Webmaster

    “Xagla-toosiye Waa Nin Shacbiyad Badan, Wuxuu Ku Mutaystayna Waa Nin Dhiiran Oo Go’aamo Adag Qaata” Wasiirka Hawlaha Guud

    Hargaysa 03.Nov 2015 (SDN/QJ)- Bulshada gobolka Togdheer ayaa baaq culus u dirtay shirka golaha dhexe ee Kulmiye, isla markaana ugu baaqay in murashaxa madaxweyne xigeenka loo doorto Wasiirka Caafimaadka Xaglatoosiye. Dad isugu jiray Odayaal, madax dhaqameed, waxgarad iyo qaybaha kale ee bulshada gobolkaa ayaa shalay ku qabtay magaaladda Burco madal ay ku muujiyeen taageeradda ay u…

    Read More

      Maxkamadda Sare oo dhaarisay Xildhibaan cusub oo ku soo biiray Golaha Wakiiladda Somaliland oo Buuxiyey Jagadii uu Baneeyey Wasiir Cali Mareexaan

      Hargaysa 03.Nov 2015 (SDN/QJ)- Mudane Maxamud Ismaacil Xasan ayaa si rasmi ah loogu dhaariyey  xubin ka tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland ka dib markii uu todobaadkan gudihiisa  uu iska casilay Xildhibaan Cali Mareexan oo loo magacaabay Wasiirka . Dhaarinta Mudanahan ayaa ka dhacday Maxkamadda Sare ee Somaliland ka dib markii uu Gudoomiyaha Maxkamada sare ee Somaliland Garqaan…

      Read More

        Wasiirka Cusub ee Hawlaha Guud oo Xilkii kala Wareegay Wasiirkii Hore ee Wasaaradaas Iyo Weedhihii laga Jeediyey DAAWO

        Hargaysa 02.Nov 2015 (SDN/QJ)- Munaasibad ballaadhan oo si weyn loo soo qaban qaabiyay ayna xilka kula kala wareegayeen Wasiirkii hore ee Hawlaha Guud Cabdirisaaq Khaliif Axmed iyo Wasiirka cub Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan) ayna wehelinayaan labada Wasiir ku-xigeen ee Wasaaradaas ayaa maanta ka qabsoontay Magaalada Hargaysa gaar ahaan Hotel Maansoor. Munaasibadan waxaa ka soo…

        Read More

          Isbahaysiga Murashixiinta Kulmiye oo Qaadacay Gudidii Madaxweynuhu Magacaabay,Shakina Geliyey inay ka Qayb geli doonaan Shirka Golaha Dhexe iyo Wasiirkii Hore ee Madaxtooyada oo Hadal duur Xul ah u Jeediyey Muuse Biixi DAAWO

          Hargaysa 02.Nov 2015 (SDN/QJ)- Saddex musharax oo ka mid ah musharraxiinta ku tartamaya jagada madaxweyne ee xisbiga Kulmiye dhexdiisa ayaa sheegay inaysan ka qeyb gali doonin shirka golaha dhexe ee xisbiga ee dhacaya bishan Musharraxiintan oo kala ah Cabdicasiis Maxamed Samaale, Maxamed Biixi Yoonis iyo Axmed Cabdi Kijaandhe oo maanta kulan qado ah isugu yeedhay…

          Read More

            The Best Of The Bunch

            Mr.Silanyo, it is my second chance to say hello to you. A General is just as good, or just as bad as the troops under his command make him. If your actions inspire others to dream more, learn more, do more, and become more, you are a leader. No General can fight his battle alone….

            Read More

              Xukuumad Ku Dhex Jirta Xukuumad Iyo Tusmo uu Cali Guray ka diyaariyey Dawlada Kulmiye 2013kii.

              Hargeysa 02.Nov 2015 (SDN/QJ ) –Xukuumadihii soo maray Somaliland tii ugu horeysay ee uu madaxwaynaha ka ahaa AHN Cabdiraxman Axmed Cali kooxda ugu mitidsanayd muxaafidka waxa lagu naanaysi jiray ” shiish”. Kooxdaa waxa bartimaameed u ahayd kooxdii kale ee iyaga Baligubadle lagaga soo adkaaday ee lagu naanaysi jiray” Khaakhda” oo u badnayd kooxdii loo aqoon…

              Read More

                Beelaha Bariga Burco Oo Taageeray Murashaxa Madaxweyne ku xigeenka Kulmiye Dr. Xaglo-toosiye

                Hargeysa 02.Nov 2015 (SDN/QJ ) – Beel-weynta Habar-jeclo ayaa taageeraddii ugu badnayd  abid u muujisay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr. Saleebaan Ciise Axmed Xaglo-toosiye oo u taagan tartanka murashaxnimada madaxweyne ku xigeenka xisbiga KULMIYE dhexdiisa, oo la filayo in uu qabsoomo badhtamaha bishan aynu ku jirno. Siyaasiyiinta, Salaadiinta, Xildhibaanada golayaasha Qaranka, Xubnaha golaha dhexe ee xibiga…

                Read More

                  Abaal Marin Siyaasadaysan oo Bulshadu Fahmi Weyday oo Hargaysa lagu qabtay Wasiir dhawr Cisho Magacawnaa oo Waxqabad lagu Majeertay DAAWO

                  Hargaysa 02.Nov 2015 (SDN/QJ ) – Hotelka Maansoor Ee Magaalada Hargeysa Waxa Lagu qabtay munaasibad si weyn loo soo agaasimay oo u jeedadu ahayd in ururka sodra abaal marin ku sunto xubno masuuliyiin tira badan oo loo aqoonsaday inay yihiin shaqsiyaad ka soo baxay shaqadii loo igmaday iyo horumarinta danta guud Munaasibada waxa ka soo…

                  Read More

                    Dawladda Hoose Ee Laascaanood Oo Dhulka Sintay Dhismeyaal Waddooyinka Cidhiidhi Ka Dhigay DAAWO.

