Webmaster

    “Arrinta Sababtay Sicir bararka Waa Kharashaadka Hay’adaha dawlada,Waxaa Khasnada dawlada ka soo baxa Konton Bilyan oo Mushaharka Shaqaalaha aan ahayn” DAAWO

    Xildhibaano Soo jeediyay In Miisaaniyada laga Saaro Kab (caawimo)Wasaarada Maaliyada ugu dartay ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Hargaysa 28.Dec 2015 (SDN/QJ):- Mudanayaasha golaha wakiilada somaliland ayaa kalfadhigii maanta ay ku lahaayeen Aqalka golaha wakiilada somaliland ka dooday kharashaadka miisaaniyada 2016 ee wasaarada maaliyadu usoo gudbisay horaantii bishan aynu ku jirno. Xildhibaanada golaha wakiilada somaliland waxaa…

    Read More

      75 Arday oo Shahaadada 2aad ee Master-Digriga ka Diyaariyey Culuunta Xidhiidhka Dublamaasiyada DAAWO

      Hargaysa 28.Dec 2015 (SDN/QJ):- Madaxweyne ku xigeenka JSL Md cabdiraxmaan Saylici ayaa ka qayb galay munaasabad ay jaamacadda hargaysa kaga qalin jebinayeen 75 arday oo shahaadada labaad ee Master Digriiga ku diyaariyey aqoonta Dublamaasiyada iyo xidhiidhka caalamiga ah. Madasha Qallin Jebintan oo ka dhacday Xarunta Jaamacada Hargaysa Waxaa ka qayb galay Gudoomiyaha Maxkamada Sare, Gudoomiyeyaasha…

      Read More

        Somaliland Oo Walaac Ka Muujisay Xaalada-Nabad galyo Ee Sanadka Cusub 2016 DAAWO

        Hargaysa 28.Dec 2015 (SDN/QJ):- Waxaa Dunnida looga diyaar garoobayaa Curashada Sannadka Cusub ee 2016 iyo Soo dhawayntiisa. Soomaalida ayaa Halqabsi u leh markasta oo uu sannad bilanayo “ Ilaahoow Sannadka Cusub Hirdidiisa naga du’u ka tegayna Haraatidiisa naga Leexi”. Hadaba Somaliland ayaa ka hadashay Walaac la soo dersay gaar ahaan dhanka nabadgalyada.

        Read More

          Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo Gaadhay Magaalada London Iyo Ujeedada Socdaalkiisu Salka ku hayo

          London 28.Dec 2015 (SDN/QJ):- Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shirre, ayaa gaadhay magaaladda London ee dalka Ingiriiska, halkaasi oo uu sheegay inuu ku sugnaan doono muddo laba todobaad ah. Wasiirka Arrimaha Dibaddu waxa uu sheegay in mudada uu ku sugan yahay Ingiriiska uu kullamo la yeelan doono saraakiil ka tirsan Wasaaradda Arrimaha dibadda…

          Read More

            Madaxweynaha Turkiga Oo Nin Is Dillayay U Ballanqaaday Caawimo Iyo Dhacdada Naxdinta Leh ee Ninkaas laga Badbaadiyey DAAWO

            Ankara 28.Dec 2015 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa la hadlay nin doonayay inuu iska tuuro buundada ku taal magaalada Istanbul, sida Xafiiskiisa uu sheegay. Ninkan ayaa saarnaa qarka buundada Bosphorus oo isku xidha Yurub iyo Aasiya, waxaana uu ku dhowaaday inuu is dilo. Xilliga ninkan doonayay inuu iska tuuro buundada ayaa waxaa maryay…

            Read More

              Barnaamij gaar ah oo laga diyaariyay Dhagax-dhiga Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Garowe DAAWO

              Garowe 28.Dec 2015 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa dhagax dhigay garoonkii diyaaradaha ee Magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Wuxuuna noqon doona garoonkii 2aad ee caalami ah ee laga hirgeliyo Puntland Muddadii uu xilka hayey Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali. Munaasibadda dhagax dhigga Garoonka ayaa waxaa kasoo qayb galay Guddoomiyaha Golaha Wakiilladda…

              Read More

                Khatarta Koronkorta Ayaxa oo la Saadaaliyey inay ka dillaacdo deegaannada Xeebaha Somaliland iyo Diyaar-garawga Wasaaradda Beeraha

                Hargaysa 28.Dec 2015 (SDN/QJ):- Halis ka dhasha aafada Koronkorta Ayaxa, ayaa laga cabsi qabaa inay ka dillaacdo deegaannada ku teedsan Xeebaha Galbeedka iyo Barriga Jamhuuriyadda Somaliland, sida laga soo xigtay ilo arrinkaa u dhuundaloola. Xogahan Wargeyska Himilo helay ee la xidhiidha halista Ayax ka dillaaca dalka, ayaa imanaya wakhti dhawaan Wefti khubaro ka socda Wasaaradda…

