Webmaster

    Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Gudi Kale u Xilsaaray Soo Afjarida Loolanka Kulmiye ee Xadhkaha Goostay Iyo Jewiga Cakiran ee Gudidan Hor yaala

    Hargaysa 01.Nov 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamoud Siilaanyo ayaa Gudi u Magacaabay Soo Afjarida Khilaafka Kulmiye ee ka dhashay Shirka Golaha Dexe. xubnahasi oo kala ah wasiirka Gashandhiga Axmed X. Cali Cadami, xeer ilaaliyaha guud Xasan Axmed Aadan, guddomiyaha dawlad wanaag Iyo ladagaalanka musumaasuq Axmed Muxmed Madar, Cabdirisaaq Ciyaale  oo ah Gudoomiyaha Gudida Diiwaangelinta iyo…

    Read More

      “Dawlada Maraykanku Waxay Leedahay Twitter af somali ah oo ay kula socoto dadka lagu Tiriyo Xagjirka” La taliyaha Warfaafinta ee Wasaarada A,Dibada Maraykanka

      Washington 01.Nov 2015 (SDN/QJ)- La-taliyaha warfaafinta ee wasaaradda arrimaha dibadda Maraykanka Molly Westrate ayaa mar ay dhowaan u warrantay talefishanka Al-Carabiya waxa ay sheegtay in wasaaradda arrimaha dibadda Maraykanku ay tobannaan bog oo kala magacyo ay ku leedahay bar-kulanka bulshada ee internet ka ee Twitter, ujeedadooduna ay tahay in lala socdo dhaq-dhaqaaqa argagaxisada iyo wararka…

      Read More

        Ciidamada Nabad-sugidda Dowladda Somalia oo soo Afjaray Howlgalkii Hotel Saxafi

        Muqdisho 01.Nov 2015 (SDN/QJ)- Ciidamada nabadsugudda dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in lasoo af-jaray weerarkii saacadaha qaatay ee lagu aroortii hore ee saakay lagu qaaday hotel Saxafi oo ku yaalla Isgoyska KM-4 ee Muqdisho. Warbixin kooban oo lasoo dhigay hay’adda sirdoonka iyo nabadsugidda dowladda Somalia ay ku leedahay Twitter-ka ayaa lagu sheegay in dhamaan kooxihii lasoo…

        Read More

          Al-Shabaab oo Weerarro Qaraxyo iyo mid Toos ah ku qabsaday Huteel Saxafi ee magaalada Muqdisho & Dagaal weli socda

          Muqdisho 01.Nov 2015 (SDN/QJ)-Koox Al-Shabaab ka tirsan, ayaa saaka weerar ku qaadday Huteelka Saxafi ee magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya, halkaasoo ay markii hore weerar saddex qarax ka geysteen, ka dibna koox hubaysani gudaha u galeen Huteelkaas, oo ay ka daba galeen Ciidammada dawladda Soomaaliya. Rasaasta ay is-weydaarsanayaan Ciidammada dawladda Soomaaliya, qaar AMISOM ka…

          Read More

          LiverPool 3 Chelsea 1 (DAAWO) Qaabka Goolasha Quruxda Badan loogu Karbaashey.By Jaahuur.

          London-Feb-01-2015-(SDN-QJ) Saaxiibayaal barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu ku milicsaneynaa horyaalka Ingiriiska oo meel cakiran maraya oo kooxihii aan la haweysan Karin gabalkoodii dhacay. Haddaba kooxaha masiibadu ku dhacdey waxaa ka mid ah Chelsea oo difaacaneysa horyaalkan oo kaalinta dhawr iyo tobnaad ku jirta maxaa se si ka ah? daawo Liverpool sida aay ugu qarqisey Chelsea goolasha faraha…

