Webmaster

    “Dimuqradiyadu Waa In Aad Is Khilaaftan Oo Heshiisaan” Xildhibaan Kijaandhe

    Hargaysa 22.Oct 2015 (SDN/QJ) -Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe oo ka mida ka mid ah musharrixiinta ku loolamaya jagada madaxatinimada xisbiga tallada haya ee KULMIYE, ayaa soo dhaweeyay is afgaradka laga gaadhay khilaafkii labada garab u kala qaybiyay xisbiga KULMIYE. “Ummadda Somaliland ee ka yara werwer sanayd khilaafka xisbiga KULMIYE waxaan ugu bushaaraynayaa in arrintaasi ay…

    Read More

      “KULMIYE Awood Buu U Leeyahy Inuu Khilaaf Kasta La Xaliyo” Muuse Biixi

      Hargaysa 22.Oct 2015 (SDN/QJ)-  Guddomiyaha Xisbiga KULMIYE Muj. Muuse Biixi Cabdi ahana Murashax u taagan jagada Madaxwayne nimo ee Xisbiga KULMIYE ayaa si muwaadin nimo ah u soo dhaweeyay go’aan kama danbaysa oo laga soo saaray khilaafka Xisbiga KULMIYE ,waxanu Guddomiyuhu sheegay inay gali doonaan tartan xorra oo xalaal ah. Guddomiyaha Xisbiga KULMIYE oo wajigiisa…

      Read More

        Maxkamadda gobolka Hargeysa oo Xayirtay xarunta womens’ club-ka ee ay xukuumaddu Iibisay

        Hargaysa 22.Oct 2015 (SDN/QJ)- Maxkamadda gobolka Hargeysa ayaa manta soo saartay Amar ay ku Xayirtay xarunta Womens’ club-ka Hargeysa oo ay xukuumaddu Iibisay, waxaanay Maxkamaddu Amartay in aanu Iibkaasi sharci ahayn. Garsooraha soo saaray Amarka Xayiraada ah ayaa sheegay in xarunta Womens’ Clubku ku jireen ay tahay xaruntii ugu horaysay ee ay Maxkamadda gobolka Hargeysi yeelato,…

        Read More

          Ururka Dhalinyarada Table7 ee Uk oo dar dar galiyey hawlahii Samafalka ay wadeen bilabayna ururinta Deeqaha dadka Tabalaysan

          London 22Oct15(SDN/QJ)Ururka Dhalinyarada Table7 ee ka dhisan Cariga Ingriiska Casimadiisa london oo ku bahoobeen dhalin yaro si mutadacnimo uga hawl gala .urukan oo qurbejoog ay ka xogwaraysatay ayaa waxay uga warameen in ay bilaabeen dardar galinta iyo ururinta deeqaha ay dadka muxsiniinta ku cawiyaan walaalahooda .waxa kale oo ururkani xafiis ku leyahay wadanka Somaliland Gudahiisa…

          Read More

            Murashax C.casiis Samaale oo ka Hadlay Aragtidiisa Shirkii uu Dibada ka Joogay ee Xisbiga Kulmiye ee Maanta DAAWO

            Hargaysa 21.Oct 2015 (SDN/QJ)- Murashax Cabdi Casiis Maxamed Samaale Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Maaliyadda oo Ka Mid ah Murashixiinta Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye dhexdiisa raba inuu ka Tartamo Isla markaana Maanta aan ka soo xaadirin Madashii lagu shaacinayay Heshiiska is afgarad ee laga gaadhay qaabka loo agaasimayo Shirka Golaha Dhexe ee Kulmiye oo Ku Mudaysan…

            Read More

              Shirkii Wada Hadalka Hawada Somaliland iyo Soomaaliya Oo La Soo Gunaanaday iyo Wasiir Xaashi Oo Faro Madhnaan kala Soo Noqday

              Hargeysa 21.Oct 2015 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi,ayaa ka war bixiyay shir afar geesood ah oo ay kaga qayb galeen dalka Turkiga isla markaana lagaga wada hadlayay hadawa Somaliland iyo Soomaaliya. Shirka oo ay ka soo qayb galeen Masuuliyiin ka kala socda dalalka Somaliland iyo Soomaaliya, Madax ka…

              Read More

                Wasiiro Soo Saaray Amaro Lagu Xakamaynayo Shidista Dhuxusha, Kulana La Qaadatay Shirkadaha Tamarta DAAWO