                Read More

                  Go’aamo ay soo saartay Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland oo la xidhiidha adkaynta Amniga iyo Nabadgelyada Dalka

                  Hargaysa 27.Dec 2015 (SDN/QJ):-Shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada Xukuumadda JSL oo uu shir-guddominayay Madaxwaynaha JSL, lana qabtay24/12/2015, kana dhacay hoolka shirarka ee Madaxtoyada, ujeedadiisuna ahayd adkaynta nabadgalyada iyo amniga qaranka, gaar ahaan ilaalinta xuduudaha dalka (Cir, Bad iyo Berriba) iyo khataraha ka iman kara isu socodka, ayaa waxa lagaga dooday qodobada hoos ku xusan: 1)  Arrimaha Isu-socodka Jam….

                  Read More

                    Wasiir C.laahi Cukuse iyo Gudoomiye Muuse Biixi oo Iska Saamaxay Xurgufihii Siyaasadeed ee dhex dooda yaalay DAAWO

                    Hargaysa 27.Dec 2015 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse iyo Gudoomiyaha ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ah laba Shakhsi oo Siyaasadu colaysay ayaa markii u horaysay Waxay isku arkeen madal ilyartu is qabatay Waxaanu Wasiir Cukuse Gacan qaaday Gudoomiye Biixi isagoo ku…

                    Read More

                      “Waxaynu Maanta Khatar u Nahay Niman Intay Cumaamadii Halkan Saarteen Yidhaa Salaadiin baanu Nahay, oo Ilaa Carta ka soo Heesay” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe DAAWO

                      Hargeysa, 27 December, 2015-(SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Maanta Mar uu ka qayb galay Xaflad loo sameeyay arday ka qalin jebisay Jaamacada Hargaysa Isla markaana baratay aqoonta Dublamaasiyada iyo xidhiidhka caalamiga ah ayaa Weeraray Doorka Hogaamiyeyaasha Dhaqanka Somaliland ay kaga Jiraan Siyaasada dalka. Gudoomiye Waraabe oo Hadal duur xul ah…

                      Read More

                        Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Xadhiga ka Jaray Dhisme Labaad oo loo Sameeyay Wasaaradda Qorshaynta Qaranka DAAWO

                        Hargeysa, 27 December, 2015-(SDN/QJ):-Madaxweyne ku xigeenka JSL Md cabdiraxmaan Saylici waxa  uu Maanta xadhiga ka jaray dhisme labaad oo loo hirgeliyey wasaaradda qorshaynta Qaranka ee JSL. Munaasibada Xadhig ka Jarka Dhismahan oo lagu qabtay Barxada hore ee Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Waxaa ka qayb galay Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Mudane Cali Shoonbe,Madax ka Socotay Hay’ada Kaalmooyinka…

                        Read More

                          “Macnuhu Maaha In Cirro Iyo Muuse Biixi Ii Kala Dhaw Yihiin Ee Waxaanu U Aragnay In Maslaxadu Ku Jirto Waddani” Xildhibaan C.qaadir Jirde DAAWO

                          Hargeysa, 27 December, 2015-(SDN/QJ):- Siyaasiyiinta kala ah Cabdiqaadir Jirde, Cabdi Haybe, Aadan Dheere iyo qaar kale oo ku biiray xisbiga Waddani ayaa sheegay in beel ahaan ay siyaasiyan talo ugu guureen xisbiga Waddani, isla markaana ay u arkaan inuu yahay maanta ka ay badbaaddada iyo maslaxadda Somaliland ku jirto. Cabdiqaadir Jirde hadal uu ka jeediyay fagaarahaa…

                          Read More

                            “ Xisbiga Ucid Wuxuu Diyaar U yahay Inuu Khilaafkiisa Ku Dhamaysto Sharciga,Waxayna Dacwadiisu u Gudbi doontaa Gudoomiyaha Maxkamadda Sare” Garnaqsiga Xildhibaan Maxamed F.Qabile

                            Hargeysa, 27 December, 2015-(SDN/QJ):- Xil. Maxamed Faarax Qabile oo  ah Mudanaha keliya ee 21 xildhibaan oo golaha wakiiladda ka tirsan oo xisbiga Ucid ka soo baxay doorashadii hore  kaga hadhay Xisbigaa ayaa shalay soo saaray  war murtiyeed ku qotoma dood sharci oo uu kaga hadlay khilaafka Xisbiga Ucid. War murtiyeedkaa oo uu fariin culus ugu diray…

                            Read More

                              Filim Dhiirrigelinaya Falalka Hubaysan ee Dhalinyarada oo Hargeysa lagu sameeyey iyo Mooganaata Hay’adaha ay khusayso DAAWO

                              Hargeysa, 27 December, 2015-(SDN/QJ):- Filim u muuqda mid dhiirrigelinaya falalka dhalinyarada ku hubaysan Mindiyaha iyo Faashashka ee ay dadka ku baadhaan oo lagu sameeyey gudaha magaalada Hargeysa, ayaa bishii hore lagu baahiyey Baraha bulshadu ku xidhiidho ee Internet-ka. Filimkan oo magaciisa lagu sheegay RAJO, isla markaana ku jiraan muuqaallo dhalinyaro shaqo-la’aan ah loogu baaqayo inay…

                              Read More

                                Maxaa ka soo Baxay Dacwad u dhaxaysay Shirkada Dahabshiil iyo Daahir Calasow DAAWO?

