Webmaster

    Somalia: Is Somaliland Still a Good News Story?

    In Somaliland, most politicians are known by their nicknames. So President Ahmed Mohamed Mohamoud is ‘Silanyo,’ which translates to ‘skinny lizard’ – a throwback to his youth when he was tall and slim. President Silanyo is not skinny anymore, however, and nor should he be president – his term in office was supposed to expire…

    Read More

      “Doorashooyinka dib u dhacay iyo Dhaqanka Kelitalisnimada Ah Ee Siilaanyo Waa Mid Mugdi Geliyay Somaliland Rajadeedii” Sarkaal Sare oo ka Tirsan Machadka Siyaasada ugu Weyn Dunidda

      Hargaysa 31.Oct 2015 (SDN/QJ)- Khabiir ahna la taliye ka tirsan Mac-hadka ugu weyn dunida ee dhinaca daraasaadka istaraatijiyadda siyaasadda caalamiga ah ee loo yaqaano ISS (Institute of Strategic Studies) saldhigiisuna yahay magaalada London, isla markaana ah xarunta ay wasaaradaha arrimaha dibadda ee dalalka maraykanka iyo ingiriisku ku sameeyaan daraasadaha dhinaca siyaasadooda arrimaha dibadda ayaa ku…

      Read More

        Madaxweyne Siilaanyo oo Xalay Kulan la Qaatay Garabkii Hogaanka Kulmiye ee Iska Casilay Qaban qaabada Shirka Golaha Dhexe iyo Wixii lagaga hadlay DAAWO

        Hargaysa 31.Oct 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa xalay kulan la yeeshay labadii xubnood ee ka tirsanaa hoggaanka KULMIYE ee iska casilay qaban qaabada shirka KULMIYE xildhibaan Maxamed Xaaji Yuusuf (Waabeeye) iyo xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle oo ay weheliyeen labada guddoomiye xigeen ee Baarlamaanka Baashe Maxamed Faarax iyo Cali Yuusuf Axmed. Gudoomiye Ku…

        Read More

          “Marka Madaxtooyada Lagu Kala Jarayo Wax Agoonta Somaliland Oo Dhan Ku filan Waxa Sacabka Tuma..” Aadan Siiro DAAWO

          Hargaysa 31.Oct 2015 (SDN/QJ)- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Aadan-Siiro) oo ka mid ah Culimada Somaliland ayaa khudbaddii Jimcaha ee Shalay kaga hadlay Xaaladda dalku marayo, dulmiga iyo arrimo kale oo la xidhiidha gurmadka ay u baahan yihiin dadka Danyarta ahi. Sheekh Aadan-Siiro oo Xaaladda dalku marayo ku tusaaleeyay dhacdooyin taariikhda galay oo adduunka ay…

          Read More

            Diyaarad Ruushku Leeyahay oo Ku dhacday Deegaanka Siinay ee Dalka Masar iyo 224 Ruux oo ku Geeriyooday

            Qaahira 31.Oct 2015 (SDN/QJ)- Ra’iisul wasaaraha dalka Masar Shariif Ismail ayaa maanta xaqiijiyey in diyaarad laga leeyahay dalka Ruushka oo ay saarnaayeen 224 qof ay ku dhacay Deegaanka Dhul weynaha Siinay ee dalka Masar,Diyaaradaas oo ka Kacday magaalada dalxiiska loo tago ee Sharm El-Sheikh. Saraakiisha dalka Masar ayaa sheegaya in diyaaradaasi ay dhacday wax ka…

            Read More

              Madaxweynaha Soomaaliya: Fursadaha u Furan Al-Shabaaab Kuma Koobna Inay Kala Doortaan Noocyada Argagixisada

              Muqdisho 31.Oct 2015 (SDN/QJ)- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud ayaa ka hadlay wararka ku saasan khilaafka kala dhexgalay xubnaha kooxda Al-Shabaab oo u ku salaysan inay ku biiraan kooxda Daacish iyo inay wali usii hoggaansamaan kooxda Al-Qaacida. Madaxweynuhu wuxuu usoo jeediyey xubnahaas Al-Shabaab inay jirto talo kale oo ka fiican labaadaasba. Wuxuu u sheegay in Daacish…

