“Dalka Somaliya waxaa ka Jira shacab qof walba siyaasi yahay, dadka badankiisu waxay noqonayaan Madaxwayne” Danjire Nicklos Kay
Nairobi 30. December 2015 (SDN/QJ):- Danjire Nicklos Kay wakiilkii hore ee qaramada midoobey u qaabilsanaa Somaliland iyo Somaliya ayaa markii u horesay ka hadlay dhaqanada uu ku arkay bulshada somalida mudadii uu ku sugnaa dalka somaliya. Danjire Nicklos Kay waxaa uu sheegay inuu aad ula yaabay bulsho dhan oo wada siyaasi ah islamarkaana mid waliba doonayo…
