Waa Kuma Gudoomiyaha Cusub ee Congress ka maraykanka loo doortay Paul Davis Ryan ?
Washington 30.Oct 2015 (SDN/QJ)- Wuxuu ku dhashay magaalada Janesville, Wisconsin, 29 January 1970 kii.waana gudoomiyii ugu da da yaraa ee soo mara Congress ka dalka maraykanka in ka badan 150 sanadood. Ryan yaraantiisii wuxuu galay dugsi Catholic School ah oo ku yaala magaalada Janesville ee gobolka Wisconsin. Dgsigiisii sarena Joseph A. Craig High School oo…