              Read More

                ‘’Xuseen Wasiirkii Hore ee Cadaaladda waa la odhan karaa waa nin dabeecad adag laakiin waa beenaale ninka yidhaa isaga ayaa beenaale ah. Been waxa uga dhaw Muuse Biixi’’Cali Gurey

                Hargaysa 31.Oct 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf ‘’Cali Gurey’’ ayaa ka hadlay Shakhsiyada Wasiirkii hore ee Wasaaradda Cadaaladda Xuseen Axmed Caydiid oo dhawaan Iska Casiley Xilkaas. Cali Gurey ayaa bartiisa Facebook ku faafiyey in Xuseen Axmed Caydiid uu ka Mid ahaa Foolaadkii Xisbiga Kulmiye iyo Ururkii SNM….

                Read More

                  Xiisihii Tartankii Ciyaaraha Gobollada Somaliland Oo Burburay Iyo Ciyaartoyga Afar Gobol Oo Hargeysa Loogu Haysto Kharashaadkii Jiifka Iyo Cuntadda

                  Hargaysa 31.Oct 2015 (SDN/QJ)- Xukuumadda Somaliland ayaa ku fashilantay inay qabato wareegii labaad ee tartanka ciyaaraha gobollada oo lagu waday inuu ka furmo caasimadda Hargeysa, ka dib markii 8 xul ay iskugu soo hadheen tartankii is-reeb-reebka ahaa oo lagu kala qabtay Burco iyo Boorame. Tartanka ciyaaraha Gobolladda ee dalka waxa iskugu soo hadhay wareegiisa labaad…

                  Read More

                    Madaxweyne kuxigeenka Somaliland C.raxmaan Saylici ayaa Eedo Culus ku Ganey Wasiiradii Baarashuudka ka Goostay Tareenka Kulmiye DAAWO

                    Hargaysa 31.Oct 2015 (SDN/QJ)- Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici haatana Mar kale u Xusul duuban Isagoo ku Lamaan Murashax Muuse Biixi inuu ku soo noqdo Hogaaminta wadanka ayaa Dhaliil iyo Dhaleecayn Dusha uga Turay Tiro ka Mid ahaa Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo Dhawaan iska Casilay Xil haynta…

                    Read More

                      “Luuq-luuqyo Madow iyo Meel Madow Iyo Guryo La isku Xidho Ma Dhacayso.” Abiib Timo Cad DAAWO

                      Hargaysa 31.Oct 2015 (SDN/QJ) Wasiirkii hore ee xukuumadda Madaxweyne siilaanyo ee Wasaaradda warshadaha Somaliland Abiib Timacad, oo ka hadlay munaasibad uu soo abaabulay markii uu ahaa Wasiirka maaliyada ahaa Cabdicasiis Samaale oo ka dhacday huteelka Guuleed ee Magaalada Hargeysa, ayaa goobtaas ka jeediyey weedho hanjabaad ah oo uu ku ganayey Guddoomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi…

                      Read More

                        “In Beel Keliyaata ahi Waanu U Jabhadaynaynaa Wareejinta Haamaha shidaalka Khalad Ayaan U Arkaa” Boqor Buurmadaw

                        Hargaysa 31.Oct 2015 (SDN/QJ) Boqor Buur Madaw oo ka jawaabaya Su’aal ahayd sida uu u arko xaaladda ka dhalatay wareejinta haamaha shidaalka berbera, waxa uu yidhi “Anigu marnaba maan taageersanayn in Haamaha shidaalka lagu wareejiyo cid gaar ah, illaa haddana ma taageersani arrintaasi, laakiin haddii ay dhacday dee shalayba Ina Cigaal Ajaanib ayuu ka iibiyaye…

                        Read More

                          Dhacdo Naxdin Leh Deegaan ka Tirsan Degmada Sabo Wanaag oo Nin Hubaysani ku Dilay 3 Ruux