          Read More

            “Askarta Inaynu u Sujuudno Weeyaan,Aqlabiyada Golaha Dhexena Waxaa haysta Muuse Biixi” Wasiirkii hore ee Wasaarada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Ilhaan Maxamed Jaamac DAAWO

            Hargaysa 01.Nov 2015 (SDN/QJ)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Marwo Ilhaan Maxamed Jaamac ayaa ka hadashay Loolanka Culus ee Ka dhex taagan Shirka golaha Dhexe ee Kulmiye,Waxay Xustay inay Mudnaan lahayd in Gudoomiye Muuse Biixi loo daayo Murashaxnimada Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye,Waxaa kale oo ay ka hadashay Shir duceed la sheegay inuu…

            Read More

              Waraysi Laga Qaaday Dhakhtarkii ugu Horeeyey ee Somaliland iyo Somalia ka hor Xornimadii Waa Dr Cali Qaadi DAAWO

              Hargaysa 01.Nov 2015 (SDN/QJ)- Dr Cali Qaadi Waa Aqoon yahan Waa Dhakhtarkii ugu horeeyay ee Somaliland iyo Somalia ka hor intii aanay Madax bannaanida qaadan Somaliland iyo Somalia Waa Shakhsi ku Suntan Miidha aqooneed ee Somaliland . Dr Cali Qaadi Waxa uu ka hawl galaa Magaalada Hargaysa hadaba barnaamij laga diyaariyey Dr Cali Qaadi oo…

              Read More

                Xubno ka Mid ah Wasiiradii Xilalka Iska Casiley oo Hanti dhawrka Guud Baadhitaan Xisaabeed ku bilaabay Xili ay dibada ka Joogaan Xafiisyada la baadhayo

                Hargaysa 01.Nov 2015 (SDN/QJ)- Hanti-dhawraha guud ee Somaliland ayaa wada dhawr dacwadood oo la soo amray, kuwaas oo ay xukuumaddu doonayso in uu ku furto wasiiraddii dhawaan iska casilay Xukuumadda Madaxweyne Axmed Siilaanyo. Warar hordhac ah ayaa sheegaya in uu Hanti-dhawraha guud dhawr xafiis oo ay ka mid yihiin kuwas Wasiirkii hore ee Hawlaha Guud…

                Read More

                  Suldaankii Somaliland ka falaagoobay ee Wabar Oo La Filayo Inuu Ayaamaha soo socda Ku soo Laabto Boorama,Madaxweyne Siilaanyo oo Cafiyey Balse Qodob ku diiday ergo reer awdal ah.

                  Boorama, 01.Nov , 2015-(SDN/QJ):- Sida ay sheegayaan warar xog ogaal ah Odayaal ka soo jeeda beesha uu ku abtirsado Sul. Wabar ay kulan mudo kooban qaatay wuxuu xalay la yeesheen Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland, kulankaas oo ay dulucdiisu ahayd mid cafis ay ugu raadinayaan Sul. Wabar iyo kooxda yar ee la socota. Ma aha Cafis oo…

                  Read More

                    Hal doorka Deegaanka Adhicadeeye Ee Gobolka Sool Oo Sheegay Inay Kalsoonidii Kala Laabteen Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo

                    Hargaysa 01.Nov 2015 (SDN/QJ)- Qaar ka mid ah Cuqaasha iyo Waxgaradka Kasoo jeeda Deegaanka Adhicadeeye ee gobolka Sool oo shir jaraa’id ku qabtay Hotelka Hadhwanaag ee Magaalada hargaysa Ayaa ka hadlay Iscasilaadii Wasiiradii ka dareeray Xukuumada Madaxweyne Siilanyo iyo Xunihii Cusbaa eek u Daray Golaha Xukuumadiisa Waxgaradkan ayaa dhaliilo Togan Iyo Qaar Tabanba dusha ka…

                    Read More

                      “Waxaan u digayaa Ma-gafayaasha, Gaadiidlayda iyo Dadka Guryaha ka kireeya intuba Ciqaab bay mudan doonaan…” Ramaax

