Hargaysa 28.Oct 2015 (SDN/QJ)- Hirdanka Xisbiga Kulmiye ayaa hadal hayntiisu aad ugu badan tahay Suuqyada Siyaasadda,Waxaa la is weydiinayaa Waxa ka soo Bixi doona Shirka Golaha Dhexe.
Labada Garab ee Xisbigu u Kala Fadhiyo ayaa Mid kastaa Goonidiisa u sheeganayaa inuu haysto aqlabiyadii Golaha Dhexe.
Xildhibaan Bulqaasi oo ka Tirsan Golaha Wakiiladda ayaa Mar uu Xarunta Xisbiga Kulmiye Tagay Waxa uu Sheegay Sida aad ka arkaysaan Muuqaalkan.
https://www.youtube.com/watch?v=Kjcu2XYTwo8
