudbad sanadeedkii dastuuriga ahayd ka horjeediyay fadhi ay wada jir u yeesheen labada gole ee guurtida iyo wakiilada Khudbad Sannadeedka Madaxweyne Siilaanyo ayaa u dhignayd Sidan:- Bismilaahi Raxmaani Raxiim Al-xamdu-lilaah, Ilaahaybaa mahad leh, “Assalaamu calaykum waraxmatullaahi wa barakaatuhu”. Mudanayaal iyo Marwooyin, Waxa sharaf…

          Read More

            Shirkii 3aad ee Beelaha Daa’uud Ismaaciil Ciidagale oo Hargaysa Ka Furmay iyo Waxyaabaha laga Filayo DAAWO/SAWIRO

            Hargaysa 10. January.2016 (SDN/QJ):- Waxaa Maanta Magaalada Hargaysa ka furmay Shirwaynihii Sadexaad ee Beelaha Daa’uud Ismaaciil (Ciidagale) . Waxaana Shirwaynahan ka soo qeyb galay Masuuliyiin kala duwan oo isugu jiray , Madax Dhaqameed , Siyaasiyiin , Dhalinyaro ,Aqoonyahan , Culimo iyo Marti Sharaf kale . Ugu horeen waxa Shirwaynahaas ka hadlay Gudoomiyaha Shir Gudoonka Beesha …

            Read More

              Wasiirkii Hore ee Madaxtooyadda oo Sheegay in laga Hor istaagay Shir Beeshiisu ku lahayd Magaalada Caynabo iyo Xaal laga Bixiyey DHAGAYSO.

              Caynaba 10.Jan 2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Madaxtooyadda Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa Maalintii Shalay ahayd loo diiday ka qayb galka Shir beeshiisu lahayd oo loogu Magac daray Talo iyo Toosin kaas oo ka qabsoomay Magaalada Caynabo ee Xarunta Gobolka Saraar. Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa sheegay in loo diiday ka qayb galka…

              Read More

                La Taliyaha Madaxweyne Siilaanyo ee Wada Hadalada Somaliland iyo Somalia oo Waraysi dheer kaga Warbixiyey Waayo aragnimadiisa Siyaasada Geeska Africa DAAWO

                Hargaysa 10.Jan 2016 (SDN/QJ):– La Taliyaha Cusub ee Madaxweyne Siilaanyo ee Wada Hadalada Somaliland Iyo Somalia iyo Weliba Aqoonsi raadinta Somaliland Ambassador Cawil Cali Ducaale ayaa tafaasiil dheer ka bixiyey Khibradihii Maamul Iyo Waayo aragnimada uu u Leeyahay Siyaasada Geeska Africa. Ambassador Cawil Cali Ducaale oo Waraysi Gaar ah siiyey Telefishanka HCTV ayaa si Xeel…

                Read More

                  Ciidamada Badda Somaliland oo badbaadiyey 71 Tahriibe, 11 Gaajo u dhintay oo Maydadkooda loogu tagay Laashka, 23 Badda lagu tuurey & Naakhuudayaal la qabtay DAAWO

                  Maydh, 10.Jan 2016 (SDN/QJ):– Ciidammada ilaalada Xeebaha Somaliland, ayaa soo badbaadiyey 71 Tahriibayaal u dhashay Itoobiya oo Doontii sidday kula Xumaatay  meel u dhaw deegaanka Xarshow oo 50KM u jira degmada Maydh ee Gobolka Sanaag.   Doontan oo markii hore Xeebaha degmada Boosaaso ee Puntland ka soo qaadday Tahriibayaal gaadhaya 105 Ruux, ayaa markii ay…

                  Read More

                    Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Mugdi Geliyey Heshiis uu Daqiiqado ka Hor Saxeexay DAAWO

                    Hargaysa 10.Jan 2016 (SDN/QJ):– Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Shaki Geliyey Heshiis uu Daqiiqado ku hor Qallinka Ku duugay oo ku Saabsan Nidaamka iyo Hab raaca Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Somaliland. Gudoomiye Faysal ayaa hadalkan ka Jeediyey Madal ay Sadexda Xisbi iyo Komiishanka Doorashooyinka Qaranku ku wada saxeexayeen Heshiiska Hab raaca Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha https://www.youtube.com/watch?v=JtlODc2Cj5c

