Webmaster

    Wasiirka Maaliyadda Iyo Guddida Dhaqaalaha Ee Wakiiladda Oo Ka Wada Hadlay Miisaaniyadda 2016-ka DAAWO

    Hargaysa 20.Oct 2015 (SDNQJ)-Wasiirka wasaaradda maaliyadda JSL ayaa xafiiskeeda ku qaabishay Gudida dhaqaalaha u qaabilsan golaha wakiiladda Somaliland, iyada oo uu wehelinayo wasiiru-dawlaha wasaaraddaasi. Xubnahan ayaa ka wadda hadlay diyaarinta iyo dajinta miisaaniyadda qaranka ee sanadka soo socota oo dhawaan la horgayn doono golaha baarlamaanka. Waxa kale oo kullankooda ay ku soo qaadeen socdaal kormeer…

    Read More

      Mudanayaal ka Tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland oo Dalbaday In La Soo Gole Joojiyo Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Iyo Waxyaabaha ay Cuskadeen

      Hargaysa 20.Oct 2015 (SDNQJ)- Qaar ka mida xildhibaanada golaha wakiilada ayaa waxa la sheegay in ay shirgudoonka golaha wakiilada u gudbiyeen qoraal ay ku dalbanayaa in golaha wakiilada laysugu yeedho fadhi aan caadi ahayn oo ka soo hor mara xiliga dhamaadka fasaxa oo hadda goluhu ku jiro. Qoraalkan oo warbaahintu heshay ma jiraan cid ku…

      Read More

        Punt land oo Gudida Doorashooyinka Somaliland uga Digtay Imaatinka Gobolka Sanaag DAAWO

        Hargaysa 20.Oct 2015 (SDNQJ)- Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Punt land ayaa uga Digay Saraakiisha Gudida Doorashooyinka Somaliland in aanay Wax Wacyigelin ah ka samayn Gobolka Sanaag oo ay ku doodeen Mid uu Maamulkoodu ka Taliyo. Hadalkan ayaa Yimid Kadib Markii Xubno ka Tirsan Komiishanka Doorashooyinka Heer Gobol ee Gobolka Sanaag iyo Xildhibaano ka Tirsan Golaha…

        Read More

          “Wallaahay Wasiir Dambe Oo Hargeysa Baad Lagu Siinayo Ma Jiridoonto, Markaa Wallaahay Wasiirow Maayar Aad Leedahay Ma Imanayo Gabiley.” Gudoomiyaha Gobolka Gebilay DAAWO

          Hargaysa 20.Oct 2015 (SDNQJ)- Gudoomiyaha Gobolka Gebilay Mustafe Cabdi Ciise “Mustafe Shiine” ayaa ku Goodiyey in Gobolka Gebilay aanay Iman doonin Wasiiro Sida uu Sheegay Markii hore baad lagu siin Jiray Waxaanu Xusay in Taasi Mar danbe aanay dhici doonin,Waxaa kale oo Gudoomiyuhu intaas ku ladhay in aanay Jiri doonin Maayar la iska rido Mudada…

          Read More

            Cali Guray oo Naqdiyey Jawaabtii Madaxweynaha ee Musharaxnimadiisa Iyo Saamaynteeda Xisbiga

            Hargaysa 20.Oct 2015 (SDNQJ)-Guddoomiyaha saddexaad ee Ucid, Cali Guray ayaa falanqayn ku sameeyay sababta madaxweyne Siilaanyo uga muquurtay inuu caddeeyo inuu yahay musharaxa Kulmiye ee madaxtinimo iyo inuu tanaasulay. Waxa uu Cali Guray ku dooday inay sababtu noqoto in madaxweynuhu dhawrayo khilaafka cakiran ee qaybaha Kulmiye iyo xukuumadda ka dhex jira ee ku salaysan loolanka…

            Read More

              “Waad ku mahadsantihiin in aad Noogu Baaqdeen Degmada Axmed Dhagax, Waanuna iman Doonaa” Xulka Awdal

              Boorama 20.Oct 2015 (SDNQJ)- Maalmihii u dambeeyay waxaa isa soo tarayay warar ku saabsan in xulka gobolka Awdal ka walaacsan yahay ka qayb qaadashada wajiga labaad ee isreeb-reebka ciyaaraha gobolada Somaliland ee Hargeysa. Shir jaraa’id oo inamada ciyaartoyga ahi dhawaan qabteen waxay ku soo bandhigeen walaacooda ay ka qabaan dhinaca ammaankooda Hargeysa, sidoo kalena waxay…