                Hargaysa 21.Oct 2015 (SDN/QJ)-Wasiirrada Wasaaraddaha deegaanka, macdanta iyo tamarta iyo ganacsiga Somaliland, ayaa maanta kulan la qaatay ganacsatada shirkaddaha tamarta, waxaanay isla qaateen sidii meesha looga saari lahaa shadashada dhuxusha oo ay bulshadu u isticmaali lahayd gaasta. Wasiirka deegaanka Marwo Shukari X. Ismaaciil Bandare oo kulankaasi ka dib warbaahinta la hadashay ayaa digiin u dartay…

                Read More

                  Dablay aan la Aqoonsan oo Rasaas la Dhacay Gaadhi Booyad ah oo Shiidaal ka soo Qaaday Kaydka Haamaha Berbera Iyo Taliska Booliska oo ka Hadlay DAAWO

                  Berbera  21.Oct 2015 (SDN/QJ)-Booyad shiidaal oo mareysay wadada u dhaxaysa Hargeysa iyo Berbera isla markaana Maanta  Shiidaal ka soo qaaday Kaydka Haamaha Shiidaalka ee Berbera oo Doraad Xukuumadu ku Wareejisay Ganacsato Macaash doon ah ayaa lagu Soo Waramayaa in Dablay aan la aqoonsani ay Rasaas kala dhaceen Taayirada Booyadaasi. Warar madax banaan ayaa sheegaya in…

                  Read More

                    Xukuumadda Somaliland oo si adag uga Hadashay Natiijada ka soo Baxday Shirkii Wada Tashiga Qaran ee Dawlada Federaalka iyo Maamul Goboleedyada oo Somaliland lagu daray

                    Hargaysa 21.Oct 2015 (SDN/QJ)- Xukuumadda Somaliland, ayaa jawaab ka bixisay mid ka mid ah qodobbo laga soo saaray Shirka Wada-tashiga Qaran ee dawladda Federaalka Soomaaliya, Maamul-goboleedyada hoos-taga iyo xubno Beesha caalamka ka socday muddo laba maalmood ah ku lahaayeen magaalada Muqdisho, kaasoo shalay la soo gebo-gabeeyey. Shirkaas Muqdisho lagu soo gebo-gabeeyey shalay oo si weyn loogaga…

                    Read More

                      War Deg Deg ah: Madaxwayne Siilaanyo Oo Guddi U Magacaabay Qaban-qaabada Shirwaynaha Xisbiga Kulmiye DAAWO

                      Hargaysa 21.Oct 2015 (SDN/QJ)-Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta markii uu darsay baaxadda khilaafka xisbul-xaakimka KULMIYE, waxa uu go’aamiyay in Guddi shan xubnood ah oo ka kala socda Garabadda u loolamaysa murrashaxa madaxwenaha u xil saaray inay si wada jir ah u qaban qaabiyaan shirka shanaad ee Golaha dhexe ee xisbigaasi. Ilo…

                      Read More

                        KULMIYE “Ma Moodaa inuu Halabsanayo Hillinkii Udub ku Galbaday” Barnaamij Dhinacyo Badan Leh {DHAGAYSO oo Wax Ka Dheh”

                        Hargaysa 18.Oct 2015 (SDN/QJ)- Waxa sii gurmaya maalmihii xilliga sagootiska ku jira. Waxa soo siqaya dharaarihii millayga cusub ee soo dhawayntiisa loo diyaar garoobayo. Amintu waa kala guur wadeeco iyo waxyeelaba wax saarkeeda laga toog hayo. Fooldhabashada xiddigaha, wareega meerayaasha iyo godadka dayaxu u kala gudayaana, qadar Eebbe weeye. 24 sanno oo go,doomin ah Somaliland…

                        Read More

                          Madaxweyne Siilaanyo oo Kulamo Gaar Gaar ah la Yeeshay Murashixiinta Xisbiga Kulmiye Ku dhex hirdamaya

                          Hargaysa 21.Oct 2015 (SDN/QJ)- Madaxweyne Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa bilaabay inuu kulamo xog-waraysi ah la yeesho dhinacyada ku loolamay murashaxa madaxweyne ee xisbiga KULMIYE, oo shirkiisa golaha dhexe la muddeeyay 10 November. Madaxweyne Siilaanyo ayaa shalay kulan la yeeshay guddoomiyaha KULMIYE Muuse Biixi Cabdi oo ah murashax doonaya in KULMIYE u xusho inuu doorashada 2017…

                          Read More

                            Gudida Nabadgalyada oo Sharciyadooda la Laalay oo Xukun Xadhiga ah Ku Riday Shan Nin oo Gobolka Saaxil u dhashay iyo Sababaha Keenay

                            Berbera  21.Oct 2015 (SDN/QJ)- Guddi Nabadgelyo oo ka abuuran magaaladda Berbera ayaa xalay xukun deg deg ah ku riday shan Muwaadin oo laga soo qabtay magaaladda Sheekh iyaga oo ku sii jeeda magaaladda Burco, waxaana lagu Eedeeyey inay xaalad Nabadgelyo darro abaabulayeen. Shanta qof ee Guddida Nabadgelyaddu xukuntay ayaa la sheegay in lagu riday ciqaab ah…

