Afhayeenka aqalka Cad Josh Earnest ayaa sheegay inay Sacuudiga uga digeen cawaaqibka ka dhalan kara dilka Sheekh Nimr.
Washington 06,Jan 2016 (SDN/QJ):- Maamulka madaxweyne Obama ayaa saraakiisha Sacuudiga uga digay suurta-galnimada cawaaqibka ka dhallan kara khaarijinta wadaad Shiico ah, oo dhimashadiisa ay ruxday bariga dhexe, islamarkaana dibadbaxyo ka dhalisay dunida, sida uu sheegay afhayeenka aqalka cad, Josh Earnest. “Waxaa jira walaac toos ah oo saraakiisha Maryekanka ay kusoo qaadeen saraakiisha Saudi Arabia, oo…
