Webmaster

    Dhacdooyinka Masiiriga Ah Ee U Baahan In KULMIYE Tiradda Ku Darsado Faalo Qallinkii Cumar Maxamed Faarax

    “Dulin iyo qaniin baa Igu deeddamaayoo Dalooshuu is leeyahay Ninba meesha ugu dagan Ee dubkayga tuunbada Degdeg looga sudhan karo.” Abwaan Gaarriye- Daba-taxan Hargaysa 24.Oct 2015 (SDN/QJ)- Musharaxiinta Madaxweynenimadda  xisbiga KULMIYE waxay ku heshiiyeen inay si xalaal ah u baratamaan. Waana dariiqa kaliya ee u furnaa inay turxaan la’aan ku tartamaan oo shirka shanaad ee Golaha…

    Read More

      “Waan sii daynaynaa ragaas hadii la soo Cadayn waayo denbigooda,Waana been Wixii ay Sheegeen Gudida Cadaaladdu” Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Saaxil DAAWO

      Berbera 24.Oct 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Maxkamadda Gobolka Saaxil ayaa markii kowaad ka hadlay Rag loo soo qabqabtay Shaqaaqooyin ka dhacay Gobolka Saaxil maalmihii la soo dhaafay kuwaas oo Maxkamadu u dirtay Toban Cisho oo Rumaan ah. Gudoomiyaha Maxkamadda Gobolka Saaxil ayaa ku hanjabay in hadii Gal dacwadeedkooda lagu soo dhamaystiri waayo Tobankaa Cisho inuu Xoriyadooda…

      Read More

        R.W. Xukuumada oo dalka dib ugu soo laabtay, kana warbixiyay shirkii dhaqaale uruurinta Qaxootiga

        Muqdisho, October 24, 2015 (SDN/QJ):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kadib, safar ay ku tageen magaalada Brussels ee dalka Belgimka halkaasoo uu ka dhacayay kulan-weyne dhaqaallo loogu aruurinayay Qaxootiga Soomaaliyeed ee doonaya inay dalkooda dib ugu soo laabtaan, balse ay xanibeen duruufaha…

        Read More

          Waraysi ay hal-abuur Canab Guuleed Wan-weyn oo Somali Week Festival ka qayb gelaysaa ay kaga hadlayso hal-abuurkeeda DAAWO

          Hargaysa 24.Oct 2015 (SDN/QJ)- Abwaan Canab Guuleed Wan-weyn oo ka mid ah suugaanyanhannada sannadkan ka qayb gelaya kulanka Somali week festival ee London ka dhacaya, ayaa waraysi hordhac ah oo Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare) uu Hargeysa kaga qaaday waxay ku faahfaahinaysaa hal-abuurkeeda. Waxaana waraysiga ku jira maansooyin ay qaar ka mid ah ku luuqaynayso.

          Read More

            Al-Shabab militants swear allegiance to ISIS

            MOGADISHU: A senior Al-Shabab commander and about 20 of his followers have pledged allegiance to ISIS, the first move of its kind to emerge in the Somali militant group. There was no immediate reaction from Al-Shabab’s overall leadership, which aligned itself in 2012 to Al-Qaeda, a group that has declared ISIS leader illegitimate. Experts have…

            Read More

              Ururka Table7 oo soo dhawayn balaran ku qaabilay Abwaan Ibraahin Xirsi Hurre (Deyrwaa) Gudoomiyaha gobolka Gabilay Mustafe Shiine , Agaasimaha waaxda Masharicda ee Wasarada duulista hawada iyo Captain Khadar oo ka tirsan saadka Ciidamada Bada Somaliland

              LondonOct23/15(SDN/QJ)Ururka Dhalinyarada Table7 ee ka dhisan  wadanka Uk oo  soo dhawayn balaran u sameyey abwaan Ibraahin Xirsi Hure Derwaa  Agaasimaha Waaxda Mashaariicda wasarada duulista iyo hawada ,Gudoomiyha Gobolka Gabiley Mustafe Shiine ,Captain Khadar oo ka tirsan Ciidanka Bada xafladan oo soo agasimee ururka Table7 oo  ah urur caawiya dadka tabalaysan ,ayaa waxa lagu furay ayaado quraanka kariimka , waxa…

              Read More

                Xoghayaha Golaha Guurtida C.laahi Dheere oo Shaaciyey Hankiisa Murashaxnimo ee Xisbiga Kulmiye DAAWO

