Webmaster

    Xoghayihii Fulinta Dawlada Hoose ee Hargeysa oo Xilkii laga Qaadey iyo Masuul Cusub oo la magacaabay

    Hargeysa , January 9, 2016 (SDN/QJ):-Xoghayihii Dawlada Fulinta ee dawlada Hoose ee Hargeysa Ibraahim Axmed Raabi ayaa xilkii laga qaadey kadib 6Bilood oo xilkaasi hayay. Waraaqda xilka qaadista xoghayaha dawlada Hoose ayaa maanta La Shaaciyey Taas oo ka soo Baxday  xafiiska wasiirka arimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade. Xildhibaanada golaha deegaanka Caasimada ayaa shalay taageero…

    Read More

      Xalay Iyo Shacabka reer Puntland oo Fariin Adag u dhiibay Xassan Sheekh’’4.5 qaadan Mayno’’

      Garowe 09.Jan 2016 (SDN/QJ):- Fannaaniinta reer Puntland oo xambaarsanaa aragtida shacabka ayaa xalay Munaasabadii loogu dabaaldagay sanadguuradii 2-aad ee kaso wareegtay markii la doortay Madaxweyne Gaas kuso Bandhigay hees ka tarjumaysay hannaanka ay doonayaan shacabka reer Puntland inay u dhacdo doorashada Soomaaliya. Heesta oo la yiraahdo 4.5 qaadan mayno,ayaa ka hadlaysa in muhiim ay tahay…

      Read More

        Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiiladda Mudane Baashe oo Shaaciyey inuu ka Baxay Isbahaysigiii Kulmiye DAAWO

        Hargaysa 09.Jan 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa Daboolka ka qaaday Maanta inuu ka baxay Isbahaysigii Dimuquraadi doonka ahaa ee Xisbiga Kulmiye. Gudoomiye Baashe Maxamed Faarax oo la socday Xubnaha Isbahaysigii qaadacay Natiijadii Shirkii Kulmiye ayaa iftiimiyey Sababaha uu uga baxay iyo Halka loogu soo…

        Read More

          Wasiirka Arrimaha Dibadda & Iskaashiga Caalamiga ah JSL oo dalka dib ugu soo laabtay, kana hadlay safar shaqo uu ugu maqnaa muddo laba todobaad ah dalka Ingiriiska.

          Hargaysa 09.Jan 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Arrimaha Dibadda & Iskaashiga Caalamiga ah JSL, Dr. Sacad Cali Shire ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka kadib safar shaqo qaatay laba todobaad uu ku maqnaa dalka Ingiriiska. Wasiirka oo saaka aroortii ka soo degay Gagada Caalamiga ah ee Cigaal International Airport, magaalada Hargeysa wuxu Qolka Nashada (VIP Lounge) ee…

          Read More

            Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo kormeer iyo Xadhig ka jarid ka fuliyey Taliska Guud iyo Miiska Saraakiisha SAWIRO

            Hargaysa 09.Jan 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo oo  Kormeer guud ku tegay Taliska Guud ee Ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, Xadhigana ka jaray Mashaariic kala duwan oo laga hirgeliyey Miiska Saraakiisha.   Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu ugu horayn salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan Ciidanka Qaranka…

            Read More

              Saamaynta Isbedelka Cimiladu ku Yeelatay Caafimaadka Afrika

              Zimbabwe 09.Jan 2016 (SDN/QJ):- Dalalka Afrika ayaa maaliba ta xigta waajahaya kor u kac dhanka cimilada iyo kulaylkeeda ah. Bishii Oktoobar ee sanadka 2015 Dalka Zimbabwe waxaa ku dhufatay mawjado hanfi kulul ah, qiyaastiina gaadhaysay ilaa 45°C, halka uu isla xiligaas Wadanka K/Afrika heerkulku gaadhay 48.4°C, taas oo ah rikoodh jebin ku timid kulaylkii ugu badnaa…

              Read More

                “Waxa Heshiisyadii Hore Buriyay Somalia Oo Shirkii Ugu Dambeeyay Ku Soo Dartay Dad Somaliland U Dhashay” Wasiir Ku Xigeenka Arrimaha Dibada DAAWO

                Hargaysa 07.Jan 2016 (SDN/QJ):- Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibada  Jamhuuriyadda Somaliland, Axmed Aadan Ismaaciil ( Axmed Keyse), ayaa  ka hadlay isu socodka dalalka Itoobiya iyo Somaliland oo muddooyinkii ugu dambeeyay hakad ku yimi ka dib markii dhanka dal ku galka ay Safaaradda Itoobiya ee Hargeysa ay bixiso uu dhankooda ka yara  hakaday. “Safaaradda Itoobiya ee…

                Read More

                  Wasiirka Beeraha oo Furay Balli-biyood Guddida HOODAALE Ka Qodeen Deegaanka Geed-Abeera

                  Hargeysa 07.Jan 2016 (SDN/QJ): – Guddida horumarinta beelaha Sacad Muuse ee Hoodaale ayaa Balli-biyood weyn ka hirgaliyay deegaanka Geed-Abeera oo ka tirsan degmada Alleybadey ee gobolka Gabiley. Mashruucan qoditaanka Bali-biyoodkan ayaa gabo gabo u ahaa qorshihii hawl qabadka sanadkii 2015-ka, iyada oo masuuliyiinta guddida horumarinta ee Hoodaale ay sheegeen in Balli-biyoodkani ay dad deegaanku baahi…

                  Read More

                    Garabka Haweenka Togdheer ee WADDANI oo Qado Sharaf Ku Maamuusay Wefti Reer Mareykankan ah oo Ka Socday Xisbiga WADDANI+SAWIRO

