Webmaster

    Xildhibaano ka Tirsan Baarlamanka Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Punt land oo Booqasho ku Jooga Deegaano ka Tirsan Gobolka Sanaag

    Badhan 27 December, 2015-(SDN/QJ):-Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Puntland ayaa gaadhay gobolka Sanaag waxaana halkaas kusoo dhaweeyey maamulka gobolka iyo qaarkamid ah shacabka gobolka. Golaha wakiilada ayaa booqday degmada Badhan ee gobolka waxayna booqdeen meelo kamid ah magaalada,waxana ay bulshada ugu baaqeen inay ka shaqeeyaan nabadgalyada. Meelaha ay booqdeen waxaa kamida ah Saldhiga magaalada oo qabyo ah…

    Read More

      Waa Maxay Xidhiidhka ka Dhexeeya dabaaldega sanadka cusub iyo Ciidda Kiristaanka? DAAWO

      Hargeysa, 27 December, 2015-(SDN/QJ):-Waxaa sanadahaan dambe aad u soo batay xafladaha soomaalidu iyo guud ahaan Muslimmintu u dhigto soo dhaweynta sanadka cusub ee Milaadiga, waxaana caado noqotay in la qabto xaflado, riwaayado iyo hambalyo ku aadan sanadka cusub. Dhanka kale dawladda Soomaaliya ayaa markasta soo saarta baaq ku saabsan inaan ciidda Kiristaanka (Christmas) laga xusi…

      Read More

        “Hadii ay Xisbiga Ucid Waxba ka Hagaagi Waayaan,Waxaanu samayn doonaa Wixii Rag Samayn Jiray” Murashax Jamaal Cali Xuseen DAAWO

        Hargaysa 26.Dec 2015 (SDN/QJ):- Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen ayaa Isla maanta Jawaab ka bixiyey hadal Maanta ka soo Yeedhay Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan C.qaadir oo Sheegay in Xisbiga Ucid uu Noqday Mid Shakhsi leeyahay isla markaana aanay Waxba u Oolin aama Meeli uga banaanayn…

        Read More

          “Waxaan Maanta Idiin Sheegayaa Horena umaan ahayn Iminkana ma Noqonayo Nin Reer” Gudoomiye Cirro DAAWO

          Hargaysa 26.Dec 2015 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda iyo Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa Maanta Biniixiyey in hadii uu Talada dalka Ku Guulaysto aanu noqon doonin Nin Reer taas oo Nuxur ahaan u dhacaysa inaanu Beeshiisu Saami xoogan ku yeelan doonin Kursiga uu ruclada ugu Jiro. https://www.youtube.com/watch?v=OTP978DymZg

          Read More

            “Maanta Waxaan Idiin Cadaynayaa In Xisbiga Ucid uu Noqday Xisbi Shakhsi Leeyahay oo aan Faa’iido Ummada u Lahayn,Jamaalna Waxaan Leeyahay Tasho” Suldaan Maxamed Suldaan C.qaadir DAAWO

            Hargaysa 26.Dec 2015 (SDN/QJ):- Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan C.qaadir oo ka mid ahaa Madax dhaqameed Mudooyinkii u danbeeyay ku hawlanaa Soo Afjarida Khilaafka Ka Dhex Taagnaa Xisbiga Ucid ee u Dhexeeyay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen ayaa…

            Read More

              “Lagaama Sugayn Inaad Tidhaahdo Waxaan Samaynayaa Is Dhexgal Iyo Isu Safar….” Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble

              Hargaysa 26.Dec 2015 (SDN/QJ):- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble, ayaa wasiirka arrimaha dibadda ku dhaliilaay inaan laga filaynayn inuu yidhaahdo waxaan samaynayaa isdhexgel iyo isu safar. Isla markaana wuxuu sheegay in aanu qarankan ahayn mid iib ah. Xidhibaanku wuxuu sidaa ku sheegay waraysi gaar ah oo uu siiyay Telefishinka Star Tv, waxaanu yidhi“Boqol sannadood haddii ay gaadhayso…

              Read More

                Xukuumada Dalka Kenya oo Cadaysay in Taageerayaasha Ururka Xagjirka ah ISIS ay Ku Sugan Yihiin Xadka Kenya

