Boqor Qabiil Oo Maxkamaddi Ku Heshay Danbiyo Culus Oo Xabsiga Lugihiisa Ku Tagey
Suweto 04 January, 2016 (SDN/QJ): –Boqor Buyelekhaya Dalindyebo ayaa xabsiga lugihiisa ku tegay, ka dib markii la ogollaan waayey racfaan uu ka qaatay xukun gaadhay 12 sannadood arbacadii. Mr. Dalindyebo oo boqor u ah qabiilka Thembo, oo madaxweynahii hore ee Koonfur Afrika Nelson Mandela ka soo jeedo ayaa maxkamad ku taal dalkaasi ku heshay dembi…