                    Read More

                      ‘’Xassan Sheekh iyo Xukuumadiisu ha Tanaasuleen,Tanaasulka lagama raadiyo cida Xaqa leh’’ Dr Faroole

                      Garowe 10.Jan 2016 (SDN/QJ):- Iyadoo dhowaan la filayo inuu Kismaayo ka dhaco shirka lagu go’aamin doono nooca doorasho ee dalka ka dhacaysa sanadka 2016-ka,ayaa waxa soo baxay hadalo kaso baxayay Madaxda Federaalka oo ahaa in la isutanaasulo. Madaxweynihii hore ee Puntland Dr. Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud ‘’Farole’’,ayaa sheegay in loo baahan yahay in Madaxweynaha Dawlada…

                      Read More

                        Madaxweynaha Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Punt land oo ku sii Jeeda Magaalada Kismaayo

                        Garowe 10.Jan 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta la filayaa inuu u duulo dhanka iyo Magaalada Kismaayo. Kulan ay wada qaateen Madaxweyne Xasan Sheikh iyo Madaxweyne Gaas ayaa lagu go’aamiyey in Kismaayo la isugu tago inkastoo Madaxweynaha Federaalku ku adkeystay markii hore in shirka dib loo dhigo maadaama aan wali…

                        Read More

                          Wasaarada Ganacsiga Iyo Ganacsatada Isticimaasha Dekeda Berbera oo ka wada hadlay Tacriifado lagu soo Kordhiyey DAAWO

                          Hargaysa 10.Jan 2016 (SDN/QJ):– Mas’uuliyiinta Wasaaradda Ganacsiga iyo qaar ka mid ah ganacsatada wax soo dejisa ayaa ka wada hadlay tacriifado lagu kordhiyey badeecadaha konteenarada ku soo dega ee Yimaada Dekeda Magaalada Berbera. Ganacsatada ayaa Sheegay in Maamulka Dekeda Berbera uu ku soo Kordhiyey Bushciradaha Ganacsi ee ay Keenaan Lacago dheeraad ah oo aanay lahayn…

                          Read More

                            Hay’adda WFP oo iibsanaysa dalagyada beeralayda Soomaaliya iyo heshiis Wasaarada Beeraha Somaliland u dhexeeya hay’addan

                            Nairobi 10.Jan 2016 (SDN/QJ):– Hay’adda Cuntada Aduunka (WFP) ayaa shaaca ka qaaday inay iibsan doonaan dalagyada beeralayda Soomaaliya beertaan, xilli ay beeniyeen eedo loogu jeediyey inay raashinkooda mucaawinada ku soo beegan xilliga beerahu soo go’aan. Hadalka hay’adan ayaa ka dambeeyen ka mid markii dhowaan wasiir-xigeen Beeraha Soomaaliya ku eedeeyey inay raashinkooda mucaawinada ku soo began…

                            Read More

                              “Musuqmaasuqii, Shaqo la’aanta, Sicir bararka, dhibaatadii uu badatay, waxaas oo dhan waxa lagaga bixi karaa Isbeddel reer Somaliland u dhan yihiin.” Murashaxa Waddani ee Maxamed Cali

                              Dila, 10.Jan 2016 (SDN/QJ):– Maxamed Cali oo ah Musharrax u tartamaya Madaxwayne ku-xigeenka Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa oo Ku Sugan Xarunta Gobolka Awdal ee Boorama ayaa dadweynaha Magaalada Dila oo uu dhalasho ahaan ka soo Jeedo Wuxuu ku booriyey inay u Midoobaan Sidii Talada dalka uu Xisbiga Waddani oo uu ka dhex sharaxan…

                              Read More

                                Khudbad uu Murashax Muuse Biixi ka Jeediyey Xidhitaanka Shirkii Beesha Habar Jeclo ee Magaalada Caynabo DAAWO