                Nairobi 26.Dec 2015 (SDN/QJ):- Qiyaaastii 200 oo ah Islaamiyiinta xagjirka ah ee Soomaaliya ee Al-Shabaab ayaa u kala qeysamay qeybo kala duwan oo bahwadaag la kala ah urur weynaha Al-qaacida iyo ururkaISIS ee ka dagaallama dalalka Ciraaq iyo Siiriya, sida uu shalay sheegay madaxa booliska dalka Kenya. Kooxda ka soo go’aday ururka Al-Shabaab ayaa ku…

                Read More

                  ”Madaxweyne Siilaanyo Waa Saaxiibkay,Ummad ma Hogaamin karo Maalintii SNM Loo Dhiibay Muxuu qabtay Isweydiiya” Weedhihii Dhinbiisha Ka Kululaa ee Ambassador Cawil ku Weerari Jiray Madaxweyne Siilaanyo {DHAGAYSO/DAAWO}

                  “Wallaahay Madaxda Xisbig KULMIYE Nin, Nin La Heshiis Ah Ma Jiro, Waa Niman Is Wada Gadaaya oo isu cadow ah, Cadho Ayaa Isu-gaysa.” “Waxa Ayaan-daro ahaa raggii SNM madaxda ka ahaa Markii Ay xukunka qabteen mar qudha may xasuusan Agoontii Mujaahidiintii SNM, waxay noqdeen Wasiiro iyo Maayaro.” Hargaysa 25.Dec 2015 (SDN/QJ):- Ambassador Cawil Cali Ducaale…

                  Read More

                    “Waxa naloo oggolaaday 50% Dadka Aftida Bixinayaa inay Noqdaan Somaliland,laakiin hadda anaga waxay nala tahay inaanan intaas in ka badan aamusnaan Karin” Xildhibaan Foosiya Yuusuf X.Aadan Waraysi dhan DAAWO

                    Muqdisho 25.Dec 2015 (SDN/QJ):-  Xildhibaan Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan oo ah Hoggaamiyaha Xisbiga Horumarka iyo Nabadda Soomaaliya ee NDB oo ay kawdii bishii October 2015 kaga dhawaaqay Caasimadda dalka ee Muqdisho, ayaa ka warrantay higsiga Xisbigaas, Saamiga Haweenka, waxa uu qabanayo iyo qorshayaasha Xisbigaas. Waxay intaas ku dartay in boqolkiiba konton dadka Aftida Doorashada laga…

                    Read More

                      Murashaxa Madaxweyne ee Kulmiye iyo Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Kulmiye oo Hindise ka Dhan ahaa Xirsi Xaaji Cali ula Tegay Saleebaan Gaal iyo Faro Madhnaan ay kala soo Noqdeen

                      Hargaysa 25.Dec 2015 (SDN/QJ):-Musharraxa Madaxweyne ee Xisbul-xaakimka Kulmiye Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa kullan la qaatay Gudoomiyaha golaha guurtida Saleebaan maxamuud Aadan, kaaso ka dhacay aqalka Gudoomiyaha guurtida. Waxa Musharraxa Muuse ku wehelinayey Gudoomiye ku-xigeenka Xisbiga Muj Maxamed Kaahin, waxana la sheegay inay ka dalbadeen inuu gacanka siiyo xadhig lala maagan yahay wasiirkii hore ee…

                      Read More

                        Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland oo Lacag dhan Shan Kun oo Dollar kaga qayb qaadatay Dhismaha Maktabada Qaranka DAAWO

                        Hargaysa 25.Dec 2015 (SDN/QJ):-  Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibada Axmed Aadan Ismaaciil “Axmed Kayse” ayaa  ku Wareejiyey Lacag dhan Shan kun oo dollar Gudida dhismaha Maktabada qaranka Lacagtaas oo noqonaysa Taakulo ay Wasaaradda Arrimaha Dibadu kaga qayb qaadanayso dhismaha Maktabadaas oo laga hirgalinayo Caasimada Hargaysa. https://www.youtube.com/watch?v=z9DTKT0cYeM

                        Read More

                          Taliyaha Booliska Jabuuti oo si faahfaahsan uga Warbixiyey Kacdoonkii Todobaadkii Tegay dalkiisa ka dhacay DHAGAYSO

                          Jabuuti 25.Dec 2015 (SDN/QJ):-  Magaalada Jabuuti ayaa Sida aad la socotaan Waxaa ka dhacay Rabshado Sababay dhimasho iyo dhaawac, Xukuumada Madaxweyne Geelle ayaa ku eedaysay in Rabshadahaas ay Mas’uul ka yihiin Mucaaridku ,Halka sidoo kale Mucaaridku ay dawlada dusha ka saareen mas’uuliyada wixii dhacay. https://www.youtube.com/watch?v=1j4OBYTGMUo Sidoo kale Wasiirka Arrimaha Dibada Maxamud Cali Yuusuf ayaa Tafaasiil…