                Hargaysa 22.Oct 2015 (SDN/QJ)-Xoghaya Golaha Guurtida Somaliland Cabdilaaahi Ibraahim Habane (Cabdilaahi Dheere) ayaa waxa uu maanta shaaciyay inuu u taagan yahay murrashaxa Madaxweyne Kuxigeenka Xisbiga KULMIYE dhexdiisa. C.laahi Ibraahin Habane oo ah Xoghayeyaashii Shirarkii Beelaha Somaliland Isla markaana Mudo badan qaab dadban ugu soo dhex Jiray Siyaasada Somaliland ayaa ku Nuux nuuxsaday Sababaha ku kelifay…

                Read More

                  Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiiladda oo Cadeeyay in loo soo Gudbiyey Mooshin ka dhan ah Madaxweyne Ku Xigeenka DHAGAYSO

                  Hargaysa 22.Oct 2015 (SDN/QJ)-Ku simaha Guddoomiyaha ahna guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Wakiillada Somaliland Md. Baashe Maxamed Faarax ayaa ka hadlay mooshinka shirgudoonnkooda loo soo gudbiyey, kaas oo  ka dhan a ahaa Madaxweyne ku xigeenka. Md. Baashe Maxamed Faarax waxa uu xaqiijiyey in ay soddomeeyo xildhibaan oo ka tirsan xisbiga KULMIYE ay saxeexeen mooshinkan,…

                  Read More

                    Golaha Wasiirada Dawlada Federaalka oo magacaabay Guddiga Gurmadka Fatahaada iyo Roobabka “EL ÑINO”

                    Muqdisho October 22, 2015 (SDN/QJ)- Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare kuxigeenka ahna kusimaha Mudane Maxamed Cumar Carteh, iyadoo kulankan looga hadlayay qodobo ay ka mid ahaayeen Xeer Nidaamiyaha Maamulka lacagta ee Ciidanka Xoogga dalka, warbixin la xiriirta Fatahaadaha iyo roobabka “EL ÑINO”. Ugu…

                    Read More

                      WASAARADA DHALINYARADA IYO CIYAARAHA WAXAY KU FASHILANTAY SHAQADII AY QARANKA U HAYSAY.

                      Wasaarada dhalinyarada ciyaaraha iyo dalxiisku waxa ay ka kooban tahay saddex qaybood oo kala ah waaxda dalxiiska,waaxda ciyaaraha iyo waaxda dhalinyarada. Wasaaradu waxa ay si cad ugu guuldaraystay saddexda waajiba,tusaale ahaan waaxda ciyaaraha waxa u markhaati ah guuldaradeed ciyaaraha gobalada ee hada taagan,waxa ay dajin kari waayeen jadwal sax ah iyadoo tiraba dhawr jeer dib …

                      Read More

                        KA SII LAAC waa qormooyin cusub oo Mujtamaca reer SL daaha uga faydaya in sifaha Wareejinta Haamaha iyo Hantida maguuraanka ahi yihiin arin Siyaasadeysan oo gun dheer

                        A-  Iyada oo Xukuumada Siilaanyo uu mudo xileedkeedii 5-ta sanadood ahaa iyo Maandheydkeedii shacabku siiyey uu ka  dhamaaday Taariikhda  27/7/2015. B-  Iyada oo hada ah Dawlad Madhan oo  ku meel gaadh ah oo mudo kordhin kursiga ku fadhida si ay Doorasho xor ah oo xalaal ah ay dalka u gaadhsiiso C – Sidaa daraadeedna aanu…

                        Read More

                          W A R S A X A A F A D E E D:Warsaxaafadeed ka soo baxay Guddida ku Meel-gaadhka ah ee loo xilsaaray Qabanqaabada Shirweynaha SAMO-TALIS ee GARXAJIS

                           Hargeyga Oct 22, 2015(SDN/QJ)-Waxa shir ay isugu yimaadeen guddi loo xil saaray u gogol xaadhka shir ay yeeshaan beelweynta Garxajis oo loogu magacdaray Samo-Talis lagu lafo guray xaalada guud ee beesha iyo ta dalku haatan ku jiro. War saxaafada loogu talo galay oo ay guddidu soo saartay oo nuqul ka mid ahi uu na soo gaaray…

                          Read More

                            “Madaxweynaha Cidaad doonto Siiya Laakiin Madaxweyne Ku Xigeenka Aniga iigu Hiiliya” Wasiir Xaglo Toosiye Iyo Shaacinta Hankiisa Murashax+Heshiis ay Wada Gaadheen Gudoomiye Baashe M.Faarax DAAWO