                            Read More

                              Xisbiga Kulmiye Oo Ka Hadlay Warar Laga Faafiyay Qabanqaabada Shirka Kulmiye

                              Hargaysa 21.Oct 2015 (SDN/QJ)- Xisbiga Kulmiye ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar isa soo tarayay oo sheegayay in madaxweynaha Somaliland guddi u magacaabay qabanqaabada shirka Kulmiye. Warsaxaafadeed uu soo saaray xoghayaha guud ee xisbiga Kulmiye ayaa lagu sheegay inaanu jirin warka noocaasi ah. Warxafaadadeedka ayaa u dhignaa sidan:- Warka lagu baahiyey shabakadaha interneta qaarkood ee…

                              Read More

                                Khudbad dhinacyo badan leh oo Madaxweyne Xasan Sheekh ka Jeediyey Gunaanadka Shirkiii Wada Tashiga Qaran ee Hanaanka Doorashada 2016

                                Muqdisho 20.Oct 2015 (SDN/QJ)- Madaxwyenaha dowladda Soomaaliya Xassan Sheekh Max’uud ayaa khubad dheer oo dhinacyo badan taabaneysay ka jeediyay shirka wadda tashiga Qaranka iyo hanaanka doorashad 2016-ka 19 October 2015 . Khudbada madaxweynaha ayaa sidda ku bilaabatay : ”Sharaf weyn bay ii tahay inaan maanta si rasmi ah u daah furo furo Madashii ugu horeysey…

                                Read More

                                  Shirkii madasha wadda-tashiga Qaran iyo hiisiga 2016 oo la soo gabagabeeyay iyo Nuxurka ka soo baxay

                                  Muqdisho 20.Oct 2015 (SDN/QJ)- Shirkii Madasha Wada tashiga qaran ee looga hadlayay hanaanka doorashooyinka sanadka 2016 oo shalay iyo Maanta ka socday Magaalada Muqdisho ayaa maanta ayaa goor dhow la soo gabagabeeyey iyadoo war murtiyeed laga soo saaray. Shirkan intii uu socday ayaa waxaa ka soo qeyb galay Madaxda dowladda Federaalka, Madaxda Maamulada gobolada, Wasiiro…

                                  Read More

                                    Dawladda Hoose oo sheegtay in Laydhadh Tamarta Cadceedda Ku shaqaynaya ay ku xidhayaan Garoonka Hargeysa DAAWO

                                    Hargaysa 20.Oct 2015 (SDNQJ)- Garoonka ciyaaraha ee Hargiesa Stadium ayaa dib u dhis aad u heersareeya lagu sameeyay isaga oo la dhigay roogga cagaaran ee garoomada dunidaba la dhigo. Waxa sidoo kale garoonka ka muuqanaya qurxin iyo qorshayn is garab socota oo loogu diyaargaroobayo wareegga sided-dhammaadka ee koobka gobolada Somaliland oo dhawaan ka bilaabmi doonna….

                                    Read More

                                      Gudoomiyaha Gobolka Maroodijeex oo Damaanad Qaaday Ammaanka Ciyaaraha Gobolada

                                      Hargaysa 20.Oct 2015 (SDNQJ)-Guddoomiyaha gobolka Maroodi-jeex Maxamed Maxamuud Jeeni-Yare ayaa waxa uu sheegay in ay si buuxda u damaanad qaadayaan amaanka ciyaaraha, isaga oo sheegay in dhammaan ciyaaryahanada, taageerayaasha iyo madaxda gobolada Hargeysa ku ciyaaraya ay masuul ka yihiin martigalintooda, daryeelkooda iyo ilaalintoodaba. “Gobol ahaan ciyaaryahanadii oo gobolkayagii ku ciyaaraya aad baannu ugu faraxsanahay, waxaanna…

                                      Read More

                                        Xisbiga WADDANI oo Dhibaato Qaran ku Tilmaamay Musharaxiinta ku Loolamaya KULMIYE

                                        Hargaysa 20.Oct 2015 (SDNQJ)-Xoghayaha warfaafinta ee xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale Boobe oo maanta xafiiskiisa ugu waramayey ayaa waxa uu khadlay dhawr qodob oo uu sheegay in ay yihiin dhaliilaha dawladdan islamarkaana waxa uu duray jawaabtii madaxweynaha ee markii uu safarka ka soo laabtay. Boobe waxa kale oo uu nasiib darro qaranka…

                                        Read More