                    Burco():-Garabka haweenka xisbiga WADDANI ee gobalka Togdheer, ayaa maanta munaasibad ballaadhan oo qado-sharaf ah ku maamuusay wefti  ballaadhan oo ka socday madaxda sare sare ee laanta xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI uu ku leeyahay dalka Mareykanka, gaar ahaan gobalka Minisota iyo sida oo kale mas’uuliyiin iyo xildhibbaano ka tirsan xisbigaasi oo muddooyinkii dambe kormeer ay…

                    Read More

                      Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo la kulmay Wasiir Ingiriis ah & Qorshe Baarlamaanka Yurub lagaga dalbanayo Ictiraaf oo socdaY

                       London 06 January, 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa Shalay kulan kula qaatay Wasaaradda Khaarajiga Ingiriiska Wasiirka u qaabilsan Afrika Mr. James Duddridge xafiiskiisa London. Kulanka dhexmaray Wasiir Aarrimaha Dibedda Dr. Sacad oo ku wehelinayey Wakiilka Somaliland u jooga Ingiriiska iyo Mr. Duddridge, oo Shalay ka dhacay xarunta Arrimaha Dibedda…

                      Read More

                        Dabarani Show Iyo Waraysigii Xiisaha Lahaa Todobaadkan oo lala Yeeshay Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Cabdiweli Gaas DAAWO

                        Garowe 06.Jan 2016 (SDN/QJ):- Waxaan akhristayaasheena sharaftaleh idiin soo gudbinaynaa barnaamijka dabarani show ee somali chanel kabaxa asbuuc kasta, kaas oo hadba lagu waraysto masuul kamida masuuliyiinta soomaaliyeed. Haddaba waraysigii udambeeyey ee asbuucaan 05-01.016, waxaa lawarystay madaxweynaha Puntland  Dr. C.wali Maxamed Cali Gaas, waana barnaamij xiisihiisa wata ee Daawasho Wacan .

                        Read More

                          Hargeysa: Xisbiga KULMIYE oo Buugaag ku Wareejiyey Maktabadaha Akhriska ee Maxamed Mooge iyo Gaandi

                          Hargaysa 06.Jan 2016 (SDN/QJ):- Xisbiga KULMIYE, ayaa buugaag ka mid ah kuwa la xidhiidha suugaanta iyo dhaqanka Soomaalida ku wareejiyey maktabadaha Maxamed Mooge iyo Gaandi ee magaalada Hargeysa oo ah goobo dhallinyaradu wax ku akhrisato. Masuuliyiinta ka tirsan xisbiga KULMIYE, ayaa 25 nuqul oo ka mid ah buugga cusub ee Bad Macaan ee lagu ururiyey qaybo…

                          Read More

                            Wax ka Baro Taariikhda Buurta Gacan Libaax,Godadka Madow ee ku yaala iyo aasaarta ku duugan DAAWO

                            Hargaysa 06.Jan 2016 (SDN/QJ):- Buurta Gacan Libaax Waa Bogcadaha Taariikhiga ah ee Ku Yaala Somaliland. Waa Buur dalxiis,Sidoo kale hada waxaa ku yaala Mashaariic ay Hay’ada Can light ku soo celinayso Bilicdii Buurta Gacan Libaax, Waxaa kale oo Buurtan lagu xasuustaa Kaalintii ay ku lahayd Halgankii dib u xoraynta dalka. Hadaba Halkan ka daawo Warbixin…

                            Read More

                              Maamulka Dawlada Hoose ee Hargaysa oo Qaybtii labaad ee Qalab lagu hagaajinayo Wadooyinka Hargaysa soo Bandhigay DAAWO

                              Hargaysa 06.Jan 2016 (SDN/QJ):- Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Aamina Sheekh Maxamud Jirde ayaa ka qayb gashay Xaflad loo sameeyay qaybtii labaad ee Qalab dawlada Hoose ee Hargaysa ka soo iibsatay dalka Itoobiya. Marwada madaxweynaha Aamina Waris oo ka tirsan guddida bilicda caasimada, xubno golaha wasiirrada ka tirsan iyo masuuliyiinta dawladda hoose ee Hargeysa ayaa si…

                              Read More

                                Cabdi Kariin Axmed Mooge oo Is barbar dhig ku Sameeyay Madaxweyneyaashii Somaliland Soo Maray DAAWO

                                Hargaysa 06.Jan 2016 (SDN/QJ):- Wasiir Ku Xigeenkii hore ee Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Mudane C.kariin Axmed Mooge oo Mudo dheer ka Mid ahaa Dhallintii Isbedelka u horseeday dalka Gaar ahaan qaybaha Waxbarashada iyo Horumarka dalka ka Jira ayaa dhanka kale Waxa uu noqday Shakhsigii Kowaad ee u Istaagay Suulinta Qabyaalada. Waxa uu Cabdi Kariin Isagoo Xil…

                                Read More

                                  “Masuulka Meel Loo Dhiibaa Wuu Xanuunsan Karaa, Dad kale Ayaa Awoodiisa Ku Shaqaysan Kara” Cali-kubbed

                                  Hargaysa 06.Jan 2016 (SDN/QJ):-Gudoomiye Ku Xigeenkii Hore ee Komiishankii Doorashooyinka Qaranka Cali-khadar Xasan Cismaan (Cali-kubbed) ayaa ka hadlay Nidaamka Dimuquraadiyadeed ee Somaliland ka Jira iyo Sida awoodaha qaranka mabnuuc uga tahay in Cid gaar ahi ku Tagri fasho. Qoraal uu arrintaas kaga hadlayo ayaa waxa uu ku bilaabay “Eray khalad badan laga fahmey oo qofba…

                                  Read More