                            Hargaysa 22.Oct 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye ayaa Si rasmi ah Maanta ugu Dhawaaqay inuu u taagan Yahay Ku tartanka Jagada Madaxweyne ku Xigeen ee Shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye. Ka hor intii aanay qabsoomin Xaflada Shaacinta hankiisa Murashaxnimo Waxaa dhacay Shir duceed ay wada yeesheen Wasiirka Caafimaadka,Taageerayaashiisa…

                            Read More

                              Tikniko Tiro Badan oo Gaaf wareegaya Deegaamadda Gobolka Saaxil,Xaalada Berbera oo Weli Kacsan,Mudaharaad Maanta Dhacay iyo Maamulka Gobolka oo ka hadlay Dhacdooyinkii Shalay DAAWO

                              Berbera 22.Oct 2015 (SDN/QJ)- Magaalo Xeebeedka Berbera ayaa Waxa weli ka aloosan kacdoon ka dhan ah Talaabadii ay Xukuumadu Sida Jujuubka ah ugu Wareejisay Kaydka Haamaha Shiidaalka ee Magaaladasi Shirkado Macaash doon ah. Waxaa Kulan ku Yeeshay Qasriga Madaxtooyadda Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Iyo Duqay ka Tirsan Gobolka Saaxil, Xili uu Madaxweynuhu Safar ku Joogay…

                              Read More

                                Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland oo Iska Diiwaangeliyey Xarunta KULMIYE, kana Hadlay Heshiiskii Xisbiga DAAWO

                                Hargeysa 22.Oct 2015 (SDN/QJ )- Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa ka hadlay heshiiskii xisbiga KULMIYE ka gaadhay muran iyo cabasho xubno murrashixiin ahi ka muujiyeen hawlaha qabanqaabada shirka Golaha Dhexe ee qorshuhu yahay inuu qabsoomo 10-ka bisha November 2015. Madaxweyne-ku-xigeenka oo booqday xarunta dhexe ee xisbiga KULMIYE ee Hargeysa oo uu…

                                Read More

                                  “Waa Kaas Hogaamiyahayagu Waa Aragtidii Madaxweyne Siilaanyo ee Warbaahinta Dawlada Xiligii uu Mucaaridka ahaa {DHAGAYSO oo Wax ka DHEH}.

                                  Hargaysa 21.Oct 2015 (SDN/QJ)- Siyaasiyiinta Qaaradan Madow ee Africa Xiliga ay ku Jiraan Ololaha Doorasho Waxaa ka soo Burqada Balanqaadyo Beer laxawsi ah oo ay rabaan inay Shacabka ku hantaan. Waxay ku hadlaan Wax kasta oo ay u arkaan inay ku helayaan Kalsoonida Ummadda. Hasa yeeshee Marka uu Fadhiisto Kursiga uu u Cararayay Waxa uu…

                                  Read More

                                    Madaxtooyadda Somaliland oo Dhaliilo dusha kaga Tuurtay Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Iyo Qoonsimaadka Jira

                                    Hargaysa  22.Oct 2015 (SDN/QJ)-Afhayeenka Madaxtooyadda Somaliland  Md. Axmed Saleebaan Dhuxul, ayaa jawaab ka bixiyay hadalo ka soo yeedhay   xisbiga mucaaridka ah ee  WADDANI, kuwaasi oo ku saabsanaa dhaliilo ay u jeediyeen xukuumadda iyo safarkii uu dhawaan madaxweynuhu ku tegay dalalka Ireland iyo Imaaraadka carabta.   Axmed Saleebaan Dhuxul, ayaa si gaar ah waxa uu uga…

                                    Read More

                                      Dawlada Somaliland Oo Markii U Horaysay Golaha Wakiillada U Gudbisay Xeerarkii Maaliyadda

                                      Hargaysa 22.Oct 2015 (SDN/QJ)- Xukuumada Somaliland ayaa taariikhda markii ugu horeysay waxaa ay maanta golaha wakiilada u soo gudbisay xeerarkii maaliyada. Xeerarkan   ayaan wali tariikhda aan golaha wakiilada la hor la keenin waxaana la sugaayey in golaha la keeno ilaa markii uu dalka madaxweyne ka ahaa Alle ha U naxariistee Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal  …

                                      Read More