                                Hargaysa 10.Jan 2016 (SDN/QJ):– Shir Mudooyinkii u danbeeyay ka socday Deegaanka Caynaba oo loogu Magac daray Talo iyo Toosin oo ay Lahayd Beesha Bariga Burco ayaa  maanta la soo Gabo gabeeyay,Waxaana Xidhitaankiisii ka qayb galay Madaxda Xisbiyada Qaranka iyo Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada. Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi…

                                Read More

                                  Shirkada Somcable oo iskaashi dhexmaray Shirkado Caalamka ugu horeeya Isgaadhsiinta & hirgelinta hanaan Internet casri ah

                                  Austin 10.Jan 2016 (SDN/QJ):– Gudoomiyaha shirkadda isgaadhsiinta SOMCABLE Mr. Cabdiraxmaan Maxamed, ayaa shaaca ka qaaday inay hawlgelinayaan hanaan intenet ganacsi xawli sareeya, ka dib heshiis dhexmaray laba shirkadood oo caalamka ugu horeeya bixinta adeegaa.   Sida lagu sheegay qoraal saxaafadeed ku saabsan higelinta adeegan cusub ayaa lagu sheegay in shirkada SOMCABLE oo kaashanaysa shirkadaha Alepo…

                                  Read More

                                    “Dalku wuxuu u baahan badbaado, Waayo Nimanka Maanta Dunida Hoggaamiyaa Dagaal Sokeeye ayey ku soo wadaan Somaliland..” Sheekh Aadan-Siiro

                                    Hargeysa, 10, January, 2016, (SDN/QJ): – Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadan-Siiro), ayaa ka digay kooxo u sheegay inay dalka u maleegayaan mu’aamaraad, kuwaasi oo ku nool dalka gudihiisa iyo dibaddiisaba. Sheekh Aadan-Siiro ayaa sidan ku sheegay khudbadd uu ka Jeediyey Masjidka uu ka Tujiyo ee Hargaysa ayaa bulshada kula taliyey inay ka foojignaadaan, waxaanu…

                                    Read More

                                    Daraasad Maraykanku Sameeyay Oo Lagu Sheegay In Maado Ku Jirta Muusku Ilowga Ka Yarayso Maskaxda

                                    Washington 10.Jan 2016 (SDN/QJ):– Haddii aad ka mid tahay dadka markay toosaan ilaawa, riyadii xalay soo martay, waxa suura gal ah in dhakhaatiirtu kugula taliyaan, qaadashada Vitamin-ka (B6) loo yaqaan, fitamiinkaasi waxa uu kaa caawin karaa dib u xusuusashada riyada aad ilawdo marka hurdada aad ka kacdo. Haddaba sida lagu xusay daraasad Maraykanku sameeyay ama…

                                    Read More

                                      R. W. ku-xigeenka oo ka qeybgalay munaasabad lagu soo bandhigay caruur da’yar oo dhaqancelin loo sameynayo

                                      Muqdisho, January 9, 2016 (SDN/QJ):-Ra’iisal Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa maanta ka qayb-galay munaasabad dhaqan celin loogu samaynayay Xarunta Ciidanka Asluunta caruur da’yar oo tiradoodu gaareysay 60 kuwaasoo laga soo aruuriyay dariiqyada. Munaasabadan oo ay goob joog ka ahaayeen Wasiirka Wasaarada Cadaaladda Mudane Cabdullaahi Axmad Jaamac Ilka-jiir, Taliyaha Ciidanka Asluubta Bashiir Maxamed…

                                      Read More

                                        Xukuumadda Oo Ka Jawaabtay Eed Uga Timi Xisbiga Waddani Oo La Xidhiidha Diiwaangalinta Buuhoodle

                                        Hargeysa , January 9, 2016 (SDN/QJ):-Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo iyo xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa Weli  isku maandhaafsan habka diwaangalinta codbixiyeyaashu uga dhacayso Degmada Buuhoodle. Xukuumadda, saddexda xisbi qaran iyo guddida doorashada ayaa ku heshiiyay in diiwaangalinta codbixiyeyaashu bisha January ka bilaamato gobolka Togdheer, hase ahaatee warsaxaafadeed xisbiga Waddani soo saaray wuxuu ku sheegay inay…

                                        Read More