                          Read More

                            Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somalia oo Sheegtay inaanu Jirin Go’aan dawladeed oo lagu Mamnuucay in Somalia laga dhigo Ciida Masiixiga DHAGAYSO

                            Muqdisho 25.Dec 2015 (SDN/QJ):-  Wasiirka Diinta iyo Awqaafta ee dowladda Somalia, Cabdulqaadir Sheekh Cali Baqdaadi ayaa sheegay inaanu jirin go’aan guud oo xukuumaddeed ah oo mamnuucaya in Somalia lagu dhigo xafladdo lagu xusayo ciidda masiixiga iyo dabbaaldegga sannadka cusub. Wasiirka ayaa sheegay inay jiraan in qaar ka tirsan culumadu ay soo jeediyeen talooyin ah in…

                            Read More

                              Wasaarada Maaliyadda Somaliland oo Gobolka Hawd Deeq Biyo ah Gaadhsiisay Iyo Sida Deegaamada loogu kala Qorsheeyay DAAWO

                              Hargaysa 25.Dec 2015 (SDN/QJ):-  Wasaaradda maaliyadda Somaliland ayaa deeq biyood oo gurmad ah gaadhsiisay Gobolka haw doo meelo ka mid ah ay ka jiraan biyo iyo baad la’aan. Marwo zamzam Cabdi aadan wasiirka wasaaradda maaliyada ee JSL oo deeqdaasi biyaha ah ku wareejisay Xildhibaan Nacnac oo ka tirsan Golaha wakiilada JSL ayaa sharaxday goobaha loo…

                              Read More

                                Isbedelka Wakhtiga Iyo Ambassador Cawil oo Siilaanyo ku eedeeyay inuu ka Danbeeyay Dilkii Mujaahidiinta Aadan Shiine Iyo Cabdiqaadir Koosaar,Sheegayna in Mar uun Maxkamad la soo Taagi doono

                                Hargeysa 24.Dec 2015 (SDN/QJ):- Wargayska Jamhuuriya ayaa faafiyey Shir Jaraa’id oo hilaadii 2005 uu qabtay Wasiirkii Maaliyada ee Wakhtigaas Ambassador Cawil Cali Ducaale oo Todobaadkan dhamaaday uu Madaxweyne Siilaanyo u magacaabay La Taliyaha Madaxweynaha ee Citiraaf raadinta iyo wada hadalada Somaliland iyo Somalia. Md. Xuseen Cali Ducaale (Cawil), ayaa shir jaraa’idkaas oo uu ku qabtay…

                                Read More

                                  Gudoomiye Ku Xigeenka Koowaad Ee Xisbiga WADDANI Iyo Wefti uu Hogaaminayo oo Boorama Maanta kaga qayb galay Soo Dhawaynta Siyaasiyiin Ka Tirsan Mid ka Mid ah Beelaha Gobolkaas oo Waddani ku Biiray DAAWO

                                  Boorama 24.Dec 2015 (SDN/QJ):- -Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Gudoomiye ku xigeenka Koowaad Ee Xisbigga WADDANI Md.Axmed Mu’min Seed ayaa si balaadhan loogu soo dhaweeyay Xarunta Gobolka Awdal ee Boorama, waftigan ayaa waxaa ka mid ah ahaa kaadiriinta Xisbiga Waddani Waxaana lagaga hortagay Duleedka Magaalada Boorama. Waftigan ayaa markii ay soo gaadheen Magaalada dhexdeeda waxaa wadooyinka…

                                  Read More

                                    Shaki ka Dhashay Gudi Wasiiro ah oo Madaxweyne Siilaanyo u Xilsaaray Isu Socodka Somaliland Iyo Somalia Iyo Dareenka Bulshada DAAWO

                                    Hargaysa 24.Dec 2015 (SDN/QJ):-  Shacabka Somaliland ayaa shalay ku baraarugay shir ay Hargeysa ku qabsadeen guddi wasiiro ah oo uu Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo u magacaabay wax loogu yeedhay  isu socodka labada wadan ee Somaliland iyo Somaliya. Guddigan oo aan la ogayn wakhti la magacaabay iyo goob uu madaxweynuhu ku magacaabay toona, ayaa lagu war…

                                    Read More