              Read More

                Danjire Cawil Cali Ducaale oo ka Hadlay Loolanka Xisbiga Kulmiye,Talo uu Madaxweyne Siilaanyo u diray Iyo Garabyada Xisbiga oo Talo u soo Jeediyey

                Hargaysa 20.Oct 2015 (SDNQJ)- Wasiirkii maaliyadda ee xukuumadii Daahir Rayaale Kaahi, Danjire Xuseen Cali Ducaale (Cawil), ayaa sheegay in danta xisbiga KULMIYE ku jirto madaxweyne Siilaanyo oo ku dhawaaqa inuu xilligiisa labaad tartamayo oo aanu ka tanaasulin, si ayuu yidhi xisbiga KULMIYE looga badbaadiyo burbur soo waajaha sidii xisbigii UDUB. Danjire Cawil, oo isagoo jooga magaalada…

                Read More

                  Guddoomiyaha UCID Oo Ku Bogaadiyay Itoobiya Tallaabada Ay Ka Qaaday Suldaan Wabar

                  Hargaysa 20.Oct 2015 (SDNQJ)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ugu baaqay xisbiga KULMIYE  inay loolankoodu noqdo mid sharciga xisbiga lagu kala baxo. Eng. Faysal Cali Waraabe oo shalay u waramay Telefiishanka Horn Cable, ayaa waxa kale oo uu ku ammaanay dawladda Itoobiya tallaabadii ay ka qaaday Suldaan Wabarka Fallaagoobay, ee…

                  Read More

                    Xubno Isugu Jira Komiishanka Doorashooyinka,Xildhibaano iyo Saraakiil Ururada Samo falka ah oo Ciidamada Puntland ka afduubeen Gobolka Sanaag

                    Ceerigaabo 18.Oct 2015 (SDN/QJ):-Wararka hor dhaca ah oo naga soo gaadhey degaannada Sanaag-bari ayaa sheegaya in xubno isugu jira Komishanka Doorashooyinka Qaranka, Xildhibaanno Degaanka Ceerigaabo, Iyo Urur Wacyigelineed ayaa goor dhoweyd oo maanta ah waxa ciidammo katirsan maammul-goboleedka Puntland ay ka qafaasheen degaanka Sanaag-bari gaar ahaan meel u dhexaysa magaalooyinka Yubbe iyo Hadaaftimo. Xubnahan la…

                    Read More

                      “Way ii Muuqatay Xisbi Golihiisii dhexe Qabyaalad lagu Xulayaa inaanu Xisbi Noqon karayn,Waayo Shir beeleed ayaa loo Rogay,Shuruudo ayaanu Murashixiinta u Yeelaynaa ” Gudoomiye Jaamac Shabeel DAAWO

                      Hargeysa 18.Oct 2015 (SDN/QJ)-Gudoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye Jaamac Shabeel ayaa markii Kowaad ka hadlay Nidaamka Qabyaaladeed ee lagu dhisay Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye kaas oo uu sheegay in loo dhalan rogay Xisbiga Mid beelaysan waxaanu intaas ku daray in habka ay Somaliland ay ku dhisan tahay uu ku qotomo Dimuquraadiyad Beelaysan. Waxaa…

                      Read More

                        “Waan Tegay Xarunta Kulmiye,Waxaan ku idhi Shaqo Khaldan ayaad haysaan Waxaad u Ololaynaysaan Muuse Biixi” Murashax Kijaandhe oo Booqday Xarunta Kulmiye DAAWOO

                        Hargeysa 18.Oct 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe oo isna ah murashax Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye ugu Tartami doona Marka uu furmo Shirka 5aad ee Golaha Dhexe ayaa Maanta Booqday Xarunta Dhexe ee Xisbiga Kulmiye ee Caasimada hargaysa Halkaas oo ay ka socoto hawsha Bixinta Kaadhadhka Xubnaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye. https://www.youtube.com/watch?v=tn4LTVPtdHA

                        Read More

                          Xukuumadda oo Qaab Jujuub ah Maanta ku Wareejisay Kaydka Haamaha Shiidaalka Berbera Iyo Shaqo Joojin ay Sameeyeen Shaqaalihii ka Hawl galayay