                      Boorama, 01.Nov , 2015-(SDN/QJ):- Taliyaha Laanta Socdaalka Somaliland Gaashaanle Sare Maxamed Cali Yuusuf iyo Guddoomiyaha gobolka Awdal Maxa.muud Cali Saleebaan (Ramaax), ayaa digniin u diray dadka ka shaqaysta arrimaha Tahriibta, Gaadiidlayda Rakaab ahaanta u qaada dadka ka tahriibaya Somaliland iyo kuwa dhinaca Itoobiya ka soo tahriiba ee dalka soo galaya iyo weliba dadka Guryaha ka…

                      Read More

                        Xildhibaan C.raxmaan Yuusuf Cartan oo Eedo U Soo Jeediyay Xubno Ka Mid ah Hoggaanka KULMIYE

                        Hargaysa 01.Nov 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaan C/raxmaan Yuusuf Cartan oo ka mid ah mudaneyaasha golaha Wakiiladda Somaliland ayaa si adag u naqdiyay xubihii wasiiradda ahaa ee iska casilay xukuumadda, kuwaasi oo uu ku tilmaamay in ay doonayeen in dhaawac gaadhsiiyaan xukuumadda isla markaana aanay u tudhin qaranimadda. C/raxmaan Yuusuf Cartan, waxa uu sheegay in is casilaadii…

                        Read More

                          Murashax Cabdi Casiis Samaale oo Shir dareeno dhaliyey la qaatay Gudida Horumarinta Degmada Wajaale

                          Hargaysa 01.Nov 2015 (SDN/QJ)- Waxaa habeenkii xalay kulan Gaara oo Albaabadu u Xidhan Yihiin Yeeshay Gudida Horumarinta Degmada Wajaale Badhasaab Ku Xigeenka Gobolka gabiley iyo musharax c.casiis samaale oo ilaa shalay galinkii danbe ku sugnaa magaalada wajaale, waxaana kulanka oo saacado badan qaatay lagaga wada hadlayey sida ay ilo-wareedyo xogogaal ahi sheegeen Sidii Ay Ka…

                          Read More

                            Amb. Kaysar Cabdilaahi Oo Madaxweynaha Uga Mahad celiyay Xilka Cusub ee Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Ganacsiga iyo Maalgashiga

                            Bristol, 01.Nov 2015 (SDN/QJ)— Kaysar Cabdilaahi Maxamed oo hore u ahaa Safiirka Wareegga ee JSL dhawaana Madaxweyne Siilaanyo u Magacaabay Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Ganacsiga iyo Maalgashiga ee JSL, ayaa qoraal uu ku baahiyay Bartiisa Facebook uga mahad celiyay Madaxweynaha Somalilnd xilka cusub ee loo magacaabay. Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Ganacsiga iyo Maalgashiga ayaa Qoraalkiisa…

                            Read More

                              Isu soo bax ka dhan ah Gudiga Farsamo ee Maamul u samaynta Gobolada Hiiraan iyo Shabeelada Dhexe oo Beledweyn ka dhacay,Kalsooni kala Noqoshada Dawlada DAAWO

                              Baladweyne 01.Nov 2015 (SDN/QJ)-Dibadbax ballaaran oo looga soo horjeeday wasaarrada arrimaha gudaha iyo federaalka xukuumada Soomaaliya iyo guddiga farsamada maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe, ayaa ka dhacay magaalada Beledweyne. Bannaanbaxan oo ahaa mid shacabka iskood isku abaabuleen ayaa waxaa ka qeyb-galay siyaasiyiin, odayaal dhaqameed, waxgarad, dhalinyarro iyo haween, kuwaa oo siweyn uga…