                                Hargeysa, 27 December, 2015-(SDN/QJ):- Maal mahanba Waxa Jirtay in la soo gaba gabeyeey Dacwadi Shirkada Dahabshiil iyo Daahir Calasow u dhaxaysay . Hadaba Waxaa Markii kowaad qadiyada dacwadan ka hadlay Maamula Guud ee Shirkada Dahabshiil Cabdirashiid Maxamed Siciid iyo Gudomiyaha Ururka Suxufiyiinta Solja oo ka mid ahaa Ururo ka qayb Qaatay . Dhanka kale Daahir…

                                Read More

                                  Xeer Tilmaamaya La Xisaabtanka Iyo Awoodaha Hanti Dhawrka Guud ee Somaliland oo Hargaysa lagu soo bandhigay DAAWO

                                  Hargeysa, 27 December, 2015-(SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Somaliland Marwo Sam Sam Cabdi Aadan ayaa ka qayb gashay Kulan ay soo qaban qaabiyeey Gudi Hoosaadka Ilaalinta Hantida qaranka ee Golaha Wakiiladda oo lagaga hadlayay la Xisaabtanka iyo awoodaha hanti dhawrka guud ee qaranka. https://www.youtube.com/watch?v=jvq7HjuGdmk

                                  Read More

                                    Turkiga: Fannaanadda Qamar Cabdillaahi Harawo oo Soomaalida Farriin uga soo dirtay Xabsi ku yaalla Istanbul

                                    Istanbul, 27 December, 2015-(SDN/QJ):- Qamar Cabdillaahi Harawo oo ka mid ah Fannaaniinta Soomaaliyeed ee caanka ah, balse ilaa sanadkii 2012-ka ku jirta Xabsi ku yaalla Magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga, ayaa markii u horeysay codsi u soo dirtay Ummadda Soomaaliyeed, iyadoo waydiisatay in laga shaqeeyo sidii Xabsiga looga soo deyn lahaa. Qamar oo ka mid…

                                    Read More

                                      Wasiirka Awqaafta Somaliland oo ka hadlay Shir Waddamo door ahi kaga qayb galeen Jabuuti

                                      Hargeysa, 27 December, 2015-(SDN/QJ):-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ka qeyb-gashay shir caalamiya oo lagu qabtay dalka Jabuuti oo ay iskugu yimaadeen dalal ka tirsan jaamacadda carabta iyo Qarramadda midoobay. Kaasi oo lagu falan-qeeyay hanaanka loo cidhib tiro karo gudniinka fircoogniga ah oo culimadii ka qeyb gashay ay caddeysay inaanu raad ku lahayn diinta islaamka. Shirkan waxa…

                                      Read More

                                        “Dawladda Ethiopia waxay ogolaatay inay innoola dhaqanto sidii Saafaradaha kale” Safiirka Somaliland u fadhiya Addis ababa

                                        Hargeysa, 27 December, 2015-(SDN/QJ):-Safiirka Jamhuuriyadda  Somaliland u fadhiya dalka Ethiopia, Danjire Maxamuud Jaamac Aadan (Galaal), ayaa sheegay in dawladda Itoobiya ay u aqoonsantahay in uu yahay safiir  buuxa, isla markaana ay ula macaamisho sida safiirrada dawladaha kale matalaya ee fadhigoodu yahay Addis Ababa. Maxamuud Jaamac Aadan Galaal, waxa kale oo uu si faahfaahsan uga hadlay…

                                        Read More

                                          Wasaaradda Diinta iyo Aw-Qaafta Somaliland oo ka Hadashay Kitaab lagu eedeeyey inay Masaajiddada Dalka Ka Mabnuucday

                                          Hargeysa, 27 December, 2015-(SDN/QJ):- Wasaarada Diinta iyo Aw-qaafta Somaliland, ayaa ka hadashay Kitaab la sheegay in Akhriskiisa laga mabnuucay Masaajiddada magaalooyinka dalka, kaasoo ay sheegtay inaan waxba ka jirin. Nin u hadlay kooxda Al-Shabaab oo lagu magacaabo Sheekh Fu’aad Muxamed Khalaf,  ayaa 19 bishan sheegay in Xukuumadda Somaliland ka mamnuucay in dhalinyarada  da’dooda ka yar…

                                          Read More