Berbera 24.Oct 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Maxkamadda Gobolka Saaxil ayaa markii kowaad ka hadlay Rag loo soo qabqabtay Shaqaaqooyin ka dhacay Gobolka Saaxil maalmihii la soo dhaafay kuwaas oo Maxkamadu u dirtay Toban Cisho oo Rumaan ah.
Gudoomiyaha Maxkamadda Gobolka Saaxil ayaa ku hanjabay in hadii Gal dacwadeedkooda lagu soo dhamaystiri waayo Tobankaa Cisho inuu Xoriyadooda dib ugu soo celinayo eedaysanayaasha.
https://www.youtube.com/watch?v=gbdi1C3cgXw