                              Read More

                                Taliyaha ciidanka xoogga dalka oo kormeeray xerada Jasiira ee duleedka Muqdisho

                                Muqdisho 01.Nov 2015 (SDN/QJ)- Taliyaha ciidanka xoogga Soomaaliya Maxamed Aadan Axmed ayaa kormeer ku tagay xerada Jasiira ee duleedka Muqdisho halkaas oo tababarro kala duwan ay uga socdaan cutubyo ka tirsan ciidanka qaranka. Taliyaha ayaa kormeeray qeybaha kala duwan ee xerada, isagoo warbixinno ka dhageystay saraakiisha tababarka bixinaya oo isugu jira Soomaali iyo ajaaniib. Wuxuu…

                                Read More

                                  Murashax Samaale oo Su’aalo Dareen Dhaliyey ay ku boobeen Dhallinyaradda Jaamacadaha Dalka DAAWO

                                  Hargaysa 31.Oct 2015 (SDN/QJ)- Murashax C.casiis Maxamed Samaale oo ka Mid ah Murashixiinta Loolanka ugu Jira Musharaxa Madaxweyne ee ka soo bixi doona Shirka Golaha Dhexe ee Kulmiye marka uu furmo 10 Bisha November ayaa Madal il yartu is qabatay Waxaa Su’aalo ku weydiiyey dhallinyarada wax ka barata Jaamacadaha dalka. Barnaamijkan oo uu soo qabanqaabiyey…

                                  Read More

                                    ”Muuse Biixiyoow Burco, Ceerigaabo, Buuhoodle Iyo Sool.. Waxay Taageersan Yihiin Wasiir Xirsi,Halkuu Maro ayay Marayaan,Adigana Waxaa kugu Filan Hargaysa iyo Gebiley” Suldaan ka Mid ah Gobolka Togdheer DAAWO

                                    Hargaysa 31.Oct 2015 (SDN/QJ)-Xiisada ka dhalatay Is casilaadii Xubno ka Mid ah Golaha Wasiiradda oo Saluug ka muujiyey dhex dhexaadnimada Madaxweyne Axmed Siilaanyo ee Shirka Golaha dhexe ee Kulmiye ayaa hadal haynteedu waxay noqotay Mawduuca ugu weyn ee dhex yaala Suuqa Siyaasada. Qaar ka Mid ah Madax dhaqameedka Gobolka Togdheer ayaa Maanta sheegay in Masiirkoodu…

                                    Read More

                                      Guddoomiye Muuse Biixi Oo Bilaabay Aargudasho Siyaasadeed Oo Ka dhan ah Wasiirkii hore ee Madaxtooyada Xirsi Cali X.Xasan

                                      Hargaysa 31.Oct 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi ayaa siweyn ugu hawlan tan iyo wixii ka danbeeyay Is-casilaadii Wasiirada Xukuumada, ugaadhsi aargudasho siyaasadeed oo ku jihaysan Wasiirkii hore ee Madaxtooyada Xirsi Cali Xaji Xasan. Muuse Biixi Cabdi oo muddo dheer cadawgiisa dhinaca siyaasadda ee kala xijaabay isaga iyo Madaxtooyada u arkaayay Xirsi Cali…

                                      Read More

                                        Mudanayaasha Xisbiga Kulmiye ugu Jira Golaha Wakiiladda oo Nidar ku maray in la soo Gole Joojiyo Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland iyo Fal Celinta Saylici

                                        Hargaysa 31.Oct 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaanadii Kulmiye ee ahaan jiray aqlabiyada xukuumadda ayaa u jan-jeedhsamay mar kali ah Mucaaradnimo, kadib markii uu qarxay khilaafka siyaasiyiinta Hanka musharaxnimo leh oo doonayey inay iska sharaxaan shirweynaha shanaad ee Xisbiga ee lagu soo dooranayo musharaxa Madaxweyne 10-nov-2015-ka. Xildhibaanada Kulmiye oo bah-wadaag la samaysanaya kuwa Waddani ayaa la hadal hayaa…

                                        Read More