                    Laascaanood 20.Nov 2015 (SDN/QJ):- Dawladda Hoose ee magaaladda Laascaanood ee gobolka Sool ayaa fulisay hawl-gallo ay ku banaynayso jidadka magaaladda waxaanay dhulka la sintay dayrar iyo dhismeyaal ku teedsanaa waddooyinka la baneeyay. Hawlgalkan ayaa lagu sheegay inuu yahay kii 8-aad ee laga fuliyo xaafadda Jaama-laaye, waxaanay maamuleyaasha dawladda Hoose ee Laascaanood sheegeen in dadweynuhu soo…

                    Read More

                      Wasiirka Cusub ee Waxbarashada oo Si Diiran Loogu soo dhaweeyay Magaalada Boorama Iyo Ujeedada Socdaalkiisa DAAWO

                      Boorama 02.Nov 2015 (SDN/QJ ) –Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Mudane C.laahi Ibraahin Habane “C.laahi Dheere” ayaa shalay Galabsi diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal. Wasiirka Waxaa Duleedka Magaalada Boorama kaga hortagay Xubno Isugu Jira Wasiiro,Gudoomiyaha Gobolka Awdal iyo Bulsho weynta ku dhaqan Magaalada Boorama. Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda…

                      Read More

                        Guul darada Wareegii Rubuc dhamaadka Tartankii Ciyaaraha Gobolada Somaliland Iyo 4 Xul oo Hargaysa Niyad Xumo kaga baxay

                        Hargaysa 02.Nov 2015 (SDN/QJ)- Wareegii labaad ee ciyaaraha gobollada Somaliland oo maalmahanba la sugayey ayaa shalay si kedis ay u soo baxday in uu dib u dhacay. Xulalka gobolada u soo baxay wareegga labaad ee ciyaarahan, gaar ahaan kuwa bariga oo maalmihii u dambeeyey ku sugnaa magaalada Hargeysa isuna diyaarinayey ka qaybgalka wareegga labaad ee ciyaarahan…

                        Read More

                          “Wada-hadal In Lagu Dhameeyo Khilaafka Waan Soo Dhaweynayaa, Laakiin Waa Inaan Shirka..” Xildhibaan Maxamed Xuseen Xaaji Ciise

                          Hargaysa 02.Nov 2015 (SDN/QJ ) –Xildhibaan Maxamed Xuseen  Xaaji Ciise oo ka mid ah mudaneyaasha Golaha Wakiiladda,  ayaa sheegay inuu soo dhaweynayo wada hadal  lagu dhammeeyo khilaafka xisbul xaakimka KULMIYE, hase yeeshee waxa uu ku baaqay inaan shirkaasi Golaha Dhexe dib loo dhigin.   Xildhibaan Maxamed  Xuseen , ayaa waxa uu sheegay in uu soo…

                          Read More

                            Dareenka Hal abuurka iyo Abwaan Gabay Ku Faaqiday Khilaafka KULMIYE Iyo Dullucda Warqadii Xisbiga Lagaga Saaray Cabdiraxmaan C/Qaadir DAAWO

                            Hargaysa 02.Nov 2015 (SDN/QJ ) –Abwaan Maxamuud Xasan oo loo yaqaanno (Halbeeg) oo ka mid ah da’yarta hibadda hal abuurnimo ALLE ku manaystay ayaa soo saaray gabay la magac baxayKAARIYE, oo uu ku faaqidayo khilaafka xisbiga KULMIYE. Abwaan Maxamuud Halbeeg, waxa uu gabaygan kaga hadlayaa khilaafka siyaasiga ah ee xisbul xaakimka KULMIYE, waxa uu ku…

                            Read More

                              Wasiirkii Cadaaladda oo Xilkii Wareejiyey,Wasiiradii Iscasilay oo ka soo Xaadiray iyo Dareenkii Madasha DAAWO

                              Hargaysa 01.Nov 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Cadaalada somaliland Axmed Cadare ayaa Maanta Xilkii Wasiiro Kala wareegay Xuseen Axmed Caydiid,iyada oo isla Madashana Xilalka Ay kula Kala Waregeen Labada Wasiir ku Xigeen ee wasaarada Cadaalada. Munaasibada Balaadhan oo Kulmisay Bahda Cadaalada Wasiirada Xukuumada iyo Musharaxiinta Kulmiye ku dhex tartamaya Loona Soo agaasimahay Si heer saraysa ayaa Wasiirada iyo…

                              Read More

                                “Ilaa 1985kii Ilaa Maanta inta Muuse Biixi Waxyeelo u Gaystay Axmed Siilaanyo Ma Jiro Cid u gaysatay,Uma arko Marka uu Odaygu Yidhi Muuse doorta Kalgacal uu u qabo” Cali Guray oo Kabaha la dul maray Gudoomiye Biixi DAAWO

                                Cali Gurey Oo soo Faqay Taariikhda Madow ee ka dhaxaysa Siilaanyo iyo Muuse Biixi Taas oo Ka soo Bilaabmaysa Halgankii Dib u Xoraynta Waddanka Ilaa Maanta.  Hargaysa 01.Nov 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf “Cali Guray” oo Shir Jaraa’id Maanta ku qabtay Xarunta Xisbigaas ee Magaalada Hargaysa ayaa…

                                Read More