                          Berbera 18.Oct 2015 (SDN/QJ):-Maamulkii Haamaha Shiidaalka Berbera ayaa wararka naga soo gaadhayaa sheegayaa in manta si rasmi ah loogu wareejiyey shirkadihii ay xukuumaddu Heshiiska kula gashay, kadib markii ay maalmahan xukuumaddu olole balaadhan ugu jirtay fulintooda. Wararka hordhaca ah ee naga soo gaadhaya magaaladda Berbera ayaa sheegaya in shaqaalaha Haamaha Shiidaalka Berbera ay saaka markii…

                          Read More

                            “Kuma kalsooni Xisbiga Kulmiye ee aan ka tirsan ahay, kuma kalsooni Guddida Fulinta, waxa aan rabaa in aan musharax ku noqdo qasab iyo juujuub , waxaana rabaa in aan qasabka iyo juujuubka aan Madaxweyne ku noqdo.” Murashax Samaale DAAWO

                            Hargeysa 18.Oct 2015 (SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee maaliyadda Md. Cabdicasiis Maxamed Samaale, oo ah murashax madaxweyne, ayaa isna khudbad ka Jeediyey Fagaare ay Dhoola Tus ku sameeyeen , wuxuu aad ugu dheeraaday in xisbiga si xalaal ah loogu tartamo isagoo xusay in haddii tartan xalaal ah lagaga guulaysto uu natiijada aqbalayo. “Anagu waxa aanu nahay Musharixiintii…

                            Read More

                              “ILLAAHAYOOW haddii uu kursigaasi khayr iigu jiro I sii haddii aanu igu jirina iga daa” Wasiir Maxamed Biixi DAAWO

                              Hargeysa 18.Oct 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka arrimaha dibadda Maxamed Biixi Yoonis oo ka mid ah murashixiinta tartamaysa, ayaa khudbad ka Jeediyey Madal ay Murashixiintooda huwanta ahi ku qabteen Magaalada Hargaysa Waxaanu sheegay inuu wadanku u baahanyahay horumar dhaqaale iyo siyaasadeed, “ILLAAHAYOOW haddii uu kursigaasi khayr iigu jiro I sii haddii aanu igu jirina iga daa, Saddexdaydaa…

                              Read More

                                Murashax Xildhibaan Axmed Kijaandhe oo Iftiimiyey Nuxurka uu Qaranka ugu Fadhiyo Maxsuulka ka soo baxa shirka Golaha Dhexe ee Kulmiye

                                Hargeysa 18.Oct 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe oo isna ah murashax Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye ugu Tartami doona Marka uu furmo Shirka 5aad ee Golaha Dhexe ayaa Munaasibad ay Xulufada uu ka Tirsan yahay Cududooda ku soo bandhigayeen Waxa uu ka sheegay Maxsuulka ka soo bixi doona Shirka Golaha Dhexe ee Kulmiye. Xildhibaan Kijaandhe,…

                                Read More

                                  “Waxaan Ka Mid Ahay Ragga U Taagan Murashaxa Jagada Madaxwayne Xigeenka ee Xisbiga Kulmiye” Wasiirka Waxbarashada DAAWO

                                  Hargeysa 18.Oct 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Somaliland Prof: Faarax Cilmi Geedoole ayaa markii ugu horaysay shaaciyay inuu u taagan yahay Jagada Madaxwayne Ku-xigeenka ee Xisbiga KULMIYE waxaanu sidaasi ka sheegay xaflad shalay isbahaysiga Musharixiinta Kulmiye ku yeesheen Hotel Guuleed ee Magaalda Hargaysa . Wasiirka Waxbarashada oo arrimaha ka hadlaya wuxuu yidhi; ”Xeerkii xisbiga ayaa la…

                                  Read More

                                    Diiwaangelinta Muranku ka Taagan yahay ee Golaha Dhexe ee Kulmiye oo Ka Socota Xarunta Xisbiga

                                    Hargeysa 18.Oct 2015 (SDN/QJ)- Diiwaangelinta Golaha Dhexe ee KULMIYE iyo qaadashada kaadhadhka aqoonsiga xubanimo, ayaa si rasmi ah uga bilaabmay xarunta dhexe ee xisbigu ku leeyahay magaalada Hargeysa maanta. Diiwaangelintan iyo bixinta aqoonsigan oo qayb ka ah hawlaha u diyaargarowga shirka 5-aad ee Golaha Dhexe ee xisbal-xaakimka KULMIYE oo u muddaysan 10-ka bish November ee…

                                    Read More