                          Hargaysa 31.Oct 2015 (SDN/QJ)- Nin hubaysan,ayaa sadex nin ku dilay tuullada Ina Higle ee degmada Sabawanaag ee Gobolka Maroodijeex. ALLE ha u naxariistee waxaa geeriyooday Sadexda Marxuum ee kala ah Ismaaciil Yuusuf Sugulle, Dhashiike Cali Cawaale iyo Cawke ka dib markii uu nin hubaysani rasaas ku furay habeen hore muqaaxi lagu cawaynayay tuullada Ina Higle…

                          Read More

                            “Wasaaradda Dhalinyaradda Iyo Isboortigga Miisaaniyaddeedu Waxay Ahay $950,000 Sanadkiiba Oo Keliya Halka Ay Ilaalada Madaxtooyaddu Ahayd $2.5 Million Dollar”. Jamaal Cali Xuseen

                            Hargaysa 30.Oct 2015 (SDN/QJ)- Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen ayaa ka fal celiyay Warar sheegaya in Hanti dhawrka qaranka la Gelinayo Wasaaradda Dhallinyaradda iyo Ciyaaraha kadib Markii uu Wasiirkeedii doraad ku dhawaaqay inuu iska Casilay Xilkaas Isla markaana loo dhaariyey Xubin ka Tirsan Golaha Wakiiladda. Murashax Jamaal Cali Xuseen…

                            Read More

                              Gudoomiye Muuse Biixi oo si jeesjeesa ugu wiirsadey Wasiiradii xukumada Siilanyo iska casilay DAAWO

                              Hargeysa,30Oct,2015(QJ/SDN)-Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay hadal haynta ku Saabsan Is Casilaadii Wasiiradii ugu Tirada Badnaa ay Mar qudha ka dareereen Xukuumadda uu Hogaamiyo Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo. Waxa uu Gudoomiye Muuse Biixi Hoosta ka xariiqay Mas’uuliyada ay Wasiiradu Madaxweynaha u Hayaan . https://www.youtube.com/watch?v=TDXv8iHAcUQ

                              Read More

                                Madaxweyne Siilaanyo Oo Wasiir ku-xigeen U Magacaabay Wasaaradda Dib u dejinta

                                Hargaysa 30.Oct 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu digreeto Madaxweyne ku magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Dib-u-dejinta Jamhuuriyadda Somaliland.   Madaxweynuhu:-   Markuu Arkay: Qodobka 90aad, Faqradiisa 2aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;   Markuu Tixgeliyey: Ahmiyadda weyn ee ay Wasaaraduhu u leeyihiin Dalka iyo Dhismaha Qaranka;   Markuu Arkay: In baahi loo…

                                Read More

                                  Dib U Xasuuso: Maxay Iska Shabahaan Is Casilaada Wasiiradii Todobaadkan iyo Kuwii Daahir Rayaale Kaahin.

                                  Hargaysa 30.Oct 2015 (SDN/QJ)- Maalmihii u danbeeyey ee Xil haynta Madaxweynihii hore ee Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin ayaa Xubno ka Tirsan Golihiisa Wasiiradu Waxay Shaaciyeen inay Iska Casileen Xukuumadii Daahir Rayaale Kaahin. Waxaanu halkan maanta oo jimce ah idiinku soo gudbinayna xusuus taariikhi ah, oo ku saabsan waxay iska shabahan iscasiladda wasiiraddii Rayaale iyo…

                                  Read More

                                    Qaabkee Ayuu Ahaa Hawl-galkii Loo Is-ticmaalay Sirdoonkii Dabagalka iyo Xogaha Ka Soo Ururiyey Samaale, Xirsi, Biixi,Dr. Cabdi Aw-daahir Iyo Wasiiradda La Socda ee baadhistii Sannadka Qaadatey.

                                    Hargaysa 30.Oct 2015 (SDN/QJ)- “Maalin-nimadii Kow iyo labbaatankii bisha lixaad ee Sannadkii hore ayay ahayd markiii uu Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye ku dhawaaqay inuu ka tanaasulay Musharaxnimadii Madaxweyne-nimo ee Xisbiga Kulmiye….Continue Reading Qorshihii songs kala daadiyey kooxda “Halista” ” Hawl-galkii siyaasada ee sannadka qaatey “. Maalin – nimadii kow iyo labbaatankii bisha lixaad ee sannadkii yay